Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo Ka Wada Hadlay Diyaargarowga Abaaraha iyo Xoojinta Iskaashiga Gargaarka Bani’aadanimo

MUQDISHO – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdille, iyo Madaxa Isku-duwidda Gargaarka Bani’aadanimo ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Mr. Georg Conway, ayaa yeeshay shirkii billaha ahaa oo ka dhacay xarunta dhexe ee SoDMA ee magaalada Muqdisho.   Shirkan ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray diyaar-garowga xaaladaha degdegga ah, iyada oo laga baqayo in roobka Deyrta ee sanadkan...

Puntland and Somaliland to Launch Joint Security Operations Against ISIS and Pirates

GAROWE, Somalia — Authorities in Somalia's Puntland region announced plans to launch joint security operations with Somaliland targeting ISIS militants hiding in the rugged Cal Madow mountains, as well as piracy threats along the northeastern coastline.   Speaking to reporters on Monday, Puntland's Minister of Interior, Abdi Farah Said (Juha), said the two neighboring administrations had agreed to collaborate on anti-terrorism...

Puntland iyo Somaliland oo Iskaashi Amni Ka Bilaabaya Buuraha Calmadow iyo Xeebaha Bari

GAROOWE – Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Puntland, Cabdi Faarax Saciid (Juxaa), ayaa sheegay in maamulka Somaliland iyo Puntland ay dhawaan iskaashi buuxa ka bilaabi doonaan dhinacyada amniga, gaar ahaan howlgallo ka dhan ah kooxaha argagixisada iyo burcad-badeedda.   Wasiir Juxaa ayaa sheegay in labada maamul ay qorsheynayaan in ay si wadajir ah uga fuliyaan howlgallo buuraha Calmadow ee gobolka Sanaag, halkaas...

Türkiye’s delicate balance between boosting growth, curbing inflation

ANKARA, Oct. 6 (Xinhua) -- Türkiye's economic policymakers are entering a more challenging phase after inflation rose in September for the first time in 15 months, complicating their cautious shift from strict disinflation toward supporting growth, economists said.   The Turkish Statistical Institute announced last week that consumer price inflation climbed to 33.29 percent year-on-year in September, up from 32.95 percent...

Trump-appointed judge blocks Trump’s California National Guard deployment to Oregon

SACRAMENTO, the United States, Oct. 6 (Xinhua) -- A federal judge temporarily blocked U.S. President Donald Trump's attempt to send California National Guard troops to Portland, Oregon, as Trump tried to get around an earlier court order issued by the same judge that stopped him from deploying Oregon troops to Portland.   U.S. District Judge Karin Immergut, who was appointed by...

Iran says always supports initiatives ensuring end to “ethnic cleansing” in Gaza

TEHRAN, Oct. 6 (Xinhua) -- Iran's Foreign Ministry said late on Sunday that the country has always supported any initiative that guarantees an end to "the ethnic cleansing and inhumane war crimes" in Gaza and paves the way for the Palestinians to exercise their right to self-determination.   The ministry made the remarks in a statement slamming the U.S.-proposed truce plan...

Somalia Participates in 76th UNHCR Executive Committee Session in Geneva

Geneva, Switzerland – A delegation led by Somalia’s State Minister for Interior, Federal Affairs and Reconciliation, Mr. Saadaad Mohamed Nur, is participating in the 76th session of the Executive Committee of the United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR), currently underway in Geneva, Switzerland.   The Somali delegation also includes the Chairman of the National Commission for Refugees and IDPs, Mr....

Soomaaliya oo ka qeybgashay Shir Caalami ah oo ka dhacay Geneva, Switzerland

Geneva, Switzerland – Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Sadaad Maxamed Nuur, ayaa ka qeyb galay Shirka 76-aad ee Guddiga Fulinta Hay’adda Qaxootiga Adduunka (UNHCR), kaasoo ka socda magaalada Geneva ee Dalka Switzerland. Wafdiga waxaa sidoo kale qayb ka ah Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka, Mudane Axmed Xuseen Cilmi, iyo saraakiil ka socota...

Villa Somalia oo war kasoo saartay Kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe

MUQDISHO — Madaxtooyada Soomaaliya (Villa Somalia) ayaa maanta soo saartay war-saxaafadeed rasmi ah oo la xiriira wadahadallo dhowaan ka dhacay magaalada Kismaayo, kuwaasoo u dhexeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo hogaamiyaha Jubaland.   Inkasta oo war-saxaafadeedka lagu sheegay in la yeeshay "wadahadallo muhiim ah oo lagu xoojinayo wadashaqeynta dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada", haddana si ula kac ah looguma xusin burburkii...

Somalia’s Deputy Prime Minister Meets Somali Community in Minnesota to Discuss National Progress

MINNEAPOLIS, United States, Oct 6 – Somalia’s Deputy Prime Minister, Saalax Ahmed Jama, met with Somali religious leaders and business figures in Minnesota on Sunday to discuss the country’s recent progress and government plans to strengthen security, boost the economy, and implement direct elections.   During the meeting, Jama praised the Somali diaspora for their crucial role in supporting Somalia’s development...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...