Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Safaarada Mareykanka oo beenisay warar la xiriira Amniga

Muqdisho – Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u beenisay warqad lagu faafiyay baraha bulshada oo lagu sheegay in safaaraddu soo saartay digniin amni ku saabsan safarka la filayo in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ku tagayo magaalada Laascaanood.   Qoraal ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ayaa lagu caddeeyay in warqaddaasi ay tahay mid been abuur ah, islamarkaana aanay...

Somalia forces kill Al-Shabaab fighters in Jubaland operation

KISMAYO, Somalia — Jubaland regional forces, backed by Somalia’s elite Danab commando unit, killed more than a dozen Al-Shabaab fighters in a coordinated security operation in southern Somalia, officials said on Wednesday.   The operation, carried out by Jubaland’s Darawiish forces, particularly the Birjeex Brigade, alongside Danab Commandos from the 162nd unit, took place in several locations west of Buula Xaaji...

Egypt expands military goals in Somalia after Israel’s Somaliland recognition

CAIRO - Egypt has broadened its military mission in Somalia after Israel's recognition of the breakaway region of Somaliland, with the protection of President Hassan Sheikh Mohamud's government now a top objective, sources have told The National.   They said Egypt's latest move in the Horn of Africa nation reflected fears that Israel's recognition of Somaliland last month could give it a foothold...

Howlgal oo Lagu Fuliyay Buula Xaaji iyo Degaanno Kale

Soomaaliya, Jubbada Hoose - Ciidanka Daraawiishta Jubaland, gaar ahaan Guutada Birjeex, oo kaashanaya Ciidanka Kumaandooska Danab ee Ururka 162-aad, ayaa maanta fuliyay howlgal amni oo si xeel dheer loo qorsheeyay, kaas oo ka dhacay dhowr goobood oo ku yaalla galbeedka deegaanka Buula Xaaji.   Howlgalka ayaa sidoo kale laga fuliyay tuulooyinka Aaga Wada-jir, Xaliimo Cadey, Boqoqaha, Karas Kukiye iyo Hajini, halkaas...

Diyaaraddee Muqdisho ka qaaday Al-Zubaydi oo ka soo baxsaday Yemen

Muqdisho — Warar dheeri ah ayaa laga helayaa diyaarad la sheegay inay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ka qaaday Caydaruus Al-Zubaydi, hoggaamiyaha Golaha Koonfurta Yemen (STC), xilli uu baxsad ka ahaa Yemen.   Shirkadda One Complete Service oo uu leeyahay shaqsi lagu magacaabo Yoonis ayaa sida la sheegay u qaabilsan Dowladda Imaaraadka Carabta xamuulka laga soo dejiyo garoonka Muqdisho iyo...

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Oo Guddoomiyay Shir Amni Laascaanood

Laascaanood – Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta guddoomiyay shir amni oo ka dhacay magaalada Laascaanood.   Shirka ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, S/Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta amniga iyo diyaar-garowga munaasabadda caleema-saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka...

Trump Administration to End TPS for Somali Nationals, Affecting Hundreds of Families

WASHINGTON – The Trump administration has announced it will end the Temporary Protected Status (TPS) program for hundreds of Somali nationals living in the United States, a move expected to affect many families.   Homeland Security Secretary Kristi Noem said the decision will take effect on March 17, 2026, meaning Somali TPS holders will lose work authorization and protection from deportation. Noem...

Trump oo amar ku bixiyay in laga mastaafuriyo Mareykanka 1,100 Soomaali ah kahor March 2026

WASHINGTON - Maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa ku dhawaaqay go’aan lagu soo afjarayo Sharciga Badbaadada Ku-meel-gaarka ah (TPS) ee ay ku joogaan boqolaal muwaadiniin Soomaaliyeed gudaha Mareykanka, tallaabo la filayo inay saameyn weyn ku yeelato qoysas badan.   Xoghayaha Amniga Gudaha ee Mareykanka, Kristi Noem, ayaa sheegtay in go’aankaasi uu dhaqan geli doono 17-ka March 2026, taasoo ka dhigan in Soomaalida ku...

Election Report Highlights Professional Media Coverage and Peaceful Banadir Polls, Warns of Rising Disinformation

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) today releases its Election Observation and Media Monitoring Report on the Banadir Local Council Elections held on 25 December 2025, based on structured monitoring and observation carried out between 1 November and 30 December 2025. The report reflects NUSOJ’s mandate to safeguard media freedom, defend journalists’ rights, advance professional excellence and contribute to credible...

Somalia, Turkey begin implementing 2016 labour cooperation deal

Ankara – Somalia and Turkey have begun implementing a labour and social affairs cooperation agreement signed in 2016, officials said after a signing ceremony held in the Turkish capital Ankara.   The event marked the activation of a memorandum of understanding (MoU) signed in June 2016 between Somalia’s Ministry of Labour and Social Affairs and Turkey’s Ministry of Labour and Social...

WARAR KALE

Somalia inaugurates renovated women’s mental health unit in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Sunday inaugurated a newly renovated women's mental health unit at Lansaleeti Hospital in...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda

MUQDISHO - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda,...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...