Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya
Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya, Danjire Col. Cusmaan Dubbad Sugulle, kaas oo dhawaan warqadaha aqoonsiga danjirenimo uu ka guddoomay Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Danjiraha cusub ayaa Ra’iisul Wasaaraha u gudbiyay salaan uu ka siday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil...
Somalia, GCC discuss infrastructure and reconstruction cooperation in Baku
BAKU, Azerbaijan, May 20, 2026 - Somalia's minister of public works held talks with the secretary-general of the Gulf Cooperation Council (GCC) on strengthening cooperation in urban development, infrastructure and reconstruction during an international forum in Azerbaijan on Tuesday.
Somalia's Minister of Public Works, Reconstruction and Housing, Ayuub Ismail Yusuf, accompanied by Somalia's ambassador to Azerbaijan, Abdinur Dahir Fidow, met...
Somali military officers discuss security in Bay region ahead of elections
BAIDOA, Somalia, May 20, 2026 — Senior officers of the Somali National Army held a security meeting in the southwestern city of Baidoa on Tuesday to discuss the security situation in Bay region and wider South West State, military officials said.
The meeting was chaired by Abdullahi Hussein Cirro, deputy commander of the army’s ground forces, and attended by Colonel...
Somali Danab Commandos Conduct Security Operation in Bay Region
Bay region, Somalia — Somali special forces conducted a planned security operation in areas under Buurhakaba district in the Bay region, targeting suspected Al-Shabaab hideouts, military officials said Wednesday.
The operation was carried out by the Danab commandos of the Somali National Army, specifically the 165th Unit of the 16th Brigade, as part of ongoing efforts to strengthen security and...
Arab League warns of danger of Israeli intervention in Somalia and the Horn of Africa
Cairo, Egypt — The Arab League has strongly warned against the dangers of Israeli military intervention in the Horn of Africa region, especially in the northern regions of Somalia.
Ahmed Abu Al-Ghayt said in a press release that any military attacks and interventions against an independent state of Somalia pose a threat to the security and stability of the region,...
Hay’ada Caafimaadka Aduunka Oo Ka Digtay Faafitaanka cudurka Ebola
Geneva, Switzerland — Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa si weyn uga digtay xawaaraha iyo baaxadda uu ku faafayo cudurka Ebola ee ka dillaacay bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, gaar ahaan meelaha u dhow xuduudaha Uganda iyo dalka Sudaanta Koonfureed .
Sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka, ugu yaraan 131 qof ayaa u geeriyooday cudurka, halka in ka badan 500 oo...
Jaamacadda Carabta oo ka digtay khatarta faragelinta Israa’iil ee Soomaaliya iyo Geeska Afrika
Qaahira, Masar — Jaamacadda Dalalka Carabta ayaa si adag uga digtay khatar ka dhalan karta faragelin milatari oo ay sameyso Isra’iil oo ku wajahan gobolka Geeska Afrika, gaar ahaan gobollada Waqooyi ee Soomaaliya.
Axmed Abuu Al-Ghayt ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in weerarro iyo faragelin kasta oo milatari oo ka dhan ah dal madax-bannaan Soomaaliya ay halis ku...
Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga Buurhakaba
Bay, Soomaaliya — Kumaandooska Danab Xooga Dalka Soomaaliya gaar ahaan Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga Degmada Buurhakaba ee Gobolka Bay.
Howlgalladan oo qeyb ka ahaa dadaallada lagu xaqiijinayo amniga iyo ciribtirka kooxaha nabad-diidka ah ayaa ciidamada ka sameeyeen fariisimo iyo goobo ay ku dhuumaaleysanayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab.
Saraakiisha hoggaamineysay howlgalka ayaa sheegay in ujeedka howlgalka...
Saraakiisha Ciidanka Xoogga oo ka shiray amniga Gobolka Baay
Baydhaba — Cabdullaahi Xuseen Cirro, Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa shir guddoomiyay kulan amni oo saraakiisha ciidamada ay ku yeesheen magaalada Baydhaba, kaas oo looga hadlay xaaladda amniga ee Gobolka Baay iyo guud ahaan deegaannada Koonfur Galbeed.
Kulanka waxaa ka qeyb galay Korneyl Isaaq, Korneyl Xuseen Moolif iyo saraakiil kale oo ka socotay hoggaannada kala...
Wasiirka Hawlaha Guud oo kulan muhiim ah la yeeshay Xoghayaha Guud ee GCC
Baku, Azerbaijan — Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta XFS, Mudane Xildhibaan Ayuub Ismaciil Yuusuf, oo uu wehliyo Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Danjire Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa kulan-doceed muhiim ah oo ka tirsan Shirka Madasha Caalamiga ah ee Magaalooyinka Adduunka, kana socda magaalada Baku ee dalka Azerbaijan, la yeeshay Xoghayaha Guud ee Golaha Iskaashiga...








