Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali PM, Turkish Envoy Discuss Airport Modernization Plans in Mogadishu

MOGADISHU, Saturday – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Saturday held talks with Turkey’s Ambassador to Somalia, Alper Aktaş, and senior executives from Favori LLC, the Turkish company managing Aden Adde International Airport in Mogadishu. During the meeting, the head of Favori briefed the Prime Minister on the company’s plans to modernize the airport, noting that significant upgrades are...

Xamsa Cabdi Barre oo la kulmay Danjiraha Turkiga iyo Madaxda Shirkadda Favori

MUQDISHO, Sabti, 25 Oktoobar 2025 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kulan la yeeshay Danjiraha Dowladda Turkiga ee Soomaaliya, Danjire Alper Aktaş, iyo madaxda Shirkadda Favori, oo maamusha Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho.   Intii lagu guda jiray kulanka, madaxa Shirkadda Favori ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga warbixiyey qorsheyaasha shirkaddu ku...

Mareykanka oo Duqeymo Ka fuliyay Togga Baallade ee Puntland, oo Lagu Beegsaday Dagaalamayaal Daacish Ah

Puntland, Soomaaliya – Ciidamada Mareykanka ayaa duqeymo cirka ah ka fuliyay Togga Baallade, halkaas oo lagu sheegay in weli ku sugan yihiin dagaalamayaal ka tirsan kooxda Daacish, sida ay xaqiijiyeen ilo amni oo ka tirsan Puntland.   Ilo-wareedku waxay sheegeen in duqeymaha lagu beegsaday godad si adag loo difaacay oo ay ku dhuumaaleysanayeen dagaalamayaasha, kuwaas oo ku go’doonsanaa togga. Goobaha la duqeeyay...

US Conducts Strikes on ISIS Fighters in Baallade Valley, Puntland State of Somalia

Puntland, Somalia – US forces carried out airstrikes in the Baallade Valley, targeting ISIS fighters reportedly still entrenched in the area, security sources in Puntland confirmed. According to the sources, the strikes focused on heavily fortified hideouts used by the militants, who have been isolated in the valley. The targeted locations included Hays, Baarikallaah, and Marraagade, all within Baallade Valley, where...

Somali Lawmaker Warns President Hassan Sheikh Over Possible Term Extension

Mogadishu, Somalia – Somali lawmakers have expressed differing views from Villa Somalia, indicating that President Hassan Sheikh Mohamud may soon seek to extend his term in office.   MP Mohamed Ali Omar Caananuug, a member of Somalia’s parliament, told Shabelle TV that while President Hassan is reportedly working hard on the plan, the success of such a move ultimately depends on...

Xildhibaan ka Digay Qorshaha Madaxweyne Xasan ee Muddo Kororsi

Muqdisho – Xildhibaanada ka aragtida duwan Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu dhawaan u ruqaansan doono raadinta muddo kororsi xilkiisa. Xildhibaan Maxamed Cali Cumar Caananuug oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Shabelle u sheegay in qorshahan uu Madaxweyne Xasan si weyn uga shaqeynayo, hase yeeshee uu xusay in guusha ay ku hingobi doonto Madaxweynaha. Madaxweyne...

Somali police officers caught in the act of robbing civilians near the capital

MOGADISHU, Somalia — Somali police officers arrested two government soldiers on Friday who they say were caught in the act of robbing civilians in the capital, Mogadishu.   The arrests took place in the Siinka Dheer area of the Garasbaley district, according to a statement from the Banadir Regional Police Command. The two men, identified as Mustaf Nisaam Mohamed and Anas Mohamed...

Booliska Soomaaliya oo qabtay laba askari oo lagu eedeeyay dhac shacabka ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO – Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa Jimcihii magaalada Muqdisho ku qabtay laba nin oo lagu eedeeyay inay dhici jireen shacabka, iyadoo saraakiishu sheegeen in labadaas nin ay yihiin askarta dowladda.   Boolisku waxay sheegeen in labada eedeysane lagu qabtay iyagoo ku guda jiray fal dhac ah oo ka dhacay deegaanka Siinka Dheer ee degmada Garasbaaley, waxaana gacanta ku dhigay saraakiil ka...

Ethiopia and Somalia Reaffirm Commitment to Regional Peace and Cooperation at Tana Forum

BAHIR DAR – Ethiopia and Somalia have reaffirmed their commitment to strengthening peace, security, and regional cooperation in the Horn of Africa as the 11th Tana High-Level Forum on Security in Africa opened in Bahir Dar on Friday.   Discussions on the opening day of the forum focused on stability and peace in the Horn of Africa, with leaders and experts...

Ethiopia iyo Soomaaliya oo shaaciyay Inay iska-kaashanayaan Nabadda Gobolka Geeska Afrika

Bahir Dar, Itoobiya – Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa mar kale xaqiijiyey go’aankooda ku aaddan xoojinta nabadda, amniga, iyo iskaashiga gobolka Bariga Afrika, xilli ay furmayso Madasha Ammaanka ee Tana ee 11-aad oo lagu qabtay magaalada Bahir Dar ee Itoobiya.   Doodihii maalintii ugu horreysay ee madasha ayaa diiradda lagu saaray xasilloonida iyo nabadda Geeska Afrika, iyadoo madaxda iyo khubaradu ay...

WARAR KALE

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka Oo Soo Gabagabeeyey Barnaamij Is-weydaarsi Aqooneed

NAIROBI – Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa soo gabagabeeyey barnaamij is-weydaarsi aqooneed oo socday muddo toddobaad ah, kaas oo ay...

Taliyaha NISA Oo Gaaray Dhuusamareeb Xilli La Filayo Doorashooyinka Qof iyo Codka Ah

DHUUSAMAREEB – Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa hada gaaray Degmadda Dhuusamareeb ee Caasimadda...

Soomaaliya iyo Bangiga Horumarinta Islaamka Oo Saxiixay Qaab-dhismeedka Iskaashiga

BAKU, AZERBAIJAN – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka (IsDB), Dr. Muhammad Al Jasser, ayaa maanta...