Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya oo Socdaal Shaqo ku Tegay Pakistan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Hon Ali Yusuf Ali - Xoosh iyo Wafdi sare uu hoggaaminaayo ayaa socdaal Shaqo ku gaaray Dalka Pakistan. Wafdigan inta ay joogaan dalkaasi waxaa lagu wadaa in madaxda dalkaasi kala hadlaan: iskaashiga Soomaaliya iyo Pakistan ee ku aaddan Dhinacyada Aqoonsiga Qaranka & Diiwaangalinta dadweynaha, arrimaha doorashooyinka & Dimuqraadiyadda iyo dhinacyada gargaarka. Wafdiga Wasiirka...

Saraakiil ka tirsan Booliska Ghana ee AUSSOM oo la Maamuusay Baydhabo

Baydhabo – Afartan iyo saddex (43) sarkaal oo ka tirsan ciidamada booliiska Ghana ee howlgalka AUSSOM ayaa  lagu maamuusay magaalada Baydhabo, kaddib markii ay dhawaan dalacsiin ka heleen dalkooda.   Isuduwaha Booliska ACP Samuel Okanta, oo ku hadlay magaca Taliyaha AUSSOM AIG Hillary Sao Kanu, ayaa hambalyo u diray saraakiisha, isagoo xusay mas’uuliyadda iyo xirfadaha looga baahan yahay darajooyinkooda cusub. Taliyaha Qaybta...

Dagaal Khasaare Badan Geystay oo ka Dhacay Deegaanka Yaaq Bariweyne

Wanla-Weyn, Shabeellaha Hoose – Dagaal culus ayaa ka dhacay deegaanka Yaaq Bariweyne ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo u dhexeeyay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed oo isku dhinac ah, iyo koox hubeysan oo la sheegay inay horay xukunno uga riday Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida.   Dagaalka, oo socday muddo kooban balse ahaa mid aad u xooggan, ayaa la...

Safaaradda Turkiga oo Martigelisay Safiirka Sacuudi Carabiya u Fadhiya Muqdisho

MUQDISHO - Safaaradda Jamhuuriyadda Turkiga ayaa maanta martigelisay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Muqdisho, Mudane Ahmed Mohammed Almowallad. Kulanka ayaa ahaa mid wax ku ool ah, waxaana diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo wada-shaqeynta labada dhinac.   Intii uu socday kulanka, waxaa si gaar ah looga wada hadlay fursadaha iskaashi ee ku saabsan amniga iyo horumarka Soomaaliya, iyadoo la adkeeyay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khadka Taleefanka Kula Hadlay Madaxweynaha Koonfur Afrika

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Koonfur Afrika, Mudane Cyril Ramaphosa.   Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Koonfur Afrika, xaaladda guud ee gobolka, iyo kor u qaadista iskaashiga dhinacyada ay labada dal dano wadaag ka leeyihiin, gaar ahaan arrimaha...

Wasiirka Warfaafinta oo Kulan la Yeeshay Ururka Dalxiiska Soomaaliya

Muqdisho - Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa maanta kulan la yeeshay xubnaha Ururka Dalxiiska Soomaaliya (Somalia Tourism Association – SOMTA), iyadoo kulanka diiradda lagu saaray xoojinta dadaallada kobcinta dalxiiska dalka.   Kulanka ayaa lagu falanqeeyay kaalinta muhiimka ah ee dalxiisku ka qaadan karo kor u qaadista sumcadda Soomaaliya, kobaca dhaqaalaha, shaqo-abuurka iyo...

Somalia’s President to Chair UN Security Council Meeting in New York

MOGADISHU — Somali President Hassan Sheikh Mohamud is expected to travel to New York to preside over a United Nations Security Council session, sources say.   If confirmed, Hassan Sheikh would become the first Somali head of state to chair a Security Council meeting, marking a historic diplomatic achievement and highlighting Somalia’s growing role on the international stage. During the session, the...

Somali Forces Step Up Operations Against Al-Shabaab in Hiiraan

MATABAN, Somalia — Somali National Army (SNA) forces, in coordination with local Macawiisley militias, have launched military movements in Matabaan district, Hiiraan region, ahead of planned operations targeting Al-Shabaab militants.   The joint forces aim to resume offensives in eastern parts of Hiiraan still under the control of the insurgent group, as part of broader efforts to reclaim territory. Two days ago,...

Ciidamada Dowladda iyo Macawiisleyda oo Dhaqdhaqaaqyo Ka Bilaabay Degmada Matabaan ee Hiiraan

Matabaan, Hiiraan — Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidanka difaaca deegaanka ee Macawiisleyda ayaa dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wada degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo la xiriira qorshe lagu doonayo in dib loogu bilaabo howlgallo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab.   Ciidamada iskaashanaya ayaa qorsheynaya inay howlgallada dib uga bilaabaan deegaanno iyo degmooyin ka tirsan bariga gobolka Hiiraan oo ay...

Madaxweynaha Soomaaliya oo La Filayo Inuu Guddoomiyo Kulan Ka Mid ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay

Muqdisho - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu u safro magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu ku guddoomin doono kulan ka mid ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, sida ay sheegayaan wararka la helayo.   Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa noqon doona madaxweynihii ugu horreeyay ee Soomaali ah ee guddoomiya kulan Golaha Ammaanka, taas oo...

WARAR KALE

Somali PM marks northern independence anniversary with call for unity and peace

DHUSAMAREB, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre marked the 66th anniversary of the June 26, 1960 independence of Somalia's northern regions, urging...

Somalia marks 66th anniversary of northern independence as president calls for unity

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud joined a national ceremony in Mogadishu on Friday to commemorate the 66th anniversary of the independence of...

NUSOJ Sounds Alarm Over Repressive Draft Penal Code Threatening Media Freedom and Fundamental Rights

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has today expressed grave concern over the draft Somali Penal Code approved by the Council of Ministers...