Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Koox hubeysan oo dhaqtar caan ahaa ku dishay Muqdisho

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa toogasho goordhow degmada Hodan loogu geystay Allaha u naxariistee Dr Xasan Cismaan Ciise (Buurane) oo ka mid ahaa dhaqaatiirta caanka ah ee Soomaaliyeed. Ilo deegaanka ah ayaa Shabelle u sheegay in dhaqtarka oo hor-fadhiyey guri uu leeyahay oo uu dhisme ka socday ay ku dileen rag...

Midowga Afrika oo maanta ka shiraya arrimaha Soomaaliya

Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika ayaa maanta shir ka yeelanaya xaaladda siyaasadeed ee dalka ka dib codsigii madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ee ahaa in ay fududeeyaan hanaanka doorashada si muwaadiniinta u doortaan wakiiladooda siyaasadeed. Madaxweyne Farmaajo, ayaa dhowaan tagay dalka Kongo halkaas oo uu kula kulmay dhigiisa dalkaas Felix...

Madaxweynaha DF oo tacsi u diray shacabka iyo dawladda Chad

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya, Mudane Maxamed Cabdallaahi Farmaajo, ayaa kaga tacsiyeeyay shacabka iyo dawladda dalka Chad, geeridii Madaxweyne  Idriss Deby, oo u dhintay Talaadadii shalay dhaawac kasoo gaaray iska hor imaad hubeysan oo dhex maray Ciidanka dalkaas iyo kooxa hubaysan oo ka soo horjeeda. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa yiri: “Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo...

Al-Shabaab militants sentenced to death

The military court in Somalia's Puntland has sentenced eight Al-Shabaab members to death. The Court Martial and Serious Crimes in Mudug and Cayn regions, based in Galkayo, sentenced the members to life in prison and some to death for plotting to assassinate al-Shabaab members and confessing to their crimes. The names...

Global charity warns of record displacements in Somalia amid drought

Somalia is bracing for record levels of displacement in 2021 due to severe drought which is ravaging parts of the country, leaving many people without water and livelihoods, a global charity warned Wednesday. Norwegian Refugee Council (NRC) said more than 1 million people were displaced by floods, conflict and drought in Somalia last year,...

Vietnam concerned about recent developments in Somalia

Ambassador Dang Dinh Quy, Permanent Representative of Vietnam to the United Nations, on April 20 shared other countries’ concern over the recent developments in Somalia, which would hinder the electoral process in the country. Chairing the UN Security Council (UNSC)’s informal interactive dialogue on the situation in Somalia, Quy called on relevant sides to...

Tiro hoobiyeyaal ah oo ku dhacay xaafado ku yaalla Muqdisho

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay tiro hoobiyeyaal ah oo duhurnimadii maanta ku dhacay xaafado ku yaalla agagaarka dhismaha xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Madaafiicdan oo gaarayey illaa shan ayaa qaarkood waxa ay ku hoobteen xaafado ay dagan yihiin dad shacab ah, waxaana ka dhashay khasaare isugu jiro dhimasho iyo...

Maxkamadda ciidamada Puntland oo xukuntay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Maxkamadda Ciidamada Qalabka ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku ridday 8 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab. Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo Danbiyada culus ee Gobollada Mudug iyo Cayn oo xarunteeda Gaalkacyo, waxay xukuntay xubnahan oo la sheegay in ay Al-shabaab u qaabilsanaayeen dilalka qorshaysan islamarkaana qiraal ku ahaayeen...

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Baydhabo + Sawirro

Magaalada Baydhabo ee  Xarunta ku meel gaar ka ah ee Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed, ayaa waxaa gaaray wafdi ay hoggamineyso Wasiirka Wasaaradda Gargarka iyo Maareynta musiibooyinka ee Xukuumadda fedaraalka Soomaaliya, Khadiijo Maxamed Diiriye. Wafdiga ayaa waxaa Garoonka Shaati Gaduud ee magalada Baydhabo kuso dhoweeyay  Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada, Agaasimaha Guud Madaxtooyada Dowlad Goboleedka...

Lafta Gareen oo guddoomiyey shirka golaha amniga K/Galbeed

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir gudoomiyey shirka golaha amniga dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo todobaadkan ay ka qeybgaleen taliyaha qeybta sedaxaad ciidanka Amisom sarakiil ka socday dowlada Ingiriiska iyo qeybaha kala duwan sarakiisha laamaha amniga Koonfur Galbeed. Shirka oo ahaa mid saacado qaatay ayaa inta uu socday waxaa...

WARAR KALE

Booliiska Banaadir oo Soo Bandhigay Hub iyo Gaadiid Dagaal oo Lagu Qabtay Howlgal Ka...

Muqdisho – Taliska Guud ee Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa maanta degmada Cabdicasiis kusoo bandhigay hub iyo gaadiid dagaal oo lagu qabtay howlgal ay...

Somali Opposition Warns Against Search of Former Army Chief’s Home

MOGADISHU, Somalia — Somalia's opposition coalition on Saturday warned against what it described as plans to search the residence of former Somali National Army...

Madasha Samatabixinta oo Ka Digtay Qorshe Lagu Baarayo Guriga Gen. Odawaa Yuusuf Raage

Muqdisho – Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa ka digtay waxa ay ku tilmaamtay qorshe lagu doonayo in lagu baaro guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga...