Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil oo u aqoonsaday Somaliland inay tahay dal madax-bannaan

Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu, ayaa Maanta ku dhawaaqay in Israa’iil si rasmi ah u aqoonsatay Somaliland inay tahay dal madax-bannaan, taasoo ah tallaabo diblomaasiyadeed oo weyn oo saameyn ku yeelan karta Geeska Afrika.   Bayaan uu soo saaray xafiiska Netanyahu ayaa lagu sheegay in Israa’iil iyo Somaliland ay kala saxiixdeen heshiis wadajir ah oo rasmi ka dhigaya aqoonsigaas. Wuxuu xusay in...

Arab Parliament backs Mogadishu vote, calls it milestone for Somalia

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s decision to organise direct local elections in Mogadishu has been welcomed by the Arab Parliament, which described the vote as a landmark moment in the country’s political history.   Mohammed bin Ahmed Al-Yamahi, Speaker of the Arab Parliament, said the direct election of the Benadir Regional Council represented a major step forward in Somalia’s efforts to rebuild...

Baarlamaanka Carabta oo soo dhaweeyay doorashada tooska ah ee Gobolka Banaadir

MUQDISHO — Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta, Mohammed bin Ahmed Al-Yamahi, ayaa soo dhaweeyay qabsoomidda doorashooyinka tooska ah ee Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir, isagoo ku tilmaamay tallaabo taariikhi ah isla markaana ah tii ugu horreysay ee noocan ah ee ka dhacda Soomaaliya tan iyo sanadkii 1969.   Bayaan uu soo saaray Khamiistii, Al-Yamahi ayaa sheegay in doorashooyinkani ay astaan u yihiin horumar muhiim...

Tirinta codadka oo ka bilaabatay Muqdisho kaddib doorashooyin gole deegaan oo si nabad ah u dhacay

MUQDISHO, Soomaaliya — Tirinta codadka ayaa bilaabatay kaddib markii dadweynaha ku nool caasimadda Soomaaliya ay u dareereen doorashada golayaasha deegaanka, taas oo mas’uuliyiintu sheegeen in ay u dhacday si nabad ah, isla markaana ay ka qeybgal ballaaran yeesheen shacabka.   Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa sheegay in codbixinta doorashada golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir...

Vote counting begins after Mogadishu local council polls

MOGADISHU, Somalia — Vote counting got underway after residents of Somalia’s capital cast ballots in local council elections that officials said were held peacefully with strong turnout.   Abdikarim Ahmed Hassan, chairman of the National Independent Electoral and Boundaries Commission, announced that voting for the Benadir Regional Local Council elections opened at 6:00 a.m. and closed at 6:00 p.m. without major...

Somalia PM tours Mogadishu polling stations as landmark local vote underway

MOGADISHU — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Thursday toured polling stations in Mogadishu as residents cast ballots in landmark local council elections in the Banadir region, marking a major step toward restoring direct democratic voting in the country.   Barre visited voting centres in the Shangani, Bondhere and Hamar Jajab districts, where he reviewed the conduct of the polls,...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kormeeray goobaha codbixinta doorashada Golaha Deegaanka

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer ku tagay goobo ay ka socotay codbixinta doorashada goleyaasha deegaanka ee Gobolka Banaadir, iyadoo kumannaan ka mid ah bulshada ku nool caasimadda ay si ballaaran ugu dareereen xarumaha codbixinta tan iyo saaka.   Ra’iisul Wasaaraha, oo booqday goobo ku yaalla degmooyinka Shangaani, Boondheere iyo Xamar-Jajab, ayaa indha-indheyn ku sameeyay...

Galmudug leader hails Mogadishu voters as Somalia marks historic local polls

DHUSAMAREB — Galmudug regional president Ahmed Abdi Karie on Thursday congratulated residents of Somalia’s capital Mogadishu for peacefully participating in historic local council elections, describing the vote as a major milestone for the country.   In a statement, Karie praised citizens of Mogadishu for turning out in large numbers to cast their ballots in what he said was a calm, orderly...

Madaxweynaha Galmudug oo hambalyo u diray shacabka Muqdisho kadib doorashooyinka Golaha Deegaanka

DHUUSAMAREEB — Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), ayaa hambalyo u diray shacabka caasimadda Muqdisho oo maanta si nabad-gelyo, xasillooni, xaddaarad iyo niyad wanaag leh uga qayb qaatay codbixinta doorashooyinka Golaha Deegaanka degmooyinka Gobolka Banaadir.   Madaxweynaha ayaa bogaadiyay sida mas’uuliyadda leh ee ay dadweynuhu ugu dareereen goobaha codbixinta, isagoo ku tilmaamay ka-qaybgalkaasi mid muujinaya bisayl siyaasadeed iyo...

Somali President urges residents to turn out in historic Mogadishu local elections

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud has described the ongoing Banadir regional local council elections as a historic milestone and a symbol of the country’s democratic recovery.   The vote, which started this morning in the capital, marks the first time residents of Mogadishu will directly choose their local representatives in more than 57 years. Speaking to the public, the...

WARAR KALE

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo xarigga ka jaray qeybta cusub ee caafimaadka dhimirka haweenka ee...

MUQDISHO - Ra”iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Salax Axmad Jaamac ayaa maanta xariga ka jaray isbitaalka Laansaleeti gaar ahaan qeybta dhimirka ee...

SoDMA iyo Dowlad-goboleedyada oo Baydhabo uga qeyb galaya Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya (

Baydhabo - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo lagu qaban...