Muqdisho oo lagu qabtay Shir ku saabsan sidii muwaadiniinta loo gaarsiin lahaa adeegyada aas-aasiga ah
Mugadisho: Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Magaalada Muqdisho ka daahfuray kulan lagu falanqeynayo adeegyada ay dowladda siiso bulshada, isaga oo sheegay in shirkan uu muhiim u yahay dib-u-habaynta iyo isla xisaabtanka si bulshada loo gaarsiiyo adeeg hufan.
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa xusay in hadafka shirka uu yahay sidii muwaadiniinta loo gaarsiin...
Somali lawmaker denies opposition talks with president on term extension
MOGADISHU, Oct 26 — A Somali lawmaker has denied reports that members of the opposition coalition, the Somali Salvation Forum, are holding secret talks with President Hassan Sheikh over a proposed two-year term extension.
The comments came after recent reports suggested that opposition figures were negotiating with the presidency on extending the president’s mandate.
In an interview with Shabelle TV, lawmaker...
Xildhibaanka Caananuug oo beeniyay warar ku saabsan wadahadallo sir ah oo Mudo-kororsi la xiriira
Muqdisho, Soomaaliya – 26 Oktoobar 2025: Maalmihii la soo dhaafay, waxaa soo baxay warar sheegaya in xubno ka tirsan Madasha Samatabixinta ay wadahadallo hoose kula jiraan Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, si loo fuliyo mudo kororsi laba sano ah oo Villa Somalia ay ka shaqeyneyso.
Si loo xaqiijiyo xogahan, warbaahinta Shabelle ayaa wareysatay Xildhibaan Caananuug, oo ka tirsan garabka mucaaradka.
Xildhibaanka...
Somalia intelligence forces kill three Al-Shabaab militants in Hiiraan operation
MOGADISHU — Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), supported by international partners, carried out a planned operation in the Kuukaayle area of Maxaas district, Hiiraan region, targeting hideouts used by Al-Shabaab militants, security officials said Saturday.
According to NISA, the operation resulted in the killing of three militants described as “terror masterminds” and the destruction of two vehicles, a...
Howlgal ay fuliyeen Ciidanka NISA oo lagu dilay seddex mid ah Al-Shabaab
Kuukaayle, Hiiraan – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo gacan ka helaya saaxiibada caalamka, ayaa xalay fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Kuukaayle, oo hoos taga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.
Howlgalkan ayaa lagu beegsaday goobo ay gabbaad ka dhiganayeen xoogaga Al-Shabaab. Sida ay sheegtay warbaahinta rasmiga ah ee dowladda, waxaa halkaas lagu dilay seddex dagaalyahan, kuwaas...
Somali president inspects Immigration and Citizenship Agency headquarters in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday inspected the headquarters of the National Immigration and Citizenship Agency (NICA) in Mogadishu to assess ongoing modernization efforts and key operational activities.
During the visit, the president was briefed by Interior Security Minister Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag and NICA Director General Mustafe Sheikh Ali Dhuhulow on progress in digitizing services,...
Xasan Sheekh: Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha waxa ay u dub dhexaad u tahay sugidda amniga iyo xuduudaha dalka
MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xarunta dhexe ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, si uu ugu kuur galo howlaha muhiimka ah ee socda.
Madaxweynaha ayaa warbixin dhammeystiran oo ku saabsan casriyeynta adeegyadaa hay'adda, u daadejinta muwaadininta iyo horumarinta shaqada, waxa uu ka dhageystay Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, Agaasimaha...
Somali Minister launches consultations in Waajid on implementing one-person, one-vote elections
WAAJID – Somalia’s Minister of Ports and Marine Transport, Abdulkadir Mohamed Nur (Jama), has launched a series of consultative and awareness meetings in Waajid district aimed at advancing the implementation of the one-person, one-vote electoral system and encouraging public participation in the country’s democratic process.
During his visit, Minister Jama held separate meetings with the Waajid District Council, traditional elders,...
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda oo Waajid ka bilaabay kulamo ku saabsan hirgelinta doorashada qof iyo cod
Waajid, Bakool – Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa Degmada Waajid ka bilaabay kulamo wadatashi iyo wacyigelin ah oo la xiriira hirgelinta doorashada qof iyo cod, iyo dhiirrigelinta ka qaybgalka shacabka ee hanaanka dimuqraadiyadeed ee dalka.
Wasiir Jaamac ayaa kulamo gaar-gaar ah la yeeshay Golaha Deegaanka Waajid, Odayaasha Dhaqanka, iyo dhalinyarada deegaanka,...
Australia and NUSOJ Empower Somali Journalists to Counter Disinformation and Promote Information Integrity
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has today launched a capacity-building programme designed to equip Somali journalists with the knowledge and practical tools to identify, counter and prevent the spread of disinformation and misinformation. The three-day initiative is taking place in Mogadishu from 25 to 27 October 2025under the theme “Building Information Integrity in Somalia: Empowering Somali Journalists...










