Fiqi oo Digniin Adag u Dirtay Mucaaradka: “Banaanbaxyada Muqdisho Lama Ogolaanayo”
Muqdisho (AFP) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si kulul uga digay banaanbaxyo ay qorsheynayaan siyaasiyiin mucaarad ah, isaga oo sheegay in aan la aqbali doonin wax mudaharaad ah oo lagu qabto caasimadda Muqdisho.
Fiqi oo saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho, ayaa ku eedeeyay qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka inay maalgelin ka helayaan cid aan la magacaabin...
Somali National Army Conducts Planned Operations Against Al-Shabaab in Lower Shabelle
JANALE, Somalia – Units of the Somali National Army (SNA), specifically the 144th and 145th battalions of the 14th October Brigade, carried out planned military operations on Monday in several villages under the Janaale area in the Lower Shabelle region, according to military officials.
The operation, led by Lieutenant Colonel Abdirahim Mohamed Munye, commander of the 14th October Brigade, targeted...
Ciidamada Xoogga Dalka oo Howlgallo Qorsheysan ka Fuliyay Deegaanno ka Tirsan Shabeellaha Hoose
Janaale, Soomaaliya – Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan ururrada 144-aad iyo 145-aad ee guutada 14-ka October, ayaa maanta howlgallo qorsheysan ka sameeyay tuulooyin dhowr ah oo hoostaga deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay saraakiishu sheegeen.
Howlgalka oo uu hoggaaminayay Taliyaha guutada 14-ka October, Gaashaanle Dhexe Cabdiraxiin Maxamed Munye, ayaa lagu bartilmaameedsaday fariisimo ay ku sugnaayeen xubno ka...
Former Kenyan Prime Minister Raila Odinga Dies at 80 in India
NAIROBI, Kenya – Former Kenyan Prime Minister Raila Odinga has died at the age of 80 while receiving treatment at a hospital in India, family members confirmed to local media on Wednesday.
Odinga, who served as Kenya’s Prime Minister between 2008 and 2013, had recently been flown to India following reports of deteriorating health. A medical official at the hospital...
Ra’iisal Wasaaraha hore ee Kenya, Raila Odinga oo ku geeriyoodey dalka India
INDIA - Ra’iisal Wasaaraha hore ee Kenya, Raila Odinga, ayaa ku geeriyooday maanta Isbitaal ku yaalla dalka India, isagoo 80 jir ah, sida ay xaqiijiyeen xubno kamid ah qoyskiisa oo warbaahinta la hadlay.
Odinga oo soo noqday Ra'iisul Wasaaraha Kenya intii u dhaxaysay sanadihii 2008 iyo 2013 ayaa mudooyinkii u dambeeyay soo baxayay warar kala duwan ay ka soo baxayeen...
WHO issues alert about contaminated Indian cough syrups
NEW DELHI, Oct. 14 (Xinhua) -- The World Health Organization (WHO) has issued an alert about three contaminated cough syrups identified in India, urging health authorities around the world to report any detection of these medicines in their countries to the global health body.
According to the alert on Monday, the contaminated oral liquid medicines have been identified to be...
First ship on China-Europe Arctic route docks in Britain
FELIXSTOWE, Britain, Oct. 14 (Xinhua) -- After a 20-day voyage, the first vessel on the China-Europe Arctic container express route arrived Monday night at the Port of Felixstowe in east England.
The route offers a clear time advantage versus roughly 25 days by the China-Europe Railway Express, about 40 days via the Suez Canal and some 50 days around the...
U.S. gov’t shutdown enters third week as Treasury warns of economic toll
WASHINGTON, Oct. 14 (Xinhua) -- As the U.S. federal government shutdown stretches into its third week, Treasury Secretary Scott Bessent warned that the closure is already beginning to weigh on the real economy.
"This is getting serious. It's starting to affect the real economy," he told Fox Business on Monday, without providing further details.
Bessent added that the government has been...
Somali Govt accused of unlawful deportations as diaspora alleges forced returns from Europe
MOGADISHU – Somalia’s federal government is facing growing accusations from members of the Somali diaspora and rights advocates, who allege that it has been involved in the forced return of individuals from Europe in violation of proper legal procedures.
The controversy arises amid bilateral agreements between Somalia and several European countries aimed at repatriating Somali nationals who have lost their...
DFS oo lagu eedeeyay dib u celin sharci darro ah iyo “afduub” ay kula kacday Soomaalida qurbaha
Muqdisho – Iyadoo ay jiraan heshiisyo dib u celin ah oo dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) la gashay qaar ka mid ah dalalka Yurub si dib loogu celiyo muwaadiniinta Soomaalida ee waayey sharciyadooda, ayaa hadda waxaa soo baxaya eedeymo culus oo loo jeedinayo DFS, kuwaas oo lagu tilmaamay in aan la marin habraacyadii saxda ahaa ee dib u celinta.
Eedeymahan ayaa...










