Masar iyo Ruushka oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga iyo arrimaha gobolka
New Delhi — Wasiirka Arrimaha Dibadda, Iskaashiga Caalamiga ah iyo Masaarida Dibadda ee dalka Masar, Dr. Badr Abdel Aati, ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Ruushka, Sergei Lavrov, intii uu socday shirkii Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee BRICS oo lagu qabtay magaalada New Delhi.
Labada dhinac ayaa adkeeyay muhiimadda ay siinayaan iskaashiga istiraatiijiyadeed ee u dhexeeya Masar iyo Ruushka,...
India slams “unacceptable” attack on merchant vessel off Oman
India condemned an attack that sank an Indian-flagged vessel transiting through Omani waters as "unacceptable" on Thursday and said targeting of commercial ships should be avoided amid the US-Israeli war with Iran.
The attack on the dhow – a vessel built of wood – while it was sailing to the United Arab Emirates from Somalia in the early hours of...
India oo cambaareysay weerar Burcad-badeeda ku qaadey Markab ay leedahay
NEW YORK - Dowladda Hindiya ayaa si adag u cambaareysay weerar lala beegsaday doon laga leeyahay dalkaas, kaas oo ku degay biyaha dalka Cumaan.
Hindiya ayaa falkaas ku tilmaamtay mid "aan la aqbali karin," iyadoo ku baaqday in laga fogaado beegsiga maraakiibta ganacsiga xilli ay gobolka ka jirto xiisad ka dhalatay dagaalka u dhexeeya Mareykanka, Israa'iil iyo Iiraan.
Doonta ayaa ka tagtay...
Muqdisho oo laga xusayo 83-guurada aas-aaska Ururka SYL
Muqdisho – Waxaa maanta oo ku beegan 15-ka May si weyn looga xusayaa 83-guurada kasoo wareegtay aas-aaska Ururka Gobonnimo-doonka Soomaaliyeed ee SYL (Somali Youth League), oo door weyn ka qaatay halgankii gobonnimada dalka.
Munaasabado kala duwan ayaa lagu qabanayaa magaalada Muqdisho, iyadoo ubax dhigid lagu sameynayo taalada SYL si loo maamuuso halgamayaashii Soomaaliyeed ee u istaagay xorriyadda iyo midnimada shacabka...
Somalia’s President Opens New Youth and Sports Ministry Headquarters in Mogadishu
MOGADISHU, May 15, 2026 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Friday inaugurated the new headquarters of the Ministry of Youth and Sports in Mogadishu, describing the facility as a symbol of the government’s efforts to strengthen youth services and promote sports development across the country.
Speaking during the ribbon-cutting ceremony, Hassan Sheikh said the modern building carried greater significance...
Kenya Keeps Somalia Border Closed Over Security Concerns, Ruto Says
NAIROBI — Kenyan President William Ruto said Thursday that renewed instability in Somalia had forced Nairobi to keep its border with neighboring Somalia closed, nearly 15 years after the frontier was first shut.
Speaking in an interview with France 24 during the Africa Champions Summit in Nairobi, Ruto said Kenya had initially planned to reopen the border in April this...
Heavy Fighting Erupts Near Baidoa Between Somali Government Forces and Troops Loyal to Ex-South West Leader
BAIDOA, Somalia — Heavy fighting erupted on the outskirts of Baidoa between Somali federal government forces and fighters loyal to former South West state president Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, according to local sources and officials on Thursday.
Residents and security sources said clashes intensified over recent hours after commanders aligned with Laftagareen reportedly mobilized forces in villages surrounding Baidoa in...
Dagaal Xooggan oo Ka Socda Duleedka Magaalada Baydhabo
Baydhabo – Wararka laga helayo duleedka magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in dagaal culus uu u dhexeeyo ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo ciidamo taabacsan madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen).
Dagaalka ayaa la sheegay inuu saacadihii lasoo dhaafay sii xoogeystay, iyadoo saraakiisha hoggaamineysa ciidamada taageersan Lafta Gareen ay maalmihii dambe abaabul ciidan ka wadeen deegaanno...
Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay Natiijada Doorashada Koonfur Galbeed
Baydhabo – Guddiga Doorashooyinka ayaa shaaciyay natiijada doorashadii golaha deegaanka ee dhawaan ka dhacday deegaanada maamulka Koonfur Galbeed, gaar ahaan magaalada Baydhabo.
Doorashadan oo ay ka qeyb galeen xisbiyo kala duwan ayaa lagu soo gabagabeeyay codbixin ay shacabka deegaanka si toos ah uga qeyb qaateen, iyadoo lagu tilmaamay mid ka mid ah doorashooyinkii ugu muhiimsanaa ee heer deegaan ee dhowaan...
Opposition-Government Conference Breaks Up Again
Mogadishu – The conference between the opposition and President Hassan Sheikh Mohamud, led by international community representatives in the Xe’en Daabka Xalane, ended without any agreement, after a long discussion between the parties.
The conference, chaired by international community representatives, focused on the country’s elections, but broke up without any results.
Reports indicate that the international community temporarily left the conference...












