Golaha ammaanka ee QM oo ka shiray xaaladda Soomaaliya
Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay in dib loo soo nooleeyo wadahadalladii Afisyooni ee u dhexeeyay Dowladda Federalka Soomaaliya iyo maamul goboleeyada, kaddib shir ay warbixin uga dhageysteen wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan.
Ma jirin bayaan guud oo ka soo baxay qolaha Ammaanka, maadaama shirkan ahaa...
Maxay ka wada-hadleen wasiir dibadeedyada Somalia & Tuniisiya
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa shalay gelinkii dambe oo Isniin ahayd, teleefoon kula xiriiray dhiggiisa Tuniisiya, Mudane Othman Jerandi, isagoo kala hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka iyo sare u qaadidda heerka iskaashiga labada dal ee walaalaha ah oo la gaarsiiyo dhinacyo kala duwan.
Labada wasiir ayaa intii...
Tirada kiisaska Coronavirus ee Soomaaliya oo kordhay
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay dad hor leh oo laga Cudurka Covid-19, kuwaasi oo baaritaano Caafimaad lagu sameeyay, kadibna laga helay xanuunka.
Warbixinta maalinlaha ah oo ay soo saartay Wasaaradda Caafimaadka ayey ku sheegtay in saacadihii lasoo dhaafay Cudurka laga baaray 1,671 qof, isla markaana laga helay 245 ruux oo kamid ah dadkaas.
Sawirro: Deeq raashin ah oo la gaarsiiyay qoysas ku nool Gaalkacyo
Maamulka dagmada Galkacyo ee dowlad gobaleedka Galmudug ayaa maanta deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah oo ku nool magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug.
Deeqdaan oo ka timid hay’adda Boqar Salmaan ee boqartooyada Sucuudi Carabiya isla markaana magaalada Gaalkacyo ay soo gaarsiiyeen masuuliyiin ka socatay ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC ayaa waxaa ka...
Somalia sees an upsurge in Covid-19 cases
The Somali Ministry of Health has announced new cases of Covid-19, which have been tested and diagnosed.
A daily report from the Ministry of Health said that in the past few hours, 1,671 people have been diagnosed with the disease and 245 of them have tested positive.
The Ministry of Health...
Somalia welcomes African Union’s help in solving crisis
Somalia said Monday that it would welcome the African Union taking a principal role in facilitating a process that would lead to dialogue between the government and other stakeholders in the country.
"I welcome @_AfricanUnion to take a leading role in facilitating an election process in which every citizen elects their representatives through free...
Faah faahino kasoo baxaya qarax ka dhacay Muqdisho + khasaaraha
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo barqanimadii maanta ka dhacay xaafadda Daaru-Salaam ee magaalada Muqdisho.
Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa lala eegtay guddoomiye ku xigeenka arrimaha siyaasadda ee maamulka degmada Dayniile Cabdi Maxamed Maxamuud, kaas oo la soo wariyey inuu u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray qaraxaasi.
Waaberi iyo Dharkenley oo ku baratamay tartan aqooneedka Shabelle
Degmooyinka Waaberi iyo Dharkenley ee gobolka Banaadir ayaa xalay ku baratamay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle.
Labada degmo oo ku wada jira group-ka D ayaa waxa ay soo bandhigeen tartan aad u xiiso badan, hayeeshee waxa ay guushu raacday tartamayaasha degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.
Dharkenley ayaa heshay...
Dowladda Soomaaliya oo dhambaal tacsi ah u dirtay Masar
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyay Radio Muqdisho ayaa lagu sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay shacabka iyo dowladda Masar uga tacsiyeeyneyso dadkii ku nafwaayay shil tareen oo sababay dhimasho iyo dhaawac.
War-saxaafadeedka ayaa u qornaa sidan.
Xukuumadda Jamhuuriyadda...
Madaxweynaha Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu safar shaqo ku gaaray Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo.
Madaxweyne Farmaajo ayaa kulan la qaatay dhiggiisa Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo Mudane Felix Tshisekedi ahna Madaxweynaha Midowga Afrika.
labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka...











