Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Xasan Cali Kheyre oo Dhaliil u Jeediyay Hay’adaha Ammaanka dalka

Muqdisho – Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, kana mid ah siyaasiyiinta mucaaradka dowladda, ayaa dhaliil u jeediyay habka ay hay’adaha ammaanka ula dhaqmaan shacabka Soomaaliyeed xilliyada baaritaannada amni.   Kheyre ayaa sheegay in shacabka lagu dhibaateeyo goobaha baaritaanka, isagoo tilmaamay in mararka qaar laga qaato dahabka iyo taleefannada gacanta haweenka, arrintaas oo uu ku tilmaamay mid aan waafaqsaneyn...

Shariif Sheekh Axmed oo Madaxweyne Xasan Sheekh ku Eedeeyay Cadaadis Siyaasadeed

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa eedeyn culus u jeediyay madaxweynaha hadda talada haya, Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku sheegay inuu awood dowladeed u adeegsanayo maamullada dalka.   Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in dowladda federaalka ay muddo dhowr sano ah si sharci darro ah ula macaamileysay maamul goboleedyada, isla markaana hadda lagu cadaadinayo inay xilalka ka...

Muungaab oo weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne Deni

Muqdisho – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ku bahoobay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed.   Muungaab ayaa sheegay in Madaxweyne Deni uusan magaalada Garoowe ka oggolaan bannaanbaxyo iyo rabshado, balse uu doonayo in arrimahaas laga sameeyo Muqdisho. Waxa uu...

Mucaaradka Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo Shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho

Muqdisho - Mucaaradka ka tirsan Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, iyagoo si adag u dhaliilay siyaasadda dowladda Federaalka Soomaaliya.   Mucaaradku waxay markale ku celceliyeen in Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud uu dhamaaday muddo xileedkiisii, isla markaana uu si sharci darro ah ugu sii jiro xafiiska Villa Soomaaliya, oo ah xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya. Sidoo kale, mucaaradku...

Somalia welcomes Muslim nations’ condemnation of Somaliland Jerusalem embassy plan

MOGADISHU — Somalia’s foreign ministry on Sunday welcomed a joint statement by several Muslim-majority countries condemning what they described as Somaliland’s “illegal and unacceptable” plan to open a representative office in occupied Jerusalem.   In a statement, Somalia’s Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation praised the position taken by the foreign ministers of Egypt, Saudi Arabia, Qatar, Jordan, Türkiye, Pakistan,...

Israa’iil oo Ciidamo gaar ah u tababartay Somaliland, kuna wareejisay gantaalada difaaca hawada ee ‘Iron Dome’

Hargeysa - Cutubyo ka tirsan ciidamada gaarka ah ee Somaliland ayaa la xaqiijiyay inay dhowaan dib ugu soo laabteen magaaladda Hargeysa, kadib markii tababar heer sarre ah ay ku soo qaateen magaalada Tel Aviv ee caasimadda Israa'iil, sida ay shaacisay jaraa'idka caanka ah ee The Telegraph.   Sida ay ilo wareedyo dhanka ammaanka ah u sheegeen wargeyska, toddobaadkan gudihiisa ayaa magaalada...

Somaliland troops return from Israel training: report

HARGEISA, Somalia, May 24, 2026 — Units from Somaliland’s special forces have recently returned to Hargeisa after completing advanced military training in Tel Aviv, according to a report published by Britain’s The Telegraph newspaper and cited by security sources.   The report said around 50 specially trained Somaliland officers were welcomed back to Hargeisa this week after receiving modern military instruction...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo hakis ku meel gaar ah ku samaysay oggolaanshaha safarka Masar

Muqdisho - Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay inay si dhow ula socotay caqabadihii ku yimid muwaadiniinta Soomaaliyeed ee u safrayay dalka Masar maalmihii lasoo dhaafay.   Sidaas awgeed, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 24-ka May 2026, waxaa si ku meel gaar ah loo hakiyay isticmaalka oggolaanshaha safarka ee muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku wajahnaa dalka...

Somali minister visits key district, urges support for security efforts

MOGADISHU - A delegation led by Somalia’s federal Minister of Livestock, Forestry and Range, Hassan Hussein Mohamed Eelay, arrived in the district of Qansaxdheere in the southwestern Bay region, where officials said the team held talks focused on security and state-building efforts.   The delegation received a warm welcome from local authorities and residents upon arrival in the district, according to...

Israa’iil oo walaac xooggan ka muujisay heshiis ay wada galeen Mareykanka iyo Iran

Tehran/Washigton - Israa'iil ayaa muujisay walaac aad u weyn oo ku aaddan in Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu aqbalo heshiis xaddidan oo lala galo dalka Iran, kaas oo aan waxba ka badali  barnaamijka Nukliyeerka ee Tehraan.   Sida uu Sabtidii sheegay wargeyska caanka ah ee Haaretz oo soo xiganaya ilo-wareedyo dhanka amniga eer Israa'iil ah, walaacan ayaa salka ku haya in...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...