SOOMAALIYA HESHIISIIN MA U BAAHANTAHAY?
Aragti Wadajir & Midnimo Bulsho oo muhiim u ah Barnaamijka “Hannaanka Dhab u heshiisiinta Qaran”, waxaa ku madlan Hoggaamiyeyaasha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya, cuqaal, waxgarad, haween hormuud ah, iyo dhalinyaro firfircoon.
Somalia to host UN Security Council open debate on international rule of law
NEW YORK — Somalia will this month convene an open debate at the United Nations Security Council focusing on strengthening the international rule of law and its role in maintaining global peace and security, diplomats said.
The debate, held under the agenda item “Promotion and strengthening of the rule of law in the maintenance of international peace and security,” will...
Soomaaliya oo Shir-gudoominaysa Kulan Gollaha Amaanka oo Looga hadlayo Xukunka Sharciga Caalamiga ah
NEW YORK - Soomaaliya ayaa bishan qaban doonta kulan dood furan ah oo ka dhici doona Gollaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo diiradda lagu saarayo xoojinta xukunka sharciga caalamiga ah iyo doorkiisa ku aaddan ilaalinta nabadda iyo amniga dunida.
Dooddan oo ka mid ah ajendaha “Horumarinta iyo xoojinta xukunka sharciga ee ilaalinta nabadda iyo amniga caalamiga ah” ayaa noqon...
Somalia’s Sovereignty Unravels
Since the collapse of Somalia’s central government in 1991, the country has struggled with deep political disorder, violent fragmentation, and a prolonged failure to build functioning institutions. While Somalia remains internationally recognised, its sovereignty has weakened due to internal dysfunction and external opportunism.
Events in the past two years confirm how far that erosion has progressed. In January 2024, Ethiopia...
Al-Shabaab attack on Somali army base repelled in central region
JOWHAR, Somalia — The Al-Shabaab militant group launched a pre-dawn attack on Friday in Wargaadhi area of Somalia’s Middle Shabelle region, targeting a military base housing Danab special forces, security officials said.
The assault began with explosions before a brief exchange of gunfire, according to officers from the elite Danab commandos, specifically the 164th unit stationed at the base.
“The attack...
Weerar Qaraxyo ku Billowday oo ka Dhacay Wargaadhi, Danab oo Sheegay inay Fashiliyeen
JOWHAR - Ururka Al-Shabaab ayaa saaka weerar qaraxyo ku billowday ka fuliyay deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Weerarka ayaa lagu beegsaday saldhig ay ku sugan yihiin ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab, gaar ahaan cutubka 164aad.
Saraakiil ka tirsan Kumaandooska Danab ayaa sheegay in ciidamadu si guul leh uga hortageen weerarka, kaddib dagaal kooban oo halkaas ka dhacay, ayna fashiliyeen...
Wasaaradda Awqaafta oo amar duldhigtay masaajidda dalka Soomaaliya
MUQDISHO — Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay amar ku wajahan dhammaan imaamyada iyo khadiibyada masaajidda dalka, iyada oo faraysa in khudbada Jimcaha ee maanta, 02/01/2026, looga hadlo ahmiyadda midnimada iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed, iyo khatarta ay leedahay faragelinta Israa’iil.
Wasaaraddu waxay sheegtay in go’aankan uu yimid xilli ay jiraan xaalado siyaasadeed iyo amni...
Somalia says senior Al-Shabaab bomb maker killed in air strike
MOGADISHU — Somalia said on Thursday that a precision air strike carried out last month in the town of Jilib, in the Middle Juba region, killed two senior Al-Shabaab commanders, including the group’s chief bomb maker who was wanted by the United States.
In a statement, the National Intelligence and Security Agency (NISA) said the operation, conducted on December 10...
Maskaxdii Qaraxyada Al-Shabaab oo lagu dilay Howlgal Qorsheysan
Muqdisho — Saaxiibada caalamka oo kaashanaya Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgal bartilmaameed ah oo la fuliyay 10-kii bishii December ka sameeyay degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, kaas oo lagu dilay laba horjooge oo sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab.
Horjoogeyaasha la dilay ayaa kala ahaa Cabdullaahi Cismaan Maxamed, oo loo yaqaannay Injineer Ismaaciil, iyo Cabdikariin Maxamed...
Somaliland oo beenisay hadal kasoo yaarey Madaxweyne Xasan Sheekh
HARGEYSA, Soomaaliya — Maamulka Somaliland ayaa Khamiistii si adag u beeniyay eedeymo uu soo jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya oo ku saabsan in Somaliland ay aqbali doonto dib-u-dejinta Falastiiniyiin ama ay martigelin doonto saldhig ciidan oo Israa’iil leedahay, beddelkeedana ay ka heli doonto aqoonsi madaxbannaani.
Israa’iil ayaa toddobaadkii hore noqotay dalkii ugu horreeyay ee aqoonsada Somaliland inay tahay “dal madax-bannaan oo xor...










