Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidamada Puntland oo Guulo ka Gaaray Howlgallo ka Dhan ah Daacish ee Buuraha Calmiskaad

Boosaaso, Puntland — Ciidamada Ammaanka Maamulka Puntland ayaa howlgallo ballaaran oo si xooggan loo fuliyay ka wada aagagga ay ku sugnaayeen kooxda Daacish ee Gobolka Bari, kuwaas oo lagu burburiyay fariisimo muhiim ah isla markaana kooxda looga saaray deegaano istiraatiiji ah oo ay ku lahaayeen Buuraha Calmiskaad.   Howlgalladan oo ay si gaar ah u hoggaaminayeen Ciidamada Daraawiishta Puntland, islamarkaana ay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Jeddah kula Kulmay Wasiiradda Arrimaha Dibadda Falastiin

Jeddah — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa fiidnimadii Sabtida magaalada Jeddah kula kulmay Wasiiradda Arrimaha Dibadda iyo Qurbajoogta ee Dowladda Falastiin, Dr. Varsen Aghabekian Shaheen, kulan ka dhacay dhinaca shir gaar ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), kaas oo looga hadlayay...

SoDMA chief visits Kismayo to assess drought situation in Jubbaland

KISMAAYO — The head of Somalia’s National Disaster Management Agency (SoDMA), Mohamud Moalim Abdulle, arrived in Kismayo on Monday, leading a delegation to the temporary capital of the Jubbaland regional state.   Officials from Jubbaland, including ministers and other senior leaders, received the delegation at Kismayo airport. During their visit, the SoDMA team will assess the drought situation across Jubbaland, evaluate its...

G𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐮𝐮 𝐇𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧𝐚𝐲𝐨 𝐨𝐨 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐊𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐲𝐨

KISMAAYO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo, caasimadda ku-meel-gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Jubbaland.   Wafdiga Guddoomiyaha Hayda’adda SoDMA waxaa garoonka diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan Jubbaland oo isugu jira wasiiro iyo madax kale. Inta ay joogaan Jubbaland, wafdigu waxay u kuurgali doonaan xaaladda abaareed ee ka...

Puntland says it will join Somalia talks if president agrees to Jan. 20 dialogue

GAROWE, Somalia, Jan 12 (AFP) — Puntland’s president, Said Abdullahi Deni, said his regional administration would take part in a proposed national dialogue scheduled for Jan. 20 if Somalia’s president agrees to convene it, warning that rejecting the initiative would yield no progress.   Speaking during a meeting with youth in Puntland, Deni said the region is ready to engage in...

Madaxweyne Saciid Deni oo ka hadlay Gogol Nabadeed oo loogu Baaqay Madaxda Dalka

Garoowe, Puntland — Madaxweynaha Dowladda Gobolleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan uu la qaatay dhalinyarada si cad uga hadlay baaqa loo diray madaxda dalka loona jeediyay in la qabto gogol wadahadal taariikhdu markay tahay 20-ka bishan, isagoo sheegay in haddii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ogolaado qabanqaabada kullankan ay Puntland si buuxda uga qeyb gali doonto, hase yeeshee...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Belgium oo Dibadbax ay Kaga Soo Horjeeda Damaca Aqoonsiga Israa’iil ee Qaybo ka Mid ah Soomaaliya ka dhigay dalkaasi.

Brussels, Belgium — Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Belgium, oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed Farxaan Cali Xasan, ayaa qabtay mudaaharaad ballaaran oo ay kaga soo horjeedaan waxa  faragelin Israel ay ku hayso midnimada, madax-bannaanida iyo isku duubnida Soomaaliya. Mudaaharaadkan ayaa ka dhacay afaafka hore ee xarunta Midowga Yurub ee Brussels, halkaas oo dibadbaxayaashu ay ku muujiyeen dareenkooda...

China voices support for Somalia after top diplomat postpones visit

MOGADISHU, Somalia - China's foreign minister said Beijing supported Somalia in safeguarding its sovereignty and territorial integrity in a phone call on Sunday with his Somali counterpart, a Chinese ministry statement said.   Foreign Minister Wang Yi held the phone call during his visit to Africa, and said China opposed Somaliland's "collusion with Taiwan authorities to seek independence," referring in the...

Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo booqasho ku tagay Djibouti, kulan la qaatay Madaxweyne Geelle

DJIBOUTI — Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa maanta gaaray Djibouti, halkaasoo si diirran loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha dalka, Ismaïl Omar Guelleh, iyadoo labada hoggaamiye ay yeesheen kulan heer sare ah oo looga hadlay arrimaha amniga, siyaasadda gobolka, iyo xoojinta xiriirka labada dal.   Labada hoggaamiye ayaa ka wada hadlay horumarka siyaasadeed ee gobolka Geeska Afrika, nabadda iyo amniga, iyo siyaabaha...

Djibouti welcomes Ethiopian PM Abiy for talks on Horn security, trade

DJIBOUTI — Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed arrived in Djibouti on Sunday, where he was received by President Ismaïl Omar Guelleh for high-level talks focused on regional security and strengthening bilateral ties, officials said.   The two leaders discussed geopolitical developments in the Horn of Africa, regional peace and security, and ways to deepen cooperation between their countries, according to a...

WARAR KALE

Danjiraha Soomaaliya oo Madaxweynaha Burkina Faso Guddoonsiiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Koonfurta Suudaan, ahna Danjiraha aan deggeneyn ee Soomaaliya u fadhiya Burkina Faso, Mudane Jaamac Xasan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Jabuuti si uu uga Qeyb Galo Xuska 49-guurada Xorriyadda...

Jabuuti  - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aynu walaalaha nahay...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Duqeymo Ka Fuliyay Shabeellaha Dhexe, Ku Dhowaad 30 Al-Shabaab Ahna...

Muqdisho – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa maalmihii la soo dhaafay fuliyay duqeymo is xigxigay oo lagu bartilmaameedsaday goobo ay...