Somalia Repatriates 148 Citizens from Yemen Amid Ongoing Humanitarian Crisis
MOGADISHU, Somalia, Oct 10, 2025 – Somalia on Thursday repatriated 148 of its citizens from Yemen, as part of a coordinated humanitarian effort with international agencies, authorities said.
The group — including men, women and children — arrived in Mogadishu aboard a chartered flight, marking the latest in a series of operations to return Somalis affected by Yemen’s years-long conflict...
Dowladda Soomaaliya oo 148 Qof oo Soomaaliyeed Kasoo Celisay Dalka Yemen
Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo kaashaneysa hay'adaha caalamiga ah ee gargaarka, ayaa dib u soo celisay 148 muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku sugnaa dalka Yemen.
Dadkan oo isugu jiray rag, dumar iyo carruur ayaa soo gaaray garoonka caalamiga ah ee Aden Adde ee magaalada Muqdisho, iyagoo kusoo duulay diyaarad gaar ah oo si khaas ah loo kiraystay.
Soo celinta muwaadiniintan ayaa lagu...
Israel, Hamas prepare to implement Gaza ceasefire agreement
GAZA/JERUSALEM, Oct. 9 (Xinhua) -- Israel and Hamas are preparing to implement a Gaza ceasefire agreement, with an official signing ceremony expected later Thursday in Egypt's Sharm el-Sheikh following three days of intensive negotiations mediated by Egypt, Qatar, Türkiye and the United States, according to Palestinian and Israeli sources.
Senior Hamas official Osama Hamdan told Qatar's Alaraby Television Network in...
U.S. gov’t shutdown enters 2nd week, with no end in sight
WASHINGTON, Oct. 9 (Xinhua) -- The U.S. federal government's shutdown entered its second week on Wednesday, with no end on the horizon as the Senate was unable to reach an agreement to reopen it.
On the day, two bills to fund the government -- one from Democrats and the other from Republicans -- failed to pass for the sixth time.
House...
Somalia’s Cabinet Approves Three Education and Research Agreements
MOGADISHU — Somalia’s Federal Cabinet on Wednesday approved three memorandum of understandings (MoUs) related to education and research, during their weekly meeting.
The agreements, submitted by the Ministry of Education, Culture and Higher Education, include:
An MoU between Somalia and Uganda on education.
An MoU between Somalia and Qatar on higher education.
An MoU between Somalia and Algeria on higher...
Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya oo Maanta ansixiyay Heshiisyo Cusub [Sawirro]
Muqdisho Khamiis, 09 Oktoobar 2025 — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyay saddex heshiis is-afgarad oo la xiriira waxbarashada iyo cilmi-baarista.
Heshiisyadan is-afgarad oo ay soo gudbisay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa kala ah:
1. Heshiis is-afgarad oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Uganda, kuna saabsan waxbarashada.
2. Heshiis is-afgarad oo u dhexeeya...
Sheekh Aadan Madoobe oo shir gudoomiyay Shirka Gudga Joogtada ah
Muqdisho Soomaaliya – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo uu wehlinayay Guddoomiye Kuxigeenka Labaad Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah ee ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa.
Ugu horreyn, Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa xubnaha Guddiga warbixin ka siiyay guusha dowladda Soomaaliya ka soo...
Safiirka Ingiriiska oo booqasho ku tagey Puntland, lana kulmay Madaxweyne Deni
GAROWE - Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Ambassador Charles King iyo wafdi uu hoggaaminayo.
Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno ka mid ah Golaha Xukuumadda, waxaa looga hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya gaar ahaan dhinacyada Amniga, Siyaasada iyo horumarinta, arrimaha Puntland waxaa si gaar ah looga hadlay Hawlgalka ka dhanka...
EU – AU Human Rights Dialogue hears strong civil society warning on rights repression
The European Union (EU) – African Union (AU) Human Rights Dialogue successfully concluded in Brussels, Belgium, on 7 October 2025, with civil society from both Africa and Europe playing an integral role in the deliberations. The Secretary General of the National Union of Somali Journalists (NUSOJ), Omar Faruk Osman, in his capacity as the current Co-Chair of the AU–EU...
Shir Amni oo Laba Maalmood Socday oo Lagu Soo Gunaanaday Xoojinta Iskaashiga Dowlad-goboleedyada iyo Dowladda Federaalka
MUQDISHO – La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf, ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho ugu soo xiray shir muhiim ah oo laba maalmood socday, kaasoo ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka kala socday Xafiiska Amniga Qaranka iyo xafiisyada amniga ee dowlad-goboleedyada dalka.
Shirkan oo la qabtay maalmaha Talaado iyo Arbaco ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo...










