Mogadishu to Host Somali Success Forum Focused on Energy Transition
MOGADISHU — Somalia’s energy future will take center stage on Wednesday, 15th October as Hormuud Telecom hosts the Somali Success Forum at the Jazeera Hotel in Mogadishu.
Now in its fourth year, the Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed will gather leading voices from government, industry and finance for a high-level panel titled: “Powering Somalia’s Future: Policy, Investment, and Private Sector Leadership in...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Kulan la yeeshay Madaxda IMF, Bangiga Adduunka iyo Hay’ado Maaliyadeed oo Caalami ah
Washington, D.C. — Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dhawaan gaaray magaalada Washington D.C., si ay uga qeyb galaan shirka sanadlaha ah ee Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) iyo Bangiga Adduunka.
Ka hor furitaanka kulamada guud, Wasiirka iyo wafdigiisu waxay kulamo gaar ah la yeesheen madaxda sar sare ee IMF, Bangiga Adduunka, iyo...
Somalia, UNOPS Discuss Strengthening Digital Governance and Telecom Infrastructure
Mogadishu – Somalia’s Minister of Communications and Technology, Mohamed Adan Moalim (Somali), held a high-level meeting on Monday with a delegation from the United Nations Office for Project Services (UNOPS), led by Ala’a Nemer, the UNOPS Country Director for Somalia.
The talks, held at the minister’s office in Mogadishu, focused on advancing digital government services, strengthening telecommunications infrastructure, and enhancing...
Wasiirka Isgaarsiinta oo Wafdiga UNOPS Kala Hadlay Horumarinta Adeegyada Dhijitaalka iyo Kaabayaasha Isgaarsiinta
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Aadan Macalin, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Hay’adda Qaramada Midoobay ee Mashaariicda (UNOPS), waxaana hoggaaminayay Ala’a Nemer, Agaasimaha Guud ee UNOPS u qaabilsan Soomaaliya.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Wasaaradda iyo UNOPS, gaar ahaan dhinacyada adeegyada dhijitaalka ah ee dowladda, kaabayaasha...
Somali Family Minister Visits Qatar’s Family Court, Seeks Collaboration on Judicial Reforms
Doha – Somalia’s Minister of Family Affairs and Human Rights, Ambassador Khadiija Mohamed Al-Makhzoumi, paid an official visit Tuesday to the Family Court of Qatar, as part of efforts to strengthen judicial cooperation and explore best practices in handling family-related legal matters.
The Somali delegation, led by Minister Al-Makhzoumi, was warmly received by Dr. Ghanem bin Thamer Al-Mutref Al-Humaidi, a...
Wasiirka Qoyska XFS oo Booqasho Ku Tagtay Maxkamadda Qoyska ee Qatar
Doha, Qatar – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Marwo Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa booqasho rasmi ah ku tagtay Maxkamadda Qoyska ee Dowladda Qatar, halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyay.
Wafdiga Wasiiradda waxaa Maxkamadda kusoo dhaweeyay Dr. Ghanem bin Thamer Al-Mutref Al-Humaidi, oo ka tirsan Guddiga Adeegga Garsoorka ee Qatar. Intii ay booqashada...
Somalia, Qatar Discuss Infrastructure and Urban Development Cooperation During Ministerial Visit
DOHA – Somalia’s Minister of Public Works, Dr. Elmi Mahmoud Nur, held a series of high-level meetings in Doha on Monday with key Qatari officials, aimed at strengthening bilateral cooperation in infrastructure development and urban planning.
In a pivotal meeting, Dr. Nur met with the Acting Head of the Qatar Fund for Development, where discussions focused on enhancing the longstanding...
Wasiirka Hawlaha Guud ee Soomaaliya oo Qatar Kula Kulmay Mas’uuliyiin Sare si Loo Dardar-geliyo Mashaariicda Horumarineed
DOOXA – Wasiirka Hawlaha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, ayaa magaalada Dooxa kulan miro-dhal ah la qaatay Ku-simaha Madaxa Sanduuqa Horumarinta Dowladda Qatar.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray adkeynta xiriirka walaaltinimo ee Soomaaliya iyo Qatar, iyo sidii Sanduuqa Horumarinta Qatar uu door muuqda uga qaadan lahaa mashaariicda la xiriira kaabeyaasha dhaqaalaha Soomaaliya.
Wasiirka ayaa xusay muhiimadda ay...
Somalia’s Deputy Planning Minister Meets with DRC Officials to Boost Development Cooperation
MOGADISHU – Somalia’s Deputy Minister of Planning, Investment and Economic Development, Mohamed Aden Mohamed, held a high-level meeting on Monday with officials from the Danish Refugee Council (DRC), led by the organization’s Country Director for Somalia, Filip Lozinski.
The meeting, which took place at the Ministry’s headquarters in Mogadishu, focused on strengthening collaboration between the Somali government and DRC, particularly...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta oo La Kulmay Madaxda DRC si Loo Xoojiyo Iskaashiga Horumarineed
Muqdisho — Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamed Aadan Maxamed, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxda Hay’adda Danish Refugee Council (DRC), oo uu hoggaaminayay Agaasimaha Guud ee DRC Soomaaliya, Mudane Filip Lozinski.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hay’adda DRC, gaar ahaan dhinacyada Kormeerka iyo Qiimaynta (M&E), hufnaanta barnaamijyada horumarineed,...









