Dagaal Khasaare Badan Geystay oo ka Dhacay Deegaanka Yaaq Bariweyne
Wanla-Weyn, Shabeellaha Hoose – Dagaal culus ayaa ka dhacay deegaanka Yaaq Bariweyne ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo u dhexeeyay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed oo isku dhinac ah, iyo koox hubeysan oo la sheegay inay horay xukunno uga riday Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida.
Dagaalka, oo socday muddo kooban balse ahaa mid aad u xooggan, ayaa la...
Safaaradda Turkiga oo Martigelisay Safiirka Sacuudi Carabiya u Fadhiya Muqdisho
MUQDISHO - Safaaradda Jamhuuriyadda Turkiga ayaa maanta martigelisay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Muqdisho, Mudane Ahmed Mohammed Almowallad. Kulanka ayaa ahaa mid wax ku ool ah, waxaana diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo wada-shaqeynta labada dhinac.
Intii uu socday kulanka, waxaa si gaar ah looga wada hadlay fursadaha iskaashi ee ku saabsan amniga iyo horumarka Soomaaliya, iyadoo la adkeeyay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khadka Taleefanka Kula Hadlay Madaxweynaha Koonfur Afrika
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Koonfur Afrika, Mudane Cyril Ramaphosa.
Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Koonfur Afrika, xaaladda guud ee gobolka, iyo kor u qaadista iskaashiga dhinacyada ay labada dal dano wadaag ka leeyihiin, gaar ahaan arrimaha...
Wasiirka Warfaafinta oo Kulan la Yeeshay Ururka Dalxiiska Soomaaliya
Muqdisho - Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa maanta kulan la yeeshay xubnaha Ururka Dalxiiska Soomaaliya (Somalia Tourism Association – SOMTA), iyadoo kulanka diiradda lagu saaray xoojinta dadaallada kobcinta dalxiiska dalka.
Kulanka ayaa lagu falanqeeyay kaalinta muhiimka ah ee dalxiisku ka qaadan karo kor u qaadista sumcadda Soomaaliya, kobaca dhaqaalaha, shaqo-abuurka iyo...
Somalia’s President to Chair UN Security Council Meeting in New York
MOGADISHU — Somali President Hassan Sheikh Mohamud is expected to travel to New York to preside over a United Nations Security Council session, sources say.
If confirmed, Hassan Sheikh would become the first Somali head of state to chair a Security Council meeting, marking a historic diplomatic achievement and highlighting Somalia’s growing role on the international stage.
During the session, the...
Somali Forces Step Up Operations Against Al-Shabaab in Hiiraan
MATABAN, Somalia — Somali National Army (SNA) forces, in coordination with local Macawiisley militias, have launched military movements in Matabaan district, Hiiraan region, ahead of planned operations targeting Al-Shabaab militants.
The joint forces aim to resume offensives in eastern parts of Hiiraan still under the control of the insurgent group, as part of broader efforts to reclaim territory.
Two days ago,...
Ciidamada Dowladda iyo Macawiisleyda oo Dhaqdhaqaaqyo Ka Bilaabay Degmada Matabaan ee Hiiraan
Matabaan, Hiiraan — Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidanka difaaca deegaanka ee Macawiisleyda ayaa dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wada degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo la xiriira qorshe lagu doonayo in dib loogu bilaabo howlgallo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab.
Ciidamada iskaashanaya ayaa qorsheynaya inay howlgallada dib uga bilaabaan deegaanno iyo degmooyin ka tirsan bariga gobolka Hiiraan oo ay...
Madaxweynaha Soomaaliya oo La Filayo Inuu Guddoomiyo Kulan Ka Mid ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay
Muqdisho - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu u safro magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu ku guddoomin doono kulan ka mid ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, sida ay sheegayaan wararka la helayo.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa noqon doona madaxweynihii ugu horreeyay ee Soomaali ah ee guddoomiya kulan Golaha Ammaanka, taas oo...
Soomaaliya oo Soo Dhaweysay Go’aanka Maxkamadda Rafcaanka Bariga Afrika ee Ku Saabsan Xildhibaanada EALA
Muqdisho, Soomaaliya - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go’aanka ay Isniintii, 19 Janaayo 2026, soo saartay Maxkamadda Rafcaanka Bariga Afrika, kaas oo meesha ka saaray go’aamadii hore ee hakiyay dhaarinta wakiillada Soomaaliya ee Baarlamaanka Bariga Afrika (EALA).
Wasaaraddu waxay hambalyo u dirtay sagaalka Xildhibaan ee EALA oo uu soo doortay Baarlamaanka...
Taliyaha Booliska Qaybta Jubbada Hoose oo Kormeer ku Tagay Degmada Dhoobley
Dhoobley, Jubbada Hoose — Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Jubbada Hoose, Kornayl Sadiiq Maxamuud Dhogor, oo howlo shaqo u jooga magaalada Dhoobley, ayaa kormeer ku tagay Saldhigga Dhexe ee Booliska Degmada Dhoobley.
Taliyaha ayaa kulan la qaatay saraakiisha kala duwan ee laamaha amniga, kaas oo diiradda lagu saaray dardargelinta nabadgelyada degmada iyo xoojinta wada-shaqeynta ciidamada ammaanka. Kulankan ayaa qeyb ka ah...











