Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Khilaafka DFS iyo Jubbaland oo cirka isku sii shareeray, kadib wadahadallo fashilmay

Kismaayo – Waxaa markale cirka isku sii shareeray khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), kadib wadahadallo dhowaan ka dhacay magaalada Kismaayo oo lagu doonayey in lagu dhameeyo is-marinwaaga labada dhinac.   Inkasta oo kulanka dhexmaray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Axmed Madoobe laga filayey inuu horseedo xal...

Japan’s real wages fall for 8th month

TOKYO, Oct. 8 (Xinhua) -- Japan's real wages declined for the eighth consecutive month in August, as rising consumer prices continued to outstrip nominal wage gains, according to data released by the Ministry of Health, Labor and Welfare on Wednesday.   The ministry's monthly survey showed that average cash earnings per worker, including base pay and overtime, rose 1.5 percent from...

Trio win Nobel Prize in Chemistry for developing metal-organic frameworks

STOCKHOLM, Oct. 8 (Xinhua) -- Susumu Kitagawa, Richard Robson and Omar M. Yaghi were awarded the 2025 Nobel Prize in Chemistry on Wednesday for developing metal-organic frameworks (MOFs), the Royal Swedish Academy of Sciences announced.   "The Nobel Prize laureates in chemistry 2025 have created molecular constructions with large spaces through which gases and other chemicals can flow," the academy said...

Chinese Navy hospital ship completes medical service to Fiji, heads for Tonga

SUVA, Oct. 8 (Xinhua) -- The Chinese Navy hospital ship "Silk Road Ark," which is on "Mission Harmony-2025," successfully completed a seven-day friendly visit and humanitarian medical service to Fiji and set off for Tonga on Wednesday.   During its stay in Fiji, the hospital ship provided medical treatment for 3,330 person-times, performed 426 surgeries of various types, and carried out...

Somalia welcomes UN rights council decision restoring full national control over human rights affairs

MOGADISHU, Somalia – The Federal Government of Somalia has welcomed a resolution by the United Nations Human Rights Council (UNHRC) that restores the country’s full ownership and independent management of its national and international human rights obligations.   The resolution, passed in Geneva, ends the long-standing practice of appointing an independent UN human rights expert to monitor the country — a...

Dowladda Soomaaliya oo Soo Dhoweysay Qaraarka QM ee Lagu Soo Celiyay Madaxbannaanida Maamulka Xuquuqul Insaanka

MUQDISHO, Soomaaliya - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si diirran u soo dhoweysay qaraar ay ansixiyeen xubnaha Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo Soomaaliya dib ugu soo celinaya lahaanshaha buuxa iyo madaxbannaanida ay u leedahay maamulka waajibaadkeeda qaran iyo kuwa caalami ah ee dhanka xuquuqul insaanka.   Qaraarkan ayaa meesha ka saaraya habkii hore ee lagu maareyn jiray arrimaha xuquuqul...

Soomaaliya oo Beenisay Warar Sheegaya Heshiis Sir ah oo Ay la Gashay Sweden

MUQDISHO, Soomaaliya - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si cad u beenisay warar sheegayay in ay la gashay Sweden heshiis sir ah oo lagu xirayo kaalmada horumarineed iyo dib u celinta muwaadiniinta Soomaaliyeed. Dowladdu waxay sheegtay in eedeymahaasi yihiin been abuur iyo marin-habaabineed, ayna jirin wax heshiis noocaas ah. Wararkaasi ayaa sababay xiisad diblomaasiyadeed, iyadoo Muqdisho ay ku adkeysatay in dhammaan...

Jubaland Accuses Somali Federal Government of Political Sabotage

KISMAYO, Somalia – The Jubaland regional administration has accused the Federal Government of Somalia (FGS) of persistent political interference and deliberate attempts to destabilize the state, as tensions between the two sides continue to deepen.   Speaking to local media, Jubaland’s Minister of Information, Abdifatah Mukhtar, directly accused President Hassan Sheikh Mohamud of being "divisive and unwilling to unify the Somali...

Jubbaland oo Dowladda Federaalka Ku Eedeysay Faragelin Siyaasadeed

KISMAAYO – Wasiirka Warfaafinta ee Dowlad Goboleedka Jubbaland, Cabdifataax Mukhtaar, ayaa si kulul u eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), isaga oo ku tilmaamay in ay mar walba ku mashquulsan tahay “carqaladeyn iyo dagaal siyaasadeed” oo lagula beegsanayo Jubbaland.   Wasiirka ayaa si gaar ah weerar afka ah ugu qaaday Madaxweynaha Federaalka, Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu ku sifeeyay "talo-diid aan awood...

Somalia Regains Control Over Human Rights File After UN Vote

GENEVA, Switzerland – The United Nations Human Rights Council has officially endorsed a resolution allowing Somalia to resume full national oversight of its human rights responsibilities, ending over three decades of international monitoring since 1993.   The landmark decision, passed during a council session in Geneva, also ends the appointment of a UN-appointed Independent Expert on Human Rights in Somalia, a...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...