Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia’s new Labour Minister Meets Civil Service Committee to Boost Government Workforce

MOGADISHU — Somalia’s Minister of Labour and Social Affairs, Prof. Salim Caliyow Ibrow, on Monday met with the National Civil Service Commission (NCSC) to discuss ways to strengthen the country’s civil service.   The meeting was attended by Deputy Minister Aamina Hussein Ali, State Minister Caynanshe Yusuf Hussein, and the Ministry’s Director General, Yusuf Hassan. The NCSC delegation was led by...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Guddiga Shaqaalaha Rayidka

MUQDISHO — Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Prof. Salim Caliyow Ibrow, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowladda Federaalka Soomaaliya (NCSC).   Kulanka waxaa ka qayb galay Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali, Wasiiru-Dowlaha Mudane Caynanshe Yuusuf Xuseen, iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Xasan. Dhanka Guddiga, waxaa hoggaaminayay Guddoomiyaha Guddiga, Mudane Xasan...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay

JOWHAR, 10 Nofeembar 2025 – Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa maanta kulan gaar ah xafiiskiisa kula qaatay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isku-duwaha howlaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UN Resident and Humanitarian Coordinator).   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda bini’aadantinimo ee ka jirta deegaannada Hirshabeelle, gaar ahaan saameynta abaaraha, fatahaadaha,...

Somalia holds humanitarian conference in Jowhar to address droughts and displacement

JOWHAR, Somalia – Somalia on Monday opened a national humanitarian conference in the town of Jowhar aimed at addressing the impact of droughts, floods, displacement, and urgent livelihood needs across the country, officials said.   The meeting brought together senior Somali government officials, including the head of the Somali Disaster Management Agency (SODMA), the deputy special representative of the UN Secretary-General...

Shirka Arrimaha Bini’aadanimada Soomaaliya oo ka furmay magaalada Jowhar [Sawirro]

JOWHAR, 10 Nofeembar 2025 – Shirka Arrimaha Bini’aadanimada Soomaaliya, oo diiradda lagu saarayo abaaraha, fatahaadaha, barakaca iyo baahiyaha nololeed ee degdegga ah, ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle.   Shirka ayaa waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SODMA), ku-xigeenka ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ahna isku-duwaha howlaha...

Somali lawmakers declare October 14 a national day of remembrance

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s lower house of parliament on Sunday approved a resolution designating October 14 as a national day of remembrance to honor victims of terrorist attacks across the country.   The resolution, which aims to commemorate the deadly 2017 truck bombing in Mogadishu that killed hundreds of people, was adopted by a show of hands. A total of 137...

Golaha Shacabka oo Ansixiyay Qaraar Lagu Aqoonsaday 14-ka October Maalin Qaran

MUQDISHO, Soomaaliya — Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey qaraar muhiim ah oo 14-ka October loogu aqoonsaday Maalin Qaran, si sanad kasta dib loogu xasuusto qaraxyadii iyo weerarradii argagixisada Khawaarijta ee dalka gilgiley sanadkii 2017-kii.   Fadhiga maanta oo uu guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa waxaa soo xaadiray tiro badan oo xildhibaano...

Banadir regional administration denies forcing staff to join political parties

MOGADISHU — The Banadir regional administration on Monday officially denied allegations that its employees were being pressured to register with political parties, saying it had no involvement in such activities. In a statement from the administration’s office, officials emphasized that they respect the rights of Somali citizens to freely decide whether or not to join a political organization. “The Banadir regional...

Maamulka Gobolka Banaadir oo beeniyay eedeyn uga timid Gudiga Doorashadda

MUQDISHO, Soomaaliya - Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa soo saarey war-saxaafadeed uu ku beeniyay eedeyn uga timid Gudiga doorashadda qaranka iyo Sohdimaha Soomaaliya.  

Sheekh Shariif oo si adag uga hadlay colaada ka taagan Gobolka Shabellaha Hoose – DAAWO

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynihii hore ee dalka Sheekh ayaa cambaareeyay dilalka arxan-daradda iyo colaadda qabiil ee ka taagan gobolka Shabeellaha Hoose.   Dhaqan aad u xun ayuu ku tilmaamay waxa ka socda duleedka degmada Wanlaweyn, halkaas oo dhawaan nolosha lagu gubey nin odey ah, oo aano qabiil loogu beegsaday.  

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo beeniyay wararka sheegaya in Kenya ay masaafurisay

MUQDISHO – Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa beeniyay wararka sheegaya in 25-kii bishan laga soo celiyay dalka...

Somalia’s deputy prime minister denies reports of deportation from Kenya

MOGADISHU — Somalia's Second Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji has denied reports that he was denied entry and deported from Kenya on June 24,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...