Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

AU Special Envoy on Somalia’s political track to be appointed ‘imminently’

The African Union (AU) chairperson Moussa Faki Mahamat has on Sunday assured Somalia that the AU High Representative to serve as Special Envoy on Somalia’s political track, would be appointed ‘imminently’. He said this as he welcomed the decision by the Federal Parliament of Somalia to reinstate the 17 Sep 2020 Agreement as the...

Sawirro: Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dalka Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee Wasiirka arrimaha dibadda Qatar u qaabilsan dhexdhexaadinta iyo la dagaallanka argagixisada Mudane Multaq Alqahtani. Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Multaq Alqahtani ayaa waxa ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal, la dagaallanka argagixisada iyo Arrimaha doorashooyinka dalka.

Somalia and UN commit to improving vaccination coverage against diseases

Somalia, United Nations agencies and other partners on Friday renewed their commitments to improving vaccination coverage against COVID-19 and other vaccine-preventable diseases in the country. Somalia’s health ministry, the World Health Organization (WHO), UNICEF and other agencies said they have been providing vaccines while observing COVID-19 protocol since last year to Somalis against preventable...

AMISOM gives hope to ailing Somali boy in Kismayo

It all started as a pimple, then festering wounds that spread rapidly, to his limbs and other parts of the body, rendering him immobile. This is a condition that 12-year-old Ahmed Sahal Osman, who hails from Afmadow town in Lower Jubba region of Somalia, about 120 kilometres west of Kismayo has been battling with...

US calls on Somali leaders to revive election talks

The United States welcomes the actions taken today by President Farmaajo and Parliament’s House of the People to return formally to the September 17, 2020, election agreement.   "We commend the President’s announcement that Prime Minister Roble will lead the Federal Government’s efforts to finalize the agreement and oversee implementation of the electoral process,...

UN chief welcomes return to electoral agreement in Somalia

In a statement issued by his spokesperson, Secretary-General António Guterres reiterated his call on all Somali stakeholders to “resume dialogue immediately and forge a consensual agreement on the holding of inclusive elections without further delay”. “ stresses the importance of a broad-based consensus for the country’s stability”, the statement added. The...

Mareykanka oo ballan-qaad horleh u sameeyey dowladda Soomaaliya

Dowladda Maraykan oo soo dhawaysay go’aankii Madaxwaynaha JFS iyo talaabadii ay  Golaha shacabka ku aqbaleen in dib loogu laabto heshiiskii 17 September. War saxaafadeedka ayaa lagu yiri “Waxaanu soo dhaweynaa go’aankii Madaxweyne Farmaajo ee dib ugu laabashada heshiiskii 17 September, waxaan soodhaweynayaa in PM Rooble uu qaato hoggaaminta doorashada iyo amaanka doorashada”

Lafta Gareen oo la kulmay hay’adaha garsoorka K/Galbeed + Sawirro

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyadda kulan kula qaatay Hay”addaha kala duwan ee Garsoorka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo warbixin guud looga dhagaystay sida ay ugu shaqeeyaan bulshada reer koonfur galbeed waxaa shirka qeyb ka ahaa gudoomiyaha maxkamadda sare koonfur galbeed Mudane Dr Axmed Cali Muuse iyo Wasiir ku xigeenka...

Kaaraan oo guul weyn ka gaartay dhiggeeda degmada Hodan

Waxaa xalay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ku loolamay degmooyinka Kaaraan iyo Hodan oo ka wada tirsan gobolkan Banaadir, kuwaas oo soo bandhigay tartan xiiso badan. Labada degmo oo ku wada jiray group-ka A ee wareega labaad ee tartanka ayaa soo bandhigay tartan qurux badan, waxaana ay guushu raacday tartamayaasha degmada...

Taabid Cabdi oo ku baaqay in la garab istaago Ra’iisul wasaare Rooble

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa ku baaqay in Ra’iisul Wasaaraha JFS mud. Maxamed Xuseen Rooble lagu garab istaago hawsho culus ee hayo iyada oo aanan wax shuruud hor leh lagu xirin. “Waxaan u mahadcelinayaa qof kasta oo kaalin nabaddeed ka geystay xasilloonida dalka.Waa inaan fursaddan la lumin, wixii dhacayna inooga...

WARAR KALE

Ciidamada Danab oo Howlgallo Amni iyo Dib-u-Heshiisiin ka Fuliyay Yaaqbariwayne

Yaaqbariwayne, Shabeellaha Hoose – Ururka 161-aad ee Guutada 16-aad Komaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah iyo dadaallo dib-u-heshiisiin bulsho ka fuliyay deegaanka Yaaqbariwayne...

Dowladda Soomaaliya oo Ka Hadashay Diidmada Gelitaanka Garsoore Cumar Cartan ee Mareykanka

Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay go’aanka dowladda Mareykanka ay ugu diidday gelitaanka garsooraha...

Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute

MOGADISHU — Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from...