Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sidee ayuu u dhacay dhageysiga kiiska dilkii Dhagajuun?

Maxakamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u billowday dhageysiga gar-maqalka kiiska dilka Aun guddoomiyii degmada Hodan Cabdixakiin Cabdiraxmaan Dhagajuun oo ciidamo ka tirsan dowladda ay dileen horraantii sanadkan 2021-ka. Maxkamadda ayaa waxaa la horgeeyey illaa 7 eedeysane oo kala ah Taliyeyaasha Booliska Waabari, Howlwadaag iyo askar, waxaana sidoo kale...

Galmudug oo ciidamo geysay koonfurta Mudug + Sawirro

Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa lagu soo warramayaa inay maanta ciidamo dheeraad ah geysay deegaano dhaca bariga gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaya in ciidamadaas oo ka tirsan kuwa daraawiishta Galmudug ay fariisimo milatari ka sameysteen deegaano hoostaga magaalada Wisil ee gobolkaasi. Ujeedka ciidamadan loo geeyey koonfurta Mudug...

Midowga Yurub oo dhaqaale ugu deeqay dalal ay ku jirto Soomaaliya

Iyadoo ay sii kordhayso baahida gargaarka samafalka ee Geeska Africa ayaa waxaa Guddiga Midowga Yurub ay ku dhawaaqeen kaalmo cusub oo la siinayo dalalka Geeska Africa oo Soomaaliya ay ka mid tahay. Guddoomiyaha maareynta dhibaatooyinka Midowga Yurub Janez Lenarcic ayaa shaaca ka qaaday in dalalkan ay Soomaaliya ka mid tahay ay u qoondeeyeen kaalma...

UN Security Council urges end to Somalia political crisis

The UN Security Council adopted a statement Friday calling on parties in Somalia "to reject violence and resume dialogue as a matter of urgency and without precondition," underscoring its concern over the country's political crisis. "The members of the Security Council expressed their deep concern about the continued political impasse and disagreement among Somalia's...

Maraykanka oo ergey cusub u soo magaacabay Geeska afrika

Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Antony Blinken ayaa u magacaabay Jeffrey Feltman, inuu noqdo ergeyga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska Afrika. Blinken ayaa qoraal uu soo saaray ku yiri “ Magacaabistan waxay hoosta ka xariiqeysaa sida ay maamulkayaga uga go’an tahay inuu hoggaamiyo deddaallo diblomaasiyadeed oo caalami ah oo wax looga qabanayo xasaraddaha...

Xamarweyne iyo Waaberi oo xalay baratamay tartanka Shabelle

Degmooyinka Xamarweyne iyo Waaberi oo ka wada tirsan gobolka Banaadir ayaa xalay ku loolamay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle, iyaga oo soo bandhigay tartan aad u xiiso badan. Labada degmo oo ku wada jiray group-ka A ee wareega labaad ee tartanka ayaa waxa ay guushu raacday tartamayaasha degmada Xamarweyne ee gobolka...

Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Kooxo Burcad Koonfur Afrrikan ah, ayaa waxay dileen Muwaadin Soomaaliyeed, oo kamid ahaa dadka ku Ganacsado dalkaas Koonfur Afrrikan, dilka kadib ayaa la sheegay in Kooxdii Burcada aheed ay goobta isaga baxsadeen. Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu Magacaabi jiray Maxamed Cabdullaahi, ayaa wxaa lagu dilay deegaanka Khayelitsha ee Magaalada Cape Town ee dalkaasi Koonfur Afrika.

Maxkamadeynta rag loo heysto dilka guddoomiyihii Hodan oo bilaabatay

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxay  Billowday Fadhiga Maxkamadaynta Rag loo haysto Dilkii Magaalada Muqdisho loogu geystay  Guddoomiyihii hore ee  degmada Hodan  Cabdixakiim Cabdiraxmaan Ciise DhagaJuun. Goobta Maxkamadda ayaa waxaa ku sugan Saraakiisha sare ee Maxkamadda Ciidamada, Rag loo heysto dilka Guddoomiyihii hore ee  degmada Hodan, ehellada labada dhinac iyo dad...

Wafdi ka socda Koonfur Galbeed oo gaaray Baraawe + Sawirro

Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada Koonfur Galbeed, Mudane Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) ayaa maanta oo Jimco ah gaaray magaalada Baraawe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Wasiirka waxaa garoonka diyaaradaha Baraawe ku soo dhaweeyay, Guddoomiyaha Degmada Baraawe, Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda, Taliyaha Booliska iyo Mas’uuliyiin kale. Wasiir Ilyaas Qalinle...

Sawirro: R/W Rooble oo la kulmay saraakiisha Ammaanka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo guddoomiyay shir ku saabsan amniga caasimadda, ayaa faray in tallaabo deg deg ah laga qaado dadkii ka dambeeyay rabshadihii Garoonka Aadan Cadde ka dhacay Khamiistii. Ra’iisul Wasaare  Rooble waxa uu sidoo kale booqday Xarunta Gurmadka Deg Degga ee Booliska, halkaas oo uu warbixin uga...

WARAR KALE

Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute

MOGADISHU — Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from...

Aadan Madoobe oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed

BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen...

Somalia’s Parliament Speaker Wins South West State Presidential Election

BAIDOA, Somalia — Somalia's House of the People Speaker, Aden Mohamed Nur Madobe, was elected president of South West State on Wednesday in a...