Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

East African court lifts suspension on Somalia’s EALA delegates

Mogadishu — The East African Court of Justice (EACJ) has lifted a months-long suspension on nine Somali representatives to the East African Legislative Assembly (EALA), clearing the way for them to take their seats after a legal dispute over their selection.   The Arusha-based court removed an injunction issued earlier this year after a group of Somali academics and politicians challenged...

Xildhibaanada Soomaaliya oo loo ogolaadey inay ku biiraan Baarlamaanka Bariga Afrika

Muqdisho — Maxkamadda Caddaaladda Bariga Afrika (EACJ) ayaa xayiraadda ka qaaday sagaal xubnood oo Soomaaliya u matalaya Baarlamaanka Bariga Afrika (EALA), kadib markii ay bilihii la soo dhaafay ku jireen hakad la xiriiray eedeymo ku saabsan hab doorasho musuq-maasuq iyo faragelin siyaasadeed leh.   Maxkamadda ku taalla Arusha ayaa qaaday amar hor istaag ahaa oo ay hore u soo rogtay, kaas...

Soomaaliya oo wajahaysa xaalad abaareed oo sii xumaanaysa

Sanadka 2025 - ilaa 2026 Soomaaliya waxay wajahaysaa xaalad abaareed oo sii kordhaysa, taasoo saameyn ku yeelatay beeraha, xoolaha, iyo helitaanka biyaha nadiifka ah.   Abaarta ayaa ka dhalatay roobab aan joogto ahayn kasoo sababay hoos u dhaca heerarka biyaha dhulka hoostiisa, iyo saameynta El Niño. Halkaan waxaan idin kula wadaageynaa warbixinta xaaladda abaarata Soomaaliya.      

Somali Parliament Approves 2024 Budget Execution Report in Joint Session

Mogadishu, Somalia – Somalia’s bicameral parliament held a joint sitting of its seventh session on Saturday at the House of the People in Mogadishu, with Speaker of the Lower House Sheikh Adan Mohamed Nur (Madoobe) presiding alongside the deputy speakers of both chambers.   The main item on the agenda was the third reading and vote on the 2024 national budget execution...

Baarlamaanka oo Meel Mariyey Xisaab-Xirka Miisaaniyadda 2024 Kadib Codeyn Wadajir ah

MUQDISHO, Soomaaliya – Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka kalfadhiga 7-aad, kulankiisa lixaad ee wadajirka ah, waxaana shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ay garab joogeen Guddoomiye ku-xigeennada labada Aqal.   Kulanka maanta ayaa diiradda lagu saaray akhrinta saddexaad iyo u codeynta xisaab-xirka miisaaniyadda sanadka 2024, oo ay horay...

Somali PM Opens First National Justice Forum, Calls Judicial Reform a “National Priority”

MOGADISHU, Nov 22, 2025 – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Saturday opened the country’s first National Justice Forum, a gathering aimed at advancing legal reforms, strengthening accountability and restoring public confidence in judicial institutions.   Speaking at the launch of the conference in Mogadishu, Barre said Somalia remained in a critical state-building phase and emphasized the need for an...

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Nidaam garsoor oo la isku hallayn karo waxa uu dalkeenna u abuurayaa maalgashi iyo mustaqbal wanaagsan”

Muqdisho, Sabti 22 Nofeembar 2025:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirweynaha Koowaad ee Bahda Caddaalladda dalka, oo looga hadlayo horumarinta sharciga, isla xisaabtanka, iyo xoojinta kalsoonida ay bulshadu ku qabaan hey’adaha garsoorka.   Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku jirto marxalad dowlad-dhis ah, isla markaana loo baahan yahay garsoor madax-bannaan, hufan, oo...

Munaasabad Lagu Xusayo Maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Stadium Muqdisho

MUQDISHO — Munaasabad weyn oo lagu xusayo Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ayaa ka dhacday Stadium Muqdisho, iyadoo ka qeybgalaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, Wasiirka Waxbarashada iyo mas’uuliyiin kale oo sare.   Kumanaan arday ah oo ka kala yimid dugsiyo iyo jaamacado ku yaalla caasimadda ayaa goobta buux dhaafiyay si ay uga qeyb qaataan xuska. Munaasabaddan sanadkan ayaa ah tii...

China launches new communication technology test satellite

XICHANG (Xinhua) -- China sent a new communication technology test satellite into space from the Xichang Satellite Launch Center in its southwest Sichuan Province on Friday.   The Shiyan-21 satellite was launched at 6:55 p.m. (Beijing Time) aboard a Long March-3B carrier rocket and entered the preset orbit successfully. The satellite will be mainly used for satellite communication, radio and television, data...

Trump sets deadline for acceptance of U.S.-proposed Ukraine peace plan

WASHINGTON, Nov. 21 (Xinhua) -- U.S. President Donald Trump on Friday set Nov. 27 as the deadline for accepting a 28-point peace plan proposed by his administration to end the Russia-Ukraine conflict.   "I've had a lot of deadlines, but if things are working well, you tend to extend the deadlines," Trump told Fox News Radio. "But Thursday is it --...

WARAR KALE

Somalia inaugurates renovated women’s mental health unit in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Sunday inaugurated a newly renovated women's mental health unit at Lansaleeti Hospital in...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda

MUQDISHO - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda,...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...