Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Guddoomiyey Shir Ku Saabsan Gurmadka Abaaraha
BAYDHABO - Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa guddoomiyey shir muhiim ah oo ay ka qeybgaleen Guddiga Gurmadka Abaaraha Koonfur Galbeed, culima’udiin iyo ganacsatada deegaanada Koonfur Galbeed.
Shirka ayaa si qoto dheer loogu falanqeeyey xaaladda abaareed ee ka jirta guud ahaan deegaanada Koonfur Galbeed, iyo sidii gargaar degdeg ah loo gaarsiin lahaa bulshada ay saameeyeen...
Somali interior minister leads high-level delegation on Pakistan visit
ISLAMABAD, Pakistan — Somalia’s interior minister Ali Yusuf Ali “Hoosh” arrived in Pakistan on a working visit on Tuesday at the head of a high-level delegation, officials said.
During the visit, the Somali delegation is expected to hold talks with Pakistani authorities on strengthening bilateral cooperation in national identification and civil registration systems, electoral processes and democratic governance, as well...
Ilhaan Cumar oo si kulul uga jawaabtay weerarkii Trump: “Waa nacayb ka dhashay fashilkiisa”
WASHINGTON — Xildhibaanad Ilhaan Cumar ayaa si adag uga jawaabtay eedaymihii dhawaan ka soo yeeray Madaxweyne Donald Trump, kuwaas oo ku saabsanaa iyada iyo bulshada Soomaaliyeed ee Minnesota.
Waxay hadallada Trump ku tilmaantay kuwo ku dhisan nacayb, ajnabi-nacayb iyo Islaam-nacayb, iyadoo sheegtay inuu xog khaldan u isticmaalayo si uu u qariyo fashilka maamulkiisa.
Ilhaan Cumar ayaa ku eedeysay Ciidanka ICE inay...
Heavy fighting erupts in southern Somalia village, leaving more than 10 dead
MOGADISHU, Jan 21 — Heavy fighting broke out in the Yaaq Bariweyne area of Somalia’s Lower Shabelle region, pitting Somali government forces and South West State Dervish troops against an armed group previously sentenced by a military court, local sources said.
The clash, which lasted for a short time but was described as intense, reportedly left more than 10 people...
Somalia, South Africa presidents discuss ties and regional security
MOGADISHU, Jan 21 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud held a telephone conversation with his South African counterpart Cyril Ramaphosa, focusing on strengthening bilateral relations and cooperation on regional issues.
According to the Somali presidency, the two leaders discussed ways to deepen ties between Somalia and South Africa, the overall situation in the region, and expanding cooperation in areas of shared interest,...
Trump lashes out at Somalia, Somali Americans over Minnesota fraud claims
WASHINGTON, Jan 20 — US President Donald Trump on Tuesday launched a fresh verbal attack on Somalia and Somali Americans, alleging massive fraud in the US state of Minnesota and singling out a prominent Democratic lawmaker.
Speaking at a White House event, Trump claimed that people of Somali origin had stolen at least $19 billion through fraud schemes in Minnesota,...
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya oo Socdaal Shaqo ku Tegay Pakistan
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Hon Ali Yusuf Ali - Xoosh iyo Wafdi sare uu hoggaaminaayo ayaa socdaal Shaqo ku gaaray Dalka Pakistan.
Wafdigan inta ay joogaan dalkaasi waxaa lagu wadaa in madaxda dalkaasi kala hadlaan: iskaashiga Soomaaliya iyo Pakistan ee ku aaddan Dhinacyada Aqoonsiga Qaranka & Diiwaangalinta dadweynaha, arrimaha doorashooyinka & Dimuqraadiyadda iyo dhinacyada gargaarka.
Wafdiga Wasiirka...
Saraakiil ka tirsan Booliska Ghana ee AUSSOM oo la Maamuusay Baydhabo
Baydhabo – Afartan iyo saddex (43) sarkaal oo ka tirsan ciidamada booliiska Ghana ee howlgalka AUSSOM ayaa lagu maamuusay magaalada Baydhabo, kaddib markii ay dhawaan dalacsiin ka heleen dalkooda.
Isuduwaha Booliska ACP Samuel Okanta, oo ku hadlay magaca Taliyaha AUSSOM AIG Hillary Sao Kanu, ayaa hambalyo u diray saraakiisha, isagoo xusay mas’uuliyadda iyo xirfadaha looga baahan yahay darajooyinkooda cusub.
Taliyaha Qaybta...
Dagaal Khasaare Badan Geystay oo ka Dhacay Deegaanka Yaaq Bariweyne
Wanla-Weyn, Shabeellaha Hoose – Dagaal culus ayaa ka dhacay deegaanka Yaaq Bariweyne ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo u dhexeeyay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed oo isku dhinac ah, iyo koox hubeysan oo la sheegay inay horay xukunno uga riday Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida.
Dagaalka, oo socday muddo kooban balse ahaa mid aad u xooggan, ayaa la...
Safaaradda Turkiga oo Martigelisay Safiirka Sacuudi Carabiya u Fadhiya Muqdisho
MUQDISHO - Safaaradda Jamhuuriyadda Turkiga ayaa maanta martigelisay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Muqdisho, Mudane Ahmed Mohammed Almowallad. Kulanka ayaa ahaa mid wax ku ool ah, waxaana diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo wada-shaqeynta labada dhinac.
Intii uu socday kulanka, waxaa si gaar ah looga wada hadlay fursadaha iskaashi ee ku saabsan amniga iyo horumarka Soomaaliya, iyadoo la adkeeyay...











