Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Gollaha Ammaanka QM oo kordhiyay mudada hawlgalka AUSSOM ee Soomaaliya

NEW YORK — Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Talaadadii si aqlabiyad ah u cusbooneysiiyay muddada hawlgalka Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), iyadoo loo kordhiyay hal sano oo kale.   Qaraarka, oo ay soo gudbisay Boqortooyada Ingiriiska, ayaa dhigaya in muddada AUSSOM ay socon doonto illaa 31-ka December 2026. Dhammaan 15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka ayaa u...

UN Security Council renews mandate of peacekeeping force in Somalia for another year

NEW YORK - The UN Security Council on Tuesday renewed the mandate of the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) for another year.   The resolution, submitted by the UK, extends AUSSOM's mandate until Dec. 31, 2026. The resolution drew unanimous support, with all 15 council members voting in favor. The members also decided to cease all operations of...

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Miisaaniyadda Qaranka ee 2026

Muqdisho, 23 Disembar — Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyaga oo si rasmi ah u ansixiyay Miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2026, taas oo gaareysa $1,386,807,242.   Guddoomiyaha Guddiga Wadajirka Miisaaniyadda Labada Aqal, Xildhibaan Cabdi Warsame Qowdhan, ayaa Golaha u soo bandhigay warbixinta akhrinta saddexaad ee miisaaniyadda, isagoo faahfaahin ka bixiyay...

Somalia parliament approves $1.38 billion budget for 2026

Mogadishu, Dec 23 — Somalia’s parliament on Tuesday approved the federal government’s 2026 national budget, totaling $1.39 billion, during a joint session of both chambers in the capital, Mogadishu.   Lawmakers endorsed the budget amounting to $1,386,807,242 following a vote in which 174 MPs backed the plan, four voted against and one abstained, Speaker of the House of the People Sheikh...

Farmajo Says Somalia’s Governance Has Deviated from Constitutional Path

Mogadishu, Somalia — Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo has issued a detailed political statement expressing deep concern over the country’s security, political, economic, and social challenges, while calling for national dialogue and unity.   In the statement released by his office, Farmaajo warned that Somalia faces “serious security threats”, accusing the current administration of failing to fully neutralize terrorist groups...

Farmaajo oo sheegay in hanaanka maamul ee Soomaaliya uu ka leexday jidka dastuuriga ah

Muqdisho — Madaxweynaha hore ee Soomaaliya, Mohamed Abdullahi Farmaajo, ayaa si faahfaahsan uga hadlay xaaladda amni, siyaasadeed, dhaqaale iyo bulsho ee dalka, isagoo ku baaqay wadahadal qaran iyo midnimo.   Qoraal uu xafiiskiisa soo saaray, Farmaajo ayaa sheegay in Soomaaliya ay wajahdo “caqabado amni oo halis ah”, isaga oo ku eedeeyay maamulka hadda jira inuu khal-khal ku sameeyay la-dagaallanka khataraha argagixisada...

Somali forces launch operation against Al-Shabaab in Lower Shabelle region

Mogadishu, Somalia — Somali National Army forces, working alongside the National Intelligence and local residents, carried out a planned operation targeting Al-Shabaab in the Lower Shabelle region.   The operation, led by First Division Commander of the Gorgor Commandos, Major General Saahid Jama Farah, was conducted in the areas of Galka Salimow, Diira-fuul, Qodqodka, and Dooxa, with government forces fully securing...

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo Howlgal Ka Fuliyey Gobolka Shabeellaha Hoose

AFGOOYE - Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Sirdoonka Qaranka iyo dadka deegaanka, ayaa fuliyay howlgal qorsheysan oo lagu naafeynayey Al-Shabaab ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose.   Howlgalkan oo uu hoggaaminayey Taliyaha Qaybta Koowaad ee Kumaandooska Gorgor, G/le dhexe Saahid Jaamac Faarax Jareere, ayaa laga sameeyey deegaanada Galka Saalimoow, Diira-fuul, Qodqodka iyo Dooxa, iyadoo deegaanada uu howlgalka ka dhacay ay ciidamada...

Somalia’s drought crisis worsens, over 4.6 million affected

Mogadishu, Somalia — Somalia’s drought crisis is deepening, with more than 4.6 million people — nearly a quarter of the population — affected by prolonged dry conditions, authorities and the UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said.   At least 120,000 people were displaced between September and December as water prices rose, food became scarce, and livestock perished....

Abaarta Soomaaliya oo Sii Xumaanaysa, In ka badan 4.6 Milyan oo Qof oo gaajeysan

Muqdisho — Abaarta ba’an ee ka jirta Soomaaliya ayaa sii xumaanaysa, iyadoo in ka badan 4.6 milyan oo qof, ku dhawaad rubuc ka mid ah dadka dalka, ay saameeyeen xaaladaha qallalan ee muddo dheer soo jiitamayay, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta iyo Xafiiska Qaramada Midoobay ee Isuduwidda Arrimaha Bani’aadamnimo (OCHA).   Ugu yaraan 120,000 qof ayaa ka barakacay guryahooda inta u dhaxeysay...

WARAR KALE

Somalia inaugurates renovated women’s mental health unit in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Sunday inaugurated a newly renovated women's mental health unit at Lansaleeti Hospital in...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda

MUQDISHO - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda,...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...