AUSSOM Welcomes New Ghana Police Force
MOGADISHO – The African Union Mission in Somalia (AUSSOM) has officially welcomed the new Ghana Police Force (GFPU-5) battalion, which has been deployed to Mogadishu, Baidoa and Beledweyne.
The new battalion will contribute to supporting the Somali Police Force through joint operations, specialized training and mentoring, to further strengthen the capacity and skills of the country’s police force.
The GFPU-5 battalion...
AUSSOM oo Soo Dhaweysay Guutada Cusub ee Booliska Ghana
MUQDISHO – Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) ayaa si rasmi ah u soo dhoweeyay guutada cusub ee Ciidanka Booliska Ghana (GFPU-5), kuwaas oo loo kala dirayo magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo iyo Beledweyne.
Guutadan cusub ayaa ka qeyb qaadan doonta taageeridda Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyada oo loo marayo hawlgallo wadajir ah, tababaro takhasusi ah iyo la-talin, si loo...
Somalia Opens Italy Business Week to Boost Trade and Investment Ties
MOGADISHU, Somalia - Somalia's Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Sunday officially opened Italy-Somalia Business Week 2026 in Mogadishu, highlighting the country's efforts to attract foreign investment and deepen economic cooperation with Italy.
The event brought together senior officials from the Somali federal government, Somali business leaders and a large delegation from Italy to discuss investment opportunities, trade expansion and...
Taliyaha Ciidanka XDS oo La Kulmay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Masar
MUQDISHO – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Jamhuuriyadda Carabta ee Masar u fadhiya Soomaaliya, S/Guuto Ahmed Fathi Abdisitar.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada difaaca, tababarrada ciidamada, taageerada howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), iyo horumarinta xiriirka milatari ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS Oo Furay Toddobaadka Ganacsiga Talyaaniga iyo Soomaaliya
MUQDISHO – Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Toddobaadka Ganacsiga Talyaaniga iyo Soomaaliya 2026 (Italy–Somalia Business Week 2026), oo ka furmay magaalada Muqdisho.
Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, ganacsato Soomaaliyeed iyo wafdi ballaaran oo ka socday dalka Talyaaniga, kuwaas oo ka...
Guddiga Qaran ee Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada oo Kormeeray Garoonka Stadio Muqdisho
MUQDISHO – Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada ayaa galabta kormeer ku tagay Tuulada Cayaaraha ee Stadio Muqdisho, oo ka mid ah goobaha loo qorsheeyey in lagu qabto munaasabadaha cayaaraha ee lagu xusayo maalmaha xorriyadda iyo midnimada Soomaaliya.
Kormeerka ayaa lagu qiimeeyey diyaar-garowga garoonka iyo howlaha la xiriira qabsoomidda tartamada iyo munaasabadaha kala duwan ee lagu maamuusayo toddobaadka...
Wasaaradda Cadaaladda oo Nootaayooyin Cusub Ku Wareejisay Shahaadooyinkooda Rasmiga ah
MUQDISHO – Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faysal Aadan Xasan, ayaa maanta furay munaasabad lagu soo dhaweynayay nootaayooyin cusub oo dhowaan lagu magacaabay Xeer Madaxweyne.
Munaasabadda oo ka dhacday xarunta Wasaaradda Cadaaladda ayaa nootaayooyinka cusub lagu guddoonsiiyay shahaadooyinkooda rasmiga ah, si ay u bilaabaan gudashada waajibaadkooda iyo bixinta adeegyada nootaayonimo ee...
SoDMA iyo Ururka Towfiiq oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Gurmadka iyo Taageerada Bulshada Soomaaliyeed
MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadda Towfiiq Dr. Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan.
Kulanka labada masuul waxaa diiradda lagu saaray is-xogwaraysi ku saabsan xaaladda guud ee dalka iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga lagu garab istaagayo shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan xilliyada ay jiraan...
Dowladda Soomaaliya iyo UNTMIS oo Ka Wada Hadlay Geeddi-socodka Kala-guurka
MUQDISHO – Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar Cali (Balcad), ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday Hawlgalka Kala-guurka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS), oo uu hoggaaminayay Kusimaha Madaxa Hawlgalka, Raisedon Zenenga.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray geeddi-socodka kala-guurka ee UNTMIS iyo xaaladda guud ee Soomaaliya, iyadoo labada dhinac ay ka wada...
Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Go’aano Cusub Oo Lagu Xoojinayo Ammaanka Baydhabo
Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta amniga guud ee deegaannada Koonfur Galbeed iyo dardargelinta howlaha lagu sugayo nabadgelyada shacabka.
Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Amniga iyo saraakiisha ciidamada kala duwan kuwaas oo warbixinno ka siiyey Hogaamiyaha xaaladda amni ee...










