Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wafdi Sare Oo Booqday Degmada Awdheegle kadib markii laga saarey Al-Shabaab

Awdheegle – Kadib howlgal ballaaran oo iskaashiga ku saleysan oo ay fuliyeen ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXD) iyo kuwa nabad ilaalinta Midowga Afrika ee (AUSSOM), ayaa laga saaray kooxda Al-Shabaab degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay sheegeen saraakiisha dowladda.   Wafdi sare oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Dhulka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar Khaalid ayaa booqday degmada Awdheegle, si uu...

Tensions Mount in Mogadishu Over Forced Evictions and Public Land Reclaims

Mogadishu, Somalia – A wave of political tensions has swept through the Somali capital in recent days as opposition leaders under the "National Salvation Forum" strongly condemned a government-led operation aimed at reclaiming public land, which has resulted in the displacement of several families. The evictions, which the government says are necessary to restore state-owned property illegally occupied or developed under...

Barakicinta Muqdisho oo Kicisay Dood Kulul oo u Dhaxeysa Mucaaradka iyo Dowladda

MUQDISHO – Magaalada Muqdisho ayaa maalmahan u dambeyey marti gelisay kulamo isdaba joog ah oo ay qabanayeen xubnaha Madasha Mucaaradka Samatabixinta, kuwaasoo si adag uga soo horjeestay howlgalka ay dowladda Federaalka ku burburinayso dhismayaasha laga dhisay dhulalkii danta guud.   Mucaaradka ayaa sheegay in barakicintaasi ay si toos ah u saameyneyso dad shacab ah oo aan haysan beddel ku filan, isla...

Trump orders Pentagon to pay troops amid gov’t shutdown

WASHINGTON, Oct. 11 (Xinhua) -- U.S. President Donald Trump said Saturday on Truth Social that he has directed Defense Secretary Pete Hegseth to "use all available funds" to ensure troops receive their pay on Oct. 15 amid the ongoing federal government shutdown.   "We have identified funds to do this, and Secretary Hegseth will use them to pay our troops," Trump...

Sudanese gov’t reports 57 civilian deaths in RSF drone strike on El Fasher

KHARTOUM, Oct. 11 (Xinhua) -- The Sudanese government on Saturday reported that a drone strike by the paramilitary Rapid Support Forces (RSF) killed 57 civilians at a temporary shelter in the western Sudanese city of El Fasher.   "As part of its ongoing plan aimed at the mass extermination of displaced persons and civilians in El Fasher, the terrorist militia committed...

Feature: China-Tajikistan Highway a lifeline on the Pamirs

DUSHANBE, Oct. 11 (Xinhua) -- Driving out of Dushanbe, the capital of Tajikistan, one heads southeast through the Danghara Valley, over the Hazrati Shoh mountains, then follows the Surkhob River northward into the Pamir Plateau.   Here the river roars day and night, tumbling between steep cliffs and jagged peaks that loom on both sides. Mountains cover some 93 percent of Tajikistan's...

Somali Parliament Greenlights Independent Human Rights Commission to Boost Accountability

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Federal Parliament approved the creation of an Independent National Human Rights Commission on Saturday, a move hailed by officials as a significant milestone in strengthening accountability and justice amid ongoing challenges in the country. Minister of Family Affairs and Human Rights Khadija Mohamed Al-Makhzoumi called the approval a “historic decision” that underscores Somalia’s commitment to human...

Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka

Muqdisho – Sabtidii, xubnaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka intii lagu guda jiray kalfadhigooda maanta.   Wasiirka Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka, Khadija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa si weyn u soo dhaweeyay ansixinta guddigan oo ay xildhibaannadu maanta ku meel mariyeen, iyadoo tilmaantay in Soomaaliya ay ka go’an tahay horumarinta xuquuqul insaanka. “Go’aankan...

Somali President under pressure to Resume Talks with Jubaland After Negotiation Breakdown

Mogadishu – Somali elders and civil society figures are intensifying calls on President Hassan Sheikh to resume dialogue with regional states, particularly Jubaland, following the collapse of recent talks between the federal government and the southern state.   Dahir Hashi, a prominent elder in Mogadishu, voiced concern in an exclusive interview with Shabelle Media, criticizing what he described as the president’s...

Baaqyo Loo Jeedinayo Madaxweyne Xasan Sheekh Kadib Fashilkii Wadahadalladii Jubaland

Muqdisho – Tan iyo markii ay fashil kusoo dhammaadeen wadahadalladii dhowaan u socday Jubaland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaa isa soo taraya baaqyada waxgaradka iyo siyaasiyiinta dalka oo ku wajahan Madaxweynaha Federaalka, Xasan Sheekh Maxamuud.   Daahir Xaashi, oo ka mid ah waxgaradka magaalada Muqdisho, ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey idaacadda Shabelle ku muujiyey walaac xoogan oo ku saabsan...

WARAR KALE

Golaha Wasiirrada Soomaaliya Oo Ka Hadlay Arrimaha maamulka Somaliland

MUQDISHO — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixin tirakoobyo wadata oo ku saabsan...

Madaxweyne Al-Sisi Oo Trump Uga Mahadceliyay Taageerada Masar Ee Arrinta Biyo-Xireenka Itoobiya

PARIS – Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah Al-Sisi, ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump mowqifka uu ka qaatay muranka la xiriira Biyo-xireenka Weyn ee...

Midowga Afrika Oo Soo Dhaweeyay Heshiiska Nabadeed Ee Maraykanka Iyo Iran

ADDIS ABABA – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AUC), Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa soo dhaweeyay heshiiska nabadeed ee ay wada gaareen Mareykanka iyo Jamhuuriyadda...