Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Kala Hadlay Deeq-bixiyayaasha Abaarta Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta kulan muhiim ah oo dhanka Zoomka ah kula yeeshay deeq-bixiyayaal ka socday dalalka Midowga Yurub, Mareykanka iyo Qaramada Midoobay.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda abaarta dalka oo haatan maraysa heer khatar ah, iyadoo saameyn ballaaran ku yeelatay gobollada kala duwan ee Soomaaliya. Guddoomiyaha ayaa deeq-bixiyayaasha si faahfaahsan...

Somalia Cabinet Approves Penal Code and Environmental Agency Bill

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Cabinet on Thursday approved key legislation, including the country’s Penal Code and the establishment of a national Environmental Management Agency, during their weekly meeting.   The session, chaired by Prime Minister Hamza Abdi Barre, saw the Penal Code passed after extensive consultations with religious leaders, civil society, and legal experts. The code has been aligned with Islamic...

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Sharciga Ciqaabta iyo Hay’adda Maareynta Deegaanka

MUQDISHO, Soomaaliya — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiis, 4-ta Diseembar 2025, ku ansixiyay shuruuc iyo heshiisyo muhiim u ah horumarinta dalka, kulankoodii toddobaadlaha ahaa ee maanta.   Shirka oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu meel mariyay Sharciga Ciqaabta Soomaaliyeed, kadib la-tashiyo balaaran oo lala yeeshay culumada, bulshada rayidka ah, iyo khubaro sharci,...

Somalia’s President Unveils Youth Empowerment Plans at National Leadership Summit

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday closed the 6th National Leadership and Innovation Summit, unveiling a series of initiatives aimed at empowering the country’s youth.   The plans include reforms in education, promotion of youth programs, and implementation of public participation in elections, designed to enable young Somalis to play an active role in governance and national...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Soo Bandhigay Qorsheyaasha Awood-siinta Dhallinyarada Soomaaliyeed

MUQDISHO, Soomaaliya — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta soo xiray Shirweynaha 6-aad ee Hoggaanka iyo Hal-abuurka Soomaaliya, isagoo soo bandhigay qorsheyaal cusub oo lagu taageerayo dhallinyarada dalka.   Qorshayaashaasi waxaa ka mid ah dib-u-habeynta waxbarashada, dhiirri-gelinta barnaamijyada dhallinyarada, iyo hirgelinta doorashooyinka dadweynaha, kuwaas oo u suurtagelinaya dhallinyarada inay si firfircoon uga qayb qaataan hogaaminta iyo go’aan...

Somalia and Turkey Boost Maritime Cooperation, Port Development

ANKARA, Turkey — Somalia’s Minister of Ports and Maritime Transport, Abdulkadir Mohamed Nur, met on Thursday with Turkey’s Minister of Transport and Infrastructure, Abdulkadir Uraloğlu, in Ankara to discuss deepening bilateral cooperation in maritime affairs and port development.   During the meeting, the ministers focused on several key areas, including the modernization of Somalia’s ports, expansion of maritime infrastructure, and the...

Soomaaliya iyo Turkiga oo Xoojinaya Iskaashiga Badda iyo Horumarinta Dekedaha

ANKARA, Turkiga — Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta kulan miro-dhal ah kula yeeshay Wasiirka Gaadiidka iyo Kaabayaasha Turkiga, Mudane Abdulkadir Uraloğlu, magaalada Ankara.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinaca badda, horumarinta kaabeyaasha dekedaha, iyo casriyeynta adeegyada istaraatiijiga ah ee badda. Wasiirradu waxay si qoto dheer...

ICE launches operations targeting Somali immigrants in Minnesota after Trump comments

MINNEAPOLIS — US immigration authorities have begun enforcement operations aimed at Somali immigrants in the Minneapolis–St. Paul area, CBS News confirmed Wednesday, deepening anxiety within one of the nation’s largest Somali communities following a series of inflammatory remarks by President Donald Trump.   The stepped-up action comes a day after Trump declared, “I don’t want in our country,” and follows...

Ciidamada ICE oo bilaabay hawlgallo lagu bartilmaameedsanayo Soomaalida Minnesota

MINNEAPOLIS — Warbaahinta CBS News ayaa xaqiijisay in hay’adda socdaalka ee Mareykanka, ICE, ay bilowday hawlgallo ay ku beegsaneyso muhaajiriinta Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Minneapolis–St. Paul.   Howlgalka ayaa imaanaya maalmo kadib markii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu hadallo uu jeediyay ku sheegay inuu “doonaynin Soomaalida dalka,” isaga oo sidoo kale qoraallo hore ugu eedeeyay in qaxootiga Soomaaliyeed ay “qabsadeen...

Somalia’s National Disaster Management Agency (SoDMA) Delivers Second Phase of Drought Aid in Jalalaqsi

Jalalaqsi - The Somali National Disaster Management Agency (SoDMA), in collaboration with the Hirshabelle Ministry of Relief and Disaster Management, has completed the second phase of humanitarian assistance for communities severely affected by drought in Jalalaqsi district.   As part of a wider emergency response operation aimed at supporting vulnerable families, the latest distribution reached 2,009 households, who expressed gratitude to...

WARAR KALE

SoDMA Sends Delegation for Flood Response Training in China

MOGADISHU, Somalia -- Somalia’s disaster management agency (SoDMA) and federal member state relief ministers held a farewell ceremony in Mogadishu for 25 officials who...

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...