Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweyne Xasan Sheekh oo cambaareeyay hadalka Trump ugu gefay shacabka Soomaaliyeed

Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si adag u cambaareeyay hadallo uu jeediyay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, kuwaas oo Soomaalida ku tilmaamay “qashin.” Madaxweynaha ayaa sheegay in hadalladaasi ay yihiin kuwo aan la aqbali karin isla markaana gef ku ah sharafka iyo karaamada ummad dhan.   Wareysi gaar ah oo uu siiyay Al Arabiya English, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa...

Booliska oo Beeniyey Eedeyn uu Soo Jeediyey Taliyihii Hore ee Dekedda Muqdisho

MUQDISHO — Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa beeniyey eedeyn uu soo jeediyey taliyihii hore ee saldhigga Dekedda Muqdisho, G/sare Axmed Khadar Maxamed Xasan, kaasoo sheegay inuu xilka iska casiley kadib markii lagu amray inuu dalka ku sii daayo maandooriye halis ah.   Taliyaha Hoggaanka Canshuuraha Booliska Soomaaliyeed, Janaraal Bariise, oo ka hadlay munaasabad gaaban oo lagu qabtay Dekedda Muqdisho, ayaa sheegay in...

Somali Police Deny Former Mogadishu Port Chief’s Claims of Narcotics Release

MOGADISHU, Somalia — The Somali Police Force on Friday denied claims made by the former head of the Mogadishu Port police, Brig. Gen. Ahmed Khadar Mohamed Hassan, who said he resigned after being ordered to release dangerous narcotics into the country.   Police Revenue Command General Bariise, speaking at a brief handover ceremony at Mogadishu Port, dismissed reports of any narcotics...

OIC oo Jeddah ku Taageertay Soomaaliya Ka Dib Aqoonsiga Israel ee Somaliland

JEDDAH — Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa kulan degdeg ah ku yeeshay xaruntiisa magaalada Jeddah Jimcaha, si looga hadlo xaaladda Soomaaliya, kaddib markii Israa’iil ay aqoonsatay Somaliland.   Yousef Al Dubaie, Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Arrimaha Siyaasadda ee OIC, oo ku hadlayay magaca Xoghayaha Guud Hissein Brahim Taha, ayaa adkeeyay in midnimada, madax-bannaanida, iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay...

OIC Holds Emergency Meeting, Reaffirms Support for Somalia After Israel Recognizes Somaliland

JEDDAH, Saudi Arabia — The Organisation of Islamic Cooperation (OIC) held an emergency meeting at its headquarters in Jeddah on Friday to discuss the situation in Somalia following Israel’s recognition of Somaliland.   OIC Deputy Secretary-General for Political Affairs, Yousef Al Dubaie, representing Secretary-General Hissein Brahim Taha, reaffirmed that the unity, sovereignty, and territorial integrity of the Federal Republic of Somalia...

Somali Forces Kill 20 Al-Shabaab Fighters in Targeted Bulo Fulay Raid

MOGADISHU, Somalia — Somali special forces, Danab, carried out a targeted operation Friday night in Bulo Fulay, a key Al-Shabaab stronghold in the Bay region, killing 20 members of the militant group, officials said.   The operation, supported by two attack helicopters, targeted camps housing senior Al-Shabaab leaders. Local sources reported heavy gunfire could be heard across the outskirts of the...

Ciidamada Danab oo Dilay 20 Xubnood oo Al-Shabaab ah Hawlgal Ka Dhacay Buula Fulay

MUQDISHO — Ciidamada gaarka ah ee Danab ayaa xalay fuliyay hawlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Buula Fulay ee gobolka Baay, oo ka mid ah xarumaha muhiimka ah ee kooxda Al-Shabaab, halkaasoo lagu dilay 20 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab.   Hawlgalkan, oo dhacay habeenimadii Jimcaha, ayaa waxaa ka qayb qaatay laba diyaaradood oo dagaal ah, iyadoo ciidamada ay weerareen xeryo...

Soomaaliya oo Si Rasmi ah ula wareegtay Madaxtinimada Gollaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay

NEW YORK - Soomaaliya ayaa si rasmi ah u la wareegtay madaxtinimada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, taasoo calaamad u ah kororka saameynta caalamiga ah ee dalka.   Dalka Soomaaliya ayaa la filayaa inuu hogaamiyo howlaha Golaha Ammaanka bishan, iyadoo madax ka noqon doona kulamada iyo ajendaha shaqo ee Gollaha, oo mas’uul ka ah ilaalinta nabadda iyo amniga caalamiga ah. Madaxtinimada Golaha...

Somalia takes over UN Security Council leadership

NEW YORK - Somalia has officially taken over the United Nations Security Council Presidency, marking a significant milestone in its growing global prominence.   The Horn of Africa country is expected to lead the Security Council’s affairs for the month of January, presiding over meetings and work agenda in the body, which is charged with the responsibility of maintaining international peace...

Wasaaradda difaaca Soomaaliya oo war kasoo saartey weerarka

MUQDISHO - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo ciidamada deegaanka, ayaa fashiliyey weerar ay Al-Shabaab ku soo qaadeen deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe.   Howlgalka difaaca iyo ka-hortagga ah ayaa lagu dilay hogaamiyihii kooxda weerarka soo qaaday, sida lagu sheegay qoraalka wasaaradda difaaca dalka. Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed wuxuu xaqiijinayaa in amniga deegaanka Wargaadhi si buuxda gacanta ugu jiro ciidamada, isla...

WARAR KALE

SoDMA Sends Delegation for Flood Response Training in China

MOGADISHU, Somalia -- Somalia’s disaster management agency (SoDMA) and federal member state relief ministers held a farewell ceremony in Mogadishu for 25 officials who...

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...