Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Soomaaliya oo Loo Ogolaaday Maareynta Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka

GENEVA, Switzerland – Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si rasmi ah u meel mariyey qaraar muhiim ah oo Soomaaliya dib ugu soo celinaya maareynta madaxbannaan ee waajibaadkeeda qaran ee arrimaha xuquuqul insaanka, taasoo markii ugu dambeysay ay lahayd sanadkii 1993-kii.   Go'aankan ayaa laga gaaray shirkii Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay oo ka dhacay magaalada Geneva ee dalka...

Somalia: Police in Dhoobley Seize 119 Bottles of Alcohol, Arrest Suspect in Anti-Narcotics Operation

DHOOBLEY, Somalia – Police in the southern Somali town of Dhoobley on Wednesday seized 119 bottles of illicit alcohol and arrested a suspect during a targeted security operation aimed at curbing the trafficking of narcotics and other illegal activities, local authorities said.   The operation, conducted within the town and along access roads leading into Dhoobley, was part of ongoing efforts...

Booliska Dhoobley oo Soo Qabtay Maandooriye Khamri ah iyo Eedeysane Lagu Qabtay Howlgal Amni

Dhoobley – Ciidanka Booliska Degmada Dhoobley ayaa maanta gacanta ku dhigay 119 dhalo oo maandooriye khamri ah iyo eeddaysane lagu tuhunsan yahay in uu lahaa, kadib howlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen gudaha magaalada iyo waddooyinka soo gala.   Howlgalkan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee ay laamaha amniga degmada Dhoobley wadaan, kuwaas oo lagula dagaallamayo maandooriyaha sharci darrada...

US urges increased global support forSomalia amid ongoing terror threat

The United States on Tuesday reaffirmed its commitment to fighting terrorism in Somalia and called on the international community—particularly nations with a stake in the country’s stability—to step up financial assistance.   Speaking at a United Nations Security Council briefing, John Kelley, the Acting Deputy Representative of the US to the UN, said Somalia’s security situation remains precarious and requires robust...

Maraykanka oo Ka Digay Xaaladda Soomaaliya

WASHINGTON - Dowladda Mareykanka ayaa mar kale xaqiijisay in ay ka go’an tahay in ay sii waddo dadaallada lagula tacaalayo kooxaha argagixisada ee ka hawlgala gudaha Soomaaliya.   Waxaase ay si cad u sheegtay in la joogo xilligii beesha caalamka, gaar ahaan dalalka daneeya xasilloonida iyo horumarka Soomaaliya, ay kordhin lahaayeen taageeradooda dhaqaale. John Kelley, oo ah Wakiilka Kumeelgaarka ah ee Mareykanka...

Soomaaliya oo Ku Dhawaaqday Barnaamij Lagu Barayo Ardayda Afka Sawaxiliga Si Loogu Xoojiyo Is-dhexgalka Bariga Afrika

MUQDISHO, 8 Oktobar 2025 – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay qorshe cusub oo lagu dari doono afka Sawaxiliga manhajka waxbarashada dalka ee dugsiyada iyo jaamacadaha, si kor loogu qaado is-dhexgalka dhaqameed, waxbarasho, iyo dhaqaale ee Soomaaliya iyo gobolka Bariga Afrika.   Qorshahan ayaa yimid ku dhawaad sanad kaddib markii Soomaaliya si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia to Introduce Swahili in School and University Curricula in Push for Regional Integration

MOGADISHU, Oct 8, 2025 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Wednesday announced an urgent plan to introduce Swahili into the national curriculum of schools and universities, as part of Somalia’s broader efforts to strengthen cultural, educational and economic integration with East Africa.   The move comes nearly a year after Somalia officially joined the East African Community (EAC) in 2024. Speaking...

Somali Govt to Establish New Jubbaland Administration in Garbahaarey: Intelligence Chief

Garbahaarey, Somalia – Somalia’s newly appointed regional commander of the National Intelligence and Security Agency (NISA) in Gedo, Abdirashid Janan, has announced that the Federal Government is moving forward with plans to establish a new Jubbaland administration based in the town of Garbahaarey.   Janan, who recently assumed the key security role, said the initiative is part of ongoing efforts by...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo wado qorshe ay ku dhiseyso Maamul Cusub oo Jubbaland ah, xaruntiisuna tahay Garbahaarey

Garbahaarey, Soomaaliya – Taliyaha cusub ee Ciidanka Nabad Sugidda iyo Xasilinta gobolka Gedo, Cabdirashiid Janan, ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Federaalka Soomaaliya ay wado qorshe rasmi ah oo lagu dhisayo maamul cusub oo Jubbaland ah, iyadoo xarunta ku-meel-gaarka ah ee maamulkaas laga dhigi doono magaalada Garbahaarey.   Cabdirashiid Janan, oo dhowaan loo magacaabay xilkan muhiimka ah, ayaa sheegay in qorshahani...

Thailand floods claim 22 lives, affect 370,000 people

BANGKOK, Oct. 7 (Xinhua) -- Floods in Thailand have claimed 22 lives, authorities said on Tuesday, as an estimated 370,000 people across 19 provinces were still battling river overflows and heavy rains.   According to the Department of Disaster Prevention and Mitigation, fatalities have been reported in six provinces, with Uttaradit and Phra Nakhon Si Ayutthaya, north of the capital Bangkok,...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...