Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Mareykanka oo ka laabtay joojinta gargaarka bini’aadanimo ee Soomaaliya

MUQDISHO - Mareykanka ayaa bogaadiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya kadib markii ay si cad u qiratay mas’uuliyadda saameynta ay tallaabooyinkeeda ku yeelatay howlaha Barnaamijka Cuntada Adduunka (WFP).   Tani waxay ka dhigan tahay in Soomaaliya ay qiratay in go’aannadeeda ama ficilladeeda ay carqaladeeyeen ama saameyn ku yeesheen qaybinta gargaarka, gaar ahaan kan maalgelinta Mareykanka. Kadib aqoonsigaas, Mareykanka ayaa ku dhawaaqay in howlaha WFP...

Muqdisho Waxaa Furmay Kullankii Ugu Horreeyey ee Guddiyada Farsamada ee Gogosha Wadahadallada Dowladda iyo Golaha Mustaqbalka

Muqdisho – waxaa magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay kullankii ugu horreeyey ee Guddiyada Farsamada ee Gogosha Wadahadallada u dhaxeeya Dowladda iyo Golaha Mustaqbalka. Kullankan oo lagu qabtay  magaalada Muqdisho ayaa diiradda lagu saarayaa dejinta ajandayaasha, habraacyada iyo qodobada farsamo ee lagu wajahayo wadahadallada, kuwaas oo la filayo in ay horseedaan is-afgarad iyo wada-shaqeyn miro dhal ah. Guddiyada Farsamada ayaa...

Al-Shabaab commander surrenders to Galmudug forces in central Somalia

MOGADISHU, Somalia — A senior Al-Shabaab commander, identified as Abdirahman Talxo Shuuke, surrendered to Galmudug Darawiish forces, specifically the Galayr unit responsible for protecting the regional presidency, following recent operations against the militant group in the Labadulle and Ceelahelay areas.   Shuuke, who hailed from Ceelgaras and arrived armed with a rifle and ammunition, acknowledged his role as a senior figure...

Chaos disrupts Somali parliament session over proposed constitutional changes

MOGADISHU, Somalia — A joint session of Somalia’s Federal Parliament descended into chaos on Wednesday at Villa Hargeysa in Mogadishu, as opposition lawmakers clashed with supporters of proposed amendments to five articles of the provisional constitution.   The Speaker of the House of the People, Aden Mohamed Nur Madoobe, struggled to officially open the session amid loud protests and disruptions. Lawmakers opposing...

AU, Qatar officials meet in Mogadishu to discuss peace and security cooperation

MOGADISHU, Somalia — The African Union’s Special Representative and Head of AUSSOM, Ambassador El Hadji Ibrahima Diene, met today in Mogadishu with Qatar’s Ambassador to Somalia, Dr. Abdullah bin Salem Al-Nuaimi.   They discussed strengthening cooperation between the African Union and Qatar in supporting Somalia’s peace and security efforts. During the meeting, Ambassador Diene praised Qatar’s ongoing support for African Union operations...

Somalia’s Justice Ministry refutes claims over constitutional review process

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Ministry of Justice and Constitutional Affairs has issued a statement responding to recent remarks by some members of Parliament and the parliamentary oversight committee on the constitutional review process.   The ministry denied claims by certain lawmakers that there had been no consultations on the country’s constitution. According to the statement, all federal member states participated in the...

Somalia, EU discuss military cooperation during official meeting

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Defence, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, accompanied by Chief of the Somali National Army, Major General Odowa Yusuf Raage, held an official meeting with General Seán Clancy, Head of the European Union Military Committee, who is on a working visit to Somalia.   The meeting focused on commending and strengthening military cooperation between the Federal Republic...

Horjooge Ka Tirsanaa Al-Shabaab Oo Isku Dhiibay Ciidamada Daraawiishta Galmudug

Galgaduud – Horjooge ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, laguna magacaabo Cabdiraxmaan Talxo Shuuke, ayaa maanta isku dhiibay Ciidamada Daraawiishta Galmudug, gaar ahaan ururka Galayr ee ilaalada Madaxtooyada Galmudug, kuwaas oo maalmahan howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka waday aagga deegaanada Labadulle iyo Ceelahelay.   Horjoogahan ayaa sheegay in uu ahaa mas’uul ka tirsanaa Al-Shabaab, kana mid ahaa horjoogeyaasha ay kooxdaasi ugu yeeraan...

Xoghayaha Fulinta ee IGAD Oo Qaabilay Safiirka Soomaaliya ee Jabuuti

Jabuuti – Xoghayaha Fulinta ee Urur-goboleedka IGAD, Mudane Workneh Gebeyehu, ayaa maanta qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Salaad Cali Geelle.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimo la xiriira iskaashiga gobolka iyo xoojinta hay’adaha IGAD, iyadoo si gaar ah looga hadlayay ansixintii dhowaan ay Soomaaliya siisay Heshiiska Aasaaska IGAD. Intii uu socday kulanka, waxaa dib loo adkeeyey...

Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya Oo Loo Qeybiyey Soo-jeedimaha Wax-ka-beddelka Dastuurka

Muqdisho – Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho.   Kulanka ayaa waxaa shir-guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), waxaana wehliyey Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Aqalka Sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, iyo xubnaha kale ee guddoonka labada aqal. Kulankan ayaa waxaa hareeyey buuq...

WARAR KALE

Farmaajo oo Hambalyo u Diray Jamhuuriyadda Jabuuti

MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa hambalyo u diray shacabka, Dowladda iyo hoggaanka Jamhuuriyadda Jabuuti munaasabadda 27-ka Juun oo ah...

SoDMA oo sagootisay 25 sarkaal oo tababar uga ambabaxaya Shiinaha

Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaan qaar ka mid ah Wasiirrada Gargaarka ee Dowlad-goboleedyada,...

Somalia, WHO Discuss Stronger Health Cooperation at Dubrovnik Forum

DUBROVNIK, Croatia — Somalia's Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Ali (Dhaay), held bilateral talks with the World Health Organization's Regional Director for...