Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Xasan Cali Kheyre oo Muqdisho kulan kula yeeshay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir

MUQDISHO — Musharax Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa hoygiisa uu ka degan yahay caasimadda Muqdisho kulan kula yeeshay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahna Duqii Muqdisho, Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale).   Kulankan, oo ahaa booqasho sharafeed uu Guddoomiye Madaale ugu yimid Mudane Kheyre, ayaa diiradda lagu saaray is-weydaarsi ku saabsan xaaladda guud ee dalka, caqabadaha siyaasadeed ee jira...

Shariif Sheekh Axmed oo kulan casho sharafeed ah la qaatay agaasimayaasha warbaahinta maxalliga ah

MUQDISHO — Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna hoggaamiyaha Xisbiga Himilo Qaran, Mudane Shariif Sheekh Axmed, ayaa kulan casho sharafeed ah la qaatay agaasimayaasha warbaahinta maxalliga ah, kulan diiradda lagu saaray doorka warbaahinta ee dib-u-heshiisiinta bulshada iyo dib-u-dhiska dalka.   Intii uu kulanku socday, Shariif Sheekh Axmed ayaa uga mahadceliyay warbaahinta gudaha kaalinta muhiimka ah ee ay ka qaataan wacyigelinta bulshada, nabadeynta...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiir ka socda Sweden

MUQDISHO — Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiirka Iskaashiga Horumarinta Caalamiga ah iyo Ganacsiga Dibadda ee Dowladda Sweden, Mr. Benjamin Dousa, iyo wafdi uu hoggaaminayo.   Soo dhaweynta oo ka dhacday qeybta martida gaarka ah ee Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde (VIP) ayaa labada wasiir waxay is dhaafsadeen aragtiyo ku saabsan horumarinta...

Somali PM’s office accused of facilitating deportations of Somalis from Sweden

MOGADISHU — Somalia’s Prime Minister’s Office has come under criticism after allegations emerged that it is helping facilitate the deportation of Somali nationals from Sweden, as Stockholm steps up enforcement of rejected asylum decisions.   The accusations surfaced amid growing scrutiny in Sweden over a return agreement with Somalia that allows the forced repatriation of Somali citizens whose asylum claims have...

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo lagu eedeeyay inuu Fududaynayo Tarxiilka Soomaalida weden – Daawo

MUQDISHO - Dowladda Sweden ayaa sii wadi doonta masaafurinta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee codsiyadooda magangalyo la diiday, sida uu sheegay Wasiirka Socdaalka Sweden Johan Forssell, oo difaacay heshiis dib-u-celin ah oo ay Sweden la gashay Soomaaliya, kaas oo wajahaya dhaleeceyn siyaasadeed oo isa soo taraysa, gaar ahaan dhanka maalgelinta iyo hufnaanta.   Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay inuu fududeynayo tarxiilka...

EU expected to resume funding Somalia AU mission in early 2026

BRUSSELS — The European Union is expected to formally announce funding for the African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM) in early 2026, after a two-year pause in direct financial support, according to documents and diplomatic sources linked to the United Nations and the African Union.   An EU spokesperson told The EastAfrican that Brussels remains committed to maintaining...

Midowga Yurub oo la filayo inuu dib u bilaabo maalgelinta howlgalka AUSSOM horraanta 2026

BRUSELLS - Midowga Yurub (EU) ayaa la filayaa inuu si rasmi ah u shaaciyo maalgelin uu siinayo Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) horraanta sanadka 2026, kaddib muddo laba sano ah oo uusan bixin taageero maaliyadeed oo toos ah, sida ay muujinayaan dukumiintiyo iyo ilo diblomaasiyadeed oo ku xiran Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika.   Afhayeen u hadlay...

Gollaha Ammaanka ee QM oo Dib u Cusbooneysiiyay Cunaqabateynta Al-Shabaab

NEW YORK, 14 December 2025 – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si midaysan u dib u cusbooneysiiyay mudada guddiga kormeera cunaqabateynta kooxda Al-Shabaab ee ku sugan Soomaaliya, sida lagu sheegay warbixin ay baahisay Anadolu Agency.   Dhammaan 15 xubnood ayaa cod aqlabiyad leh u taageeray tallaabadan, taasoo kordhinaysa oggolaanshaha kormeerka badda si loo dhaqan geliyo xayiraadaha hubka ee Soomaaliya, mamnuucida...

UN Security Council renews sanctions panel on Al-Shabaab in Somalia

NEW YORK - The UN Security Council on Friday unanimously renewed the mandate of the panel monitoring sanctions on Somalia-based Al-Shabaab, Azernews reports, citing Anadolu Agency.   All 15 members voted in favor of the measure, which extends authorization for naval inspections to enforce an arms embargo on Somalia, as well as a ban on charcoal exports and controls on improvised explosive...

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya oo ka hadlay hanaanka doorashadda

MUQDISHO, 14 December 2025 – Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa qaatay kaarka codbixinta ee Gudiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka, iyadoo dhowaan la filayo in bulshada caasimadda ay u dareeraan doorashooyinka golayaasha deegaanka.   Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo hore iskaga diiwaan galiyay degmada Hodan ee gobolka Banaadir, ayaa sidoo kale maanta ka qaatay kaarkiisa degmadaas, isaga...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...

Southwest State leader opens Somalia humanitarian forum in Baidoa

BAIDOA, Somalia — The leader of Somalia's South West State, Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, on Monday opened a national humanitarian forum bringing together federal...

Somali president arrives in Ethiopia for talks with PM Abiy

ADDIS ABABA, June 29 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Ethiopia's capital Addis Ababa on Sunday for a working visit expected to...