Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Khudbad Muhiim ah ka Jeediyey Shirka 5-aad ee Nabadda iyo Horumarka Afrika
MUQDISHO - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta khudbad muhiim ah ka jeediyey Shirka 5-aad ee Nabadda iyo Horumarka Afrika, kaasoo lagu qabtay magaalada Aswan ee Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar. Shirka oo cinwaankiisu ahaa “Awoodda Afrika ee Horumarka iyo Isbeddelka Adduunka Casriga ah” ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga warbixiyey horumarka ballaaran ee Soomaaliya ay ku...
Shirka Xoojinta Amniga Xuduudaha Dalka oo Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho
MUQDISHO - Maanta waxaa Xarunta Dhexe ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda lagu qabtay shirka xoojinta amniga xuduudaha dalka, kaasoo ay shir guddoomiyey Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag.
Shirka waxaa ka soo qeyb galay Taliyaha Ciidanka Booliska, Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, iyo saraakiil kale oo ka tirsan labada hay’adood.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray istaraatiijiyadda...
Waa sidee xaaladda Awdheegle kadib markii DFS kala wareegtay Al-Shabaab?
AWDHEEGLE - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Cumar Cali Cabdi iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage ayaa booqasho ku tagay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Safarkan ayaa ahaa mid shaqo oo lagu qiimeynayey xaaladda amni iyo tan bini’aadannimo ee degmada, ka dib markii dhawaan laga xoreeyay kooxihii Khawaarijta.
Wasiiru Dowlaha iyo Taliyaha ayaa kormeeray goobaha ay kooxahaasi...
Somali authorities and Interpol arrest former hospital director on rape charges in Rwanda
MOGADISHU — Somali authorities, in cooperation with Interpol, have arrested Jama Abdi Mohamud, the former director of Qardho Hospital, in Rwanda and brought him back to Somalia to face charges of rape and abuse.
The Office of the Attorney General said Sunday that investigations revealed Jaamac’s involvement in acts of sexual assault, as well as recording and distributing indecent videos...
Nin kufsi ka geystay Qardho oo laga soo qabtay dalka Rwanda
Muqdisho, Soomaaliya – Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, iyada oo kaashanaysa Booliska Soomaaliya qeybta la shaqeysa Booliska Caalamiga ah (Interpol), ayaa dalka Rwanda kasoo qabtay eedeysane Jaamac Cabdi Maxamuud, oo muddo baxsad ka ahaa hay’adaha cadaaladda Soomaaliya.
Jaamac Cabdi Maxamuud ayaa lagu eedeeyay falal kufsi ah, duubista muuqaallo anshax xumo ah, iyo tacaddiyo loo geystay gabdho Soomaaliyeed, kuwaas oo...
SoDMA, Regional Relief Ministers Agree to Hold Next Somalia Humanitarian Forum in Jowhar
Mogadishu — The commissioner of Somalia’s National Disaster Management Agency (SoDMA), Mohamud Moalim Abdulle, met with relief ministers from the country’s federal member states to discuss preparations for the upcoming Somalia Humanitarian Forum.
The quarterly forum, which focuses on addressing key humanitarian issues such as drought, conflict, and climate change, is scheduled to take place on November 10, 2025, in...
SoDMA iyo Wasaaradaha Gargaarka Dowlad-Goboleedyada oo Qabtay Kulamo Diiradda Lagu Saaray Shirka Bini’aadannimada Soomaaliya
Muqdisho, 19 Oktoobar 2025 — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay wasiirrada gargaarka dowlad-goboleedyada dalka.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii si habsami leh loo qaban lahaa Shirka Madasha Bini'aadannimada Soomaaliya, oo ah shir saddexdii biloodba mar la qabto, kaasoo xooga lagu saaro arrimaha bini’aadannimo ee dalka sida abaaraha, colaadaha,...
Somali Police Arrest Man Accused of Killing Wife with Machete in Mogadishu
Garasbaley, Somalia — Somali police at Garasbaley police station have arrested a suspect identified as Abshir Sheikh Abdisalaan Mohamed, accused of brutally killing his wife with a machete.
The horrific killing took place in a neighborhood within the Garasbaley district. Police launched an immediate operation, ultimately apprehending the suspect.
According to police officials, Abshir is currently held at Garasbaley police station...
Booliska Soomaaliya oo xiray Nin lagu eedeeyay inuu xaaskiisa toorey ku dilay
Muqdisho — Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Saldhigga Garasbaaley ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane lagu magacaabo Abshir Sheekh Cabdisalaan Maxamed.
Ninkan ayaa lagu eedeeyay dil ka dhacay gudaha guri ku yaalla magaalada, halkaas oo uu ku dilay xaaskiisa isagoo adeegsanaya toorey.
Eedeysanaha ayaa haatan ku jira gacanta ciidamada booliska, waxaana loo gudbin doonaa maxkamadda awoodda u leh si sharciga loogu waafajiyo...
Political Changes Expected in Doolow Following Key Clan Meeting
Doolow, Gedo — Political shifts are anticipated in the coming days in Doolow town, Gedo region, after the elders of the clan held talks with the district commissioner, Mohamed Abdi Lafey.
The meeting resulted in significant agreements, including initiating dialogue between Abdirashid Janan and Mohamed Abdi Lafey. Security responsibilities in Doolow town and its airport will be handed over to...










