Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidamada Dowladda iyo Macawiisleyda oo Dhaqdhaqaaqyo Ka Bilaabay Degmada Matabaan ee Hiiraan

Matabaan, Hiiraan — Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidanka difaaca deegaanka ee Macawiisleyda ayaa dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wada degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo la xiriira qorshe lagu doonayo in dib loogu bilaabo howlgallo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab.   Ciidamada iskaashanaya ayaa qorsheynaya inay howlgallada dib uga bilaabaan deegaanno iyo degmooyin ka tirsan bariga gobolka Hiiraan oo ay...

Madaxweynaha Soomaaliya oo La Filayo Inuu Guddoomiyo Kulan Ka Mid ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay

Muqdisho - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu u safro magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu ku guddoomin doono kulan ka mid ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, sida ay sheegayaan wararka la helayo.   Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa noqon doona madaxweynihii ugu horreeyay ee Soomaali ah ee guddoomiya kulan Golaha Ammaanka, taas oo...

Soomaaliya oo Soo Dhaweysay Go’aanka Maxkamadda Rafcaanka Bariga Afrika ee Ku Saabsan Xildhibaanada EALA

Muqdisho, Soomaaliya - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go’aanka ay Isniintii, 19 Janaayo 2026, soo saartay Maxkamadda Rafcaanka Bariga Afrika, kaas oo meesha ka saaray go’aamadii hore ee hakiyay dhaarinta wakiillada Soomaaliya ee Baarlamaanka Bariga Afrika (EALA). Wasaaraddu waxay hambalyo u dirtay sagaalka Xildhibaan ee EALA oo uu soo doortay Baarlamaanka...

Taliyaha Booliska Qaybta Jubbada Hoose oo Kormeer ku Tagay Degmada Dhoobley

Dhoobley, Jubbada Hoose — Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Jubbada Hoose, Kornayl Sadiiq Maxamuud Dhogor, oo howlo shaqo u jooga magaalada Dhoobley, ayaa kormeer ku tagay Saldhigga Dhexe ee Booliska Degmada Dhoobley.   Taliyaha ayaa kulan la qaatay saraakiisha kala duwan ee laamaha amniga, kaas oo diiradda lagu saaray dardargelinta nabadgelyada degmada iyo xoojinta wada-shaqeynta ciidamada ammaanka. Kulankan ayaa qeyb ka ah...

Hormuud Telecom oo Ku Eedeysay Ciidamada Kenya Burburinta Kaabayaasheeda Isgaarsiinta ee Koonfurta Soomaaliya

Kismaayo, Soomaaliya — Shirkadda isgaarsiinta ee ugu weyn Soomaaliya, Hormuud Telecom, ayaa ku eedeysay ciidamada dowladda Kenya in ay si ula kac ah u burburiyeen kaabayaasheeda isgaarsiinta ee ku yaalla deegaanka Dhuyac-garoon ee gobolka Jubbada Hoose, taasoo keentay hakad weyn oo ku yimid adeegyada isgaarsiinta iyo lacagaha mobilka.   Bayaan ay shirkaddu soo saartay Isniintii fiidkii, ayay ku sheegtay in burburinta...

Guddoomiyaha NCRI iyo Ku-xigeenka Wakiilka UNHCR oo Ka Wadahadlay Xoojinta Iskaashiga iyo Ilaalinta Xuquuqda Qaxootiga iyo Barakacayaasha

Muqdisho — Guddoomiyaha Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka (NCRI), Mudane Axmed Xuseen Cilmi, iyo ku-xigeennadiisa ayaa maanta si diiran ugu qaabilay Ku-xigeenka Wakiilka Hay'adda Qaxootiga Adduunka ee UNHCR Soomaaliya, Marwo Jing Song, oo dhawaan loo soo magacaabay xilkaas.   Kulankan ayaa xooga la saaray xoojinta iskaashiga iyo wada-shaqeynta u dhaxaysa NCRI iyo UNHCR, gaar ahaan ilaalinta xuquuqda qaxootiga, barakacayaasha, iyo qaxootiga...

Telcom giant Hormuud accuses Kenyan forces of destroying Telecom infrastructure in Southern Somalia

Somalia’s largest telecommunications company, Hormuud Telecom, has accused Kenyan government forces of deliberately destroying its telecommunications equipment and facilities in the Dhuyac-garoon area of the Lower Juba region, an incident the company says has severely disrupted civilian communications and mobile money services.   In a statement released on Monday evening, Hormuud said the destruction targeted its infrastructure serving communities in Dhuyac-garoon,...

Wasiirka Amniga Gudaha oo Furay Shir Lagu Horumarinayo Barnaamijka Wadajirka Booliska

MUQISHO - Wasiirka Amniga Gudaha, General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta furay shir muhiim ah oo lagu horumarinayay Wejiga Labaad ee Barnaamijka Wadajirka Booliska (JPP II), kaas oo diiradda lagu saaray dib-u-eegista Qorshaha Shaqo iyo Miisaaniyadda 2026-ka si loo xoojiyo hirgelinta barnaamijka.   Shirka oo ay ka qayb galeen Wasiirrada Amniga Dowlad-Goboleedyada, saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska, iyo wakiillo ka...

EUTM-Somalia Trains Somali National Forces in Strategic Communication Skills

MOGADISHU, Somalia — The European Union Training Mission in Somalia (EUTM-Somalia) has conducted a series of seminars and trainings aimed at strengthening strategic communication skills among the Somali National Army (SNA) and other security institutions.   Two seminars were held specifically for Public Information Officers (PIOs), attended by 22 SNA trainers and key participants from the Australian Mission to Somalia (AUSSOM...

Somali Danab Forces Step Up Operations Against Al-Shabaab Around Kismayo

JUBALAND, Somalia — Somali elite Danab forces have intensified operations against Al-Shabaab in multiple areas surrounding Kismayo, the interim capital of the Jubbaland regional administration.   The operations, aimed at weakening the militant group’s presence, include road mine detection on key routes and targeted visits to villages suspected of harbouring Al-Shabaab fighters. These missions are intended to disrupt militant activities, prevent...

WARAR KALE

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Nairobi ku Qabatay Munaasabad Lagu Xusay 66-guurada Xorriyadda Gobollada...

Nairobi, Kenya –  Munaasabadda oo ka dhacday xaafadda Islii ayaa waxaa soo qabanqaabisay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, iyadoo kaashanaysa Guddiga Ganacsatada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taallada Dhagaxtuur Xuska 26-ka Juun Awgii

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ubax dhigay Taallada Dhagaxtuur ee magaalada Muqdisho, isagoo maamuusay halyeeyadii Soomaaliyeed ee naftooda...

Somali PM marks northern independence anniversary with call for unity and peace

DHUSAMAREB, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre marked the 66th anniversary of the June 26, 1960 independence of Somalia's northern regions, urging...