Sheekh Shariif: Wax isbedel ah ma keenayso doorashadda la qabanayo berri” – DAAWO
MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif, oo hadda hogaamiyasha Madasha Mucaaradka, ayaa ka hadlay doorashadda Gollaha Deegaanka ee ka dhacay berri magaaladda Muqdisho.
Sheekh Shariif: Wax isbedel ah ma keenayso doorashadda la qabanayo berri”.
Ra’iisul Wasaaraha oo agaasime cusub u magacaabey Wasaaradda Arrimaha Gudaha
MUQDISHO - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha , Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta u magacaabay Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali.
Ra'iisul Wasaaraha ayaa Mudane Cabdulqaadir kula dardaarmay hufnaan iyo xil-gudasho.
Somalia deploys police to secure Banadir local council elections
MOGADISHU — Somalia’s police chief deployed security forces to designated posts across the Banadir region to secure local council elections scheduled for Wednesday, officials said.
Police Commissioner Major General Asad Osman Abdullahi, accompanied by Deputy Police Commissioner Major General Osman Abdullahi, ordered officers assigned to election security to take up their positions to protect voters and polling areas in Mogadishu.
Addressing...
Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo ciidamo u kala diray fariisimaha sugidda amniga doorashada Banaadir
MUQDISHO — Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, oo ay wehliyaan Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliiska Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi, ayaa maanta ciidamo gaar ah u kala diray fariisimaha loo asteeyay sugidda amniga doorashada golayaasha deegaanka ee Gobolka Banaadir.
Ciidamadan ayaa ka howlgali doona goobaha kala duwan ee caasimadda, si ay u xaqiijiyaan amniga muwaadiniinta codkooda dhiibanaya maalinta...
Banadir authorities place emergency services on high alert ahead of Mogadishu vote
MOGADISHU — Authorities in Somalia’s Banadir region said they had placed emergency response and health services on full alert, deploying sufficient vehicles and personnel to respond to any incidents as Mogadishu prepares to hold a local election on Wednesday.
Banadir Governor and Mogadishu Mayor Hassan Mohamed Hussein, known as Muungaab, said the municipal administration had fully prepared fire engines, ambulances...
Maamulka Gobolka Banaadir oo heegan buuxa geliyay waaxyaha gurmadka iyo caafimaadka xilli Muqdisho isu diyaarineyso doorasho
MUQDISHO — Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waaxyaha Gurmadka Degdegga ah iyo Caafimaadka ay galeen heegan buuxa, iyagoo diyaariyay gaadiid iyo shaqaale ku filan si ay uga jawaabaan xaalad kasta oo degdeg ah oo dhici karta, xilli magaalada Muqdisho ay isu diyaarineyso doorashada la filayo inay dhacdo maalinta berri ah.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan...
Kenyan sentenced to life for foiled ‘9/11-style’ plot targeting US skyscraper
New York, Dec 24 — A Kenyan man was sentenced on Monday to life in prison for plotting what US prosecutors described as a “9/11-style” attack on behalf of Somalia-based Islamist group Al-Shabaab, targeting the tallest building in the US city of Atlanta.
A federal judge imposed two consecutive life sentences on Cholo Abdi Abdullah, 34, along with lifetime supervised...
Maxkamad Maraykan ah oo xukun adag ku riday nin Kenyan ah oo katirsan Al-Shabaab
NEW YORK — Nin u dhashay dalka Kenya ayaa lagu xukumay xabsi daa’in kaddib markii maxkamad federaal ah ay ku heshay inuu ka shaqeynayay qorshe argagixiso oo ballaaran, kaas oo lagu doonayay in diyaarad ganacsi lagu beegsado dhisme caan ah oo ku yaalla magaalada Atlanta, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Maraykanka.
Cholo Abdi Abdullah, oo 34 jir ah, ayaa Isniintii lagu...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo aqbalay wadahadal qaran, kana digay hanjabaadaha mucaaradka
Muqdisho, Dec 24 — Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Talaadadii sheegay in dowladdu si rasmi ah u aqbashay baaqa mucaaradka ee ku aaddan wadahadal qaran oo la xiriira doorashooyinka 2026 iyo dib-u-eegista dastuurka dalka, isagoo isla markaasna ka digay siyaasad ku dhisan hanjabaad.
Madaxweynaha ayaa hadalkan ka jeediyay munaasabad ololaha Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ka dhacday magaalada...
Somali president backs national dialogue, rejects opposition ‘threats’ over 2026 vote
Mogadishu, Dec 24 — Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud said on Tuesday his government has accepted opposition calls for a national dialogue on the country’s 2026 elections and constitutional review, while warning against what he described as politics driven by intimidation.
Speaking at a campaign event for the Justice and Solidarity Party (JSP) in Mogadishu, Mohamud said the government formally welcomed...









