Galmudug oo gacanta ku Dhigay Saddex ka mid ah Rag ku Eedeysan Dil
Dhuusamareeb — Ciidanka Booliiska Dowlad-goboleedka Galmudug ayaa ku guuleystay in ay soo qabtaan saddex ka mid ah eedeysanayaashii loo haystay dil arxan-darro ah oo Khamiistii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud.
Falka dilka ah ayaa loo geystay hooyo waayeel ah oo lagu magacaabi jiray Sahro Cartan Xirsi, iyo saddexdeedii gabdhood:
Nuurto Axmed Maxamuud
Xaawo Axmed Maxamuud
...
Somalia: Jubbaland Vice President Discusses Gedo Tensions with UN Officials
Gedo — The Vice President of Jubbaland, Mahmoud Sayid Aden, held a virtual meeting with officials from the United Nations Political Office in Somalia to discuss the growing humanitarian and political crisis in the Gedo region.
According to a statement from the Jubbaland administration, the meeting focused on what Aden described as “escalating interference” by the Federal Government of Somalia...
Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Qaramada Midoobay kala hadlay Xaaladda Gedo iyo Faragelinta Dowladda Federaalka
Gedo — Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan, oo ku sugan gobolka Gedo, ayaa kulan fogaan-arag ah la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, isaga oo uga warbixiyay xaaladda cakiran ee ka taagan gobolka.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda bini’aadantinimo ee ka dhalatay, sida uu sheegay Madaxweyne ku-xigeenku, faragelinta ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ka...
Protests Erupt in Ceergaabo Against Somaliland Forces Following Fatal Shooting
Ceergaabo — Large-scale protests broke out last night in Ceergaabo, the capital of Somalia’s Sanaag region, as residents expressed outrage over the killing of a local youth by Somaliland security forces.
Demonstrators blocked major roads across the city, setting tires ablaze to voice their anger at the fatal shooting that occurred recently in the area, which they blame on Somaliland...
Dibadbaxyo Ka Dhacay Ceergaabo oo Ka Dhan ah Ciidamada Somaliland
Ceergaabo — Dibadbaxyo waaweyn ayaa xalay ka dhacay magaalada Ceergaabo, xarunta gobolka Sanaag, iyada oo ay shacabka deegaanka ku muujiyeen caro iyo cambaareyn ku aadan dil ka dhacay deegaanada gobolka oo ay geysteen ciidamada maamulka Somaliland.
Dadka dibadbaxa dhigayay ayaa laamiyada magaalada ku gubayay taayiro, isla markaana xirey wadooyin badan oo muhiim ah, iyaga oo codkooda ku cabiraya sida ay...
Somalia: Army Issues Strong Warning Over Unauthorized Use of Military Uniforms and Insignia
Mogadishu — Somalia’s National Army Command has issued a strong warning against the unauthorized use of military uniforms, ranks, insignia, and related equipment, in a move aimed at curbing misuse and preserving the integrity of the armed forces.
In an official statement released on Saturday, the Somali National Army (SNA) command declared that individuals found using military attire or symbols...
Taliska CXDS oo Digniin Adag Ka Soo Saaray Isticmaalka Sharci Darrada ah ee Dareeska Ciidanka
MUQDISHO — Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa maanta soo saaray digniin adag oo ka dhan ah isticmaalka sharci darrada ah ee astaamaha, dareeska, iyo agabka kale ee gaarka u ah ciidamada, taasoo si toos ah loola hadlayo dadka rayidka ah iyo ganacsatada ku lug leh arrintan.
Warsaxaafadeed rasmi ah oo kasoo baxay Taliska Ciidanka ayaa lagu sheegay in...
Somalia: Lawmakers Issue Strong Warning Against FGS Interference in Jubbaland
Mogadishu — More than 50 members of Somalia’s bicameral federal parliament have jointly issued a stern warning over what they describe as increasing political interference by the federal government in the affairs of the Jubbaland regional administration.
The lawmakers — representing both the Upper House and the House of the People, and elected from constituencies in Jubbaland — accused outgoing...
Xildhibaano Digniin culus ka soo saaray Faragelinta Dowladda Federaalka ee Maamulka Jubbaland
Muqdisho, Oktoobar 11, 2025 — In ka badan 50 xildhibaan oo isku jira labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka), kuna matala deegaan doorashada Jubbaland, ayaa si wadajir ah u soo saaray bayaan ay si adag uga digayaan qorshe ay sheegeen in Madaxweynaha muddo xileedkiisu gabaabsi yahay, Xasan Sheekh Maxamuud, ku wado burburinta nidaamka federaalka...
Somalia hails Trump-brokered Israel-Hamas peace agreement
Mogadishu, Somalia – Somalia on Thursday welcomed the ceasefire agreement reached between Israel and Hamas during talks in Sharm El-Sheikh, Egypt, hailing it as a step towards ending the ongoing conflict and easing humanitarian suffering in the region.
The agreement includes provisions for a ceasefire, the delivery of humanitarian aid, the release of prisoners and detainees, and the resumption of...









