Saalax Axmed Jaamac oo Minnesota kula kulmay Qurba-joogta Soomaaliyeed
MINNESOTA, Mareykanka – Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota kulan la qaatay culimada iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee halkaasi ku dhaqan, isagoo uga warbixiyay xaaladda guud ee dalka iyo dadaallada socda ee horumarinta Soomaaliya.
Kulankan oo ka dhacay xarun ay isugu yimaadeen bulshada Soomaaliyeed ee Mareykanka, ayuu Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenku si...
IGAD oo si adag u cambaareysay weerarkii Al-Shabaab ay ka fuliyeen Godka Jilicow ee Muqdisho
JABUUTI – Ururka IGAD ayaa si xooggan u cambaareeyay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadey Xabsiga Godka Jilacow ee magaalada Muqdisho, kaasoo lagu tilmaamay mid muujinaya habac dhanka amniga ah.
Bayaanka rasmiga ah ee kasoo baxay IGAD ayaa lagu bogaadiyay geesinimada ciidamada ammaanka Soomaaliya, kuwaasoo si degdeg ah uga falceliyay weerarka islamarkaana ka hortagay khasaare weyn oo dhici lahaa.
“Weerarku wuxuu muujinayaa...
IGAD Condemns Al-Shabaab Attack on Somali Intelligence Detention Facility
DJIBOUTI – The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has strongly condemned the recent attack carried out by the Al-Shabaab militant group on the Godka Jilacow detention and investigation center in Somalia’s capital, Mogadishu.
In an official statement, IGAD praised the swift and courageous response of the Somali security forces, commending their efforts in preventing what could have been a large-scale...
Talks Between Somali Federal Government and Jubaland End in Deadlock
KISMAYO, Somalia – High-stakes talks between Somalia’s Federal Government and the regional administration of Jubaland ended late Sunday without a breakthrough, as both sides remained firmly entrenched in their political positions.
According to reliable sources, the federal government continues to reject the outcome of Jubaland’s regional election held on November 24, 2024, in which incumbent President Ahmed Mohamed Islam (Ahmed...
Wadaxaajoodkii Dowladda Federaalka iyo Jubbaland ee Kismaayo oo ku dhammaaday Natiijo la’aan
KISMAAYO, Soomaaliya – Wadahadalladii muhiimka ahaa ee u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Jubbaland oo maalmo ka socday magaalada Kismaayo ayaa xalay ku soo dhammaaday natiijo la’aan, kadib markii labada dhinac ay ku adkaysteen mowqifyadoodii siyaasadeed ee hore.
Warar lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijinaya in Villa Soomaaliya ay weli ku dheggan tahay in la laalo natiijada doorashadii 24-ka November...
Somali Defense Minister Hails Military Gains Against Al-Shabaab After NISA prison attack
MOGADISHU, Somalia – Somalia's Minister of Defence, Ahmed Moalim Fiqi, announced Sunday that national army forces have made significant territorial gains against Al-Shabaab militants in the southern Shabelle region, capturing several key areas in recent operations.
Speaking at a press conference in Mogadishu, Fiqi confirmed that the Somali National Army (SNA) had taken control of the strategic towns of Awdhegle, Bariire,...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Ka Warbixiyay Howlgallada Ka Dhanka ah Al-Shabaab
Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa shir jaraa'id uu ku qabtay magaalada Muqdisho saacadihii lasoo dhaafay ku sheegay in guul weyn laga gaaray howlgallo ay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ka wadaan gobolka Shabeellaha Hoose.
Wasiirka ayaa xusay in ciidamada ay si buuxda ula wareegeen deegaanada muhiimka ah ee Owdhiigle, Bariire, Sabiib, Canoole iyo deegaano kale, kuwaas oo...
Somaliland oo heshiis cusub la gashay maamulka Somaliland
NAIROBI - Somaliland ayaa heshiis cusub la gashay Puntland, kaasoo ku saabsan arrimaha iskaashiga amniga iyo deminta colaaddii ka dhacday Ceerigaabo, oo kamid ah meelaha ay ku muransan yihiin.
War-saxaafadeed wadajir ah oo la soo saaray kadib kulan ka dhacay Nairobi, labada dhinac ayaa isla garab istaagay horumarka ay midba midka kale gaareen, waxay taageereen dadaallada nabadda ee magaalada Erigabo,...
Wasiir Fiqi oo Kormeeray Bandhig Tababar oo ay Sameeyeen Cutubyada Kumaandooska Gorgor
MUQDISHO - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kormeer ku soo maray bandhig ay sameeyeen cutubyada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Bandhigan ayaa lagu soo gabagabeeyay tababar muhiim ah oo ay ku qaadanayeen Kulliyadda Tababarka Ciidamada ee TURKSOM.
Wasiir Fiqi ayaa ciidanka Gorgor u hambalyeeyay dadaalkooda iyo heerka sare...
Villa Somalia Issues Statement Regarding President’s Trip to Kismayo
KISMAAYO, Somalia – Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Kismaayo on Sunday, the administrative capital of the Jubaland regional state, for a series of high-level consultations on the country’s ongoing state-building process.
Upon arrival, President Mohamud was warmly welcomed at Kismaayo Airport by Jubaland President Ahmed Madobe, accompanied by senior regional officials and local residents.
During his visit, the Somali...










