Madaxtooyadda oo War kasoo saartay booqashadda Madaxweynaha ee Kismaayo
KISMAAYO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo, oo ah xarunta kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Jubaland.
Waxaa wafdiga Xasan Sheekh Garoonka Kismaayo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Jubaland Axmed Masdoobe, oo ay wehliyeen mas'uuliyiin sare iyo shacabka magaaladda.
Inta uu ku sugan yahay magaalada Kismaayo, Madaxweynaha ayaa sii wadi doona wadatashiyo muhiim ah oo ku...
Somali President receives warm welcome in Kismayo amid push to resolve rift with Jubaland leader
KISMAAYO, Somalia – Somali President Hassan Sheikh Mohamud was warmly received in the southern port city of Kismayo on Sunday, marking the beginning of a potentially pivotal phase in national political dialogue, aimed at resolving a long-standing dispute with Jubaland regional leader Ahmed Mohamed Islam, also known as Ahmed Madobe.
The visit comes amid renewed efforts to address key national priorities,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo si diirran loogu soo dhaweeyay Kismaayo
KISMAAYO, Soomaaliya - Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa lagu soo dhaweeyay magaaladda Kismaayo, oo ku tagey socdaal la xiriirka xal u helda khilaafka Axmed Madoobe.
Waxaa bilaabatay waqti cusub oo isbeddel siyaasadeed ah kadib markii Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Madaxweyne Madobe) uu si rasmi ah u qaabilay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo maanta oo...
Somali President Pitches Investment Opportunities at US-Somalia Business Forum
MOGADISHU, Oct 5 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday addressed the Somalia-US Trade and Investment Forum held in Mogadishu, urging international partners to explore opportunities in Somalia’s growing market.
In his keynote speech, the president said Somalia is ready to integrate with the global economy and that his government is committed to creating a stable and secure environment...
Madaxweyne Xasan Sheekh: Soomaaliya waa dal hodan ku ah kheyraad dabiici ah
Muqdisho - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay khudbad ka jeediyey Shirka Iskaashiga Ganacsiga iyo Maalgashiga ee Soomaaliya iyo Maraykanka, kaas oo ku qabsoomay magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay la jaanqaaddo dhaqaalaha caalamiga ah, dowladduna ay dadaal ku bixinayso sidii loo abuuri lahaa jawi nabad iyo xasillooni ku...
Somali Army Gains Ground in South as Operations Expand
MOGADISHU, Oct 6 – Somali government forces, backed by international partners, have expanded their military operations in southern Somalia, capturing key locations and targeting armed groups in coordinated ground and air offensives, officials said.
In the past 24 hours, the Somali National Army (SNA) regained control of Awdheegle, Raqayle, Shaangarre, and Malabo in the Lower Shabelle region, in what the...
Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgallo Qorsheysan ku Fulinaya Gobollo Ka Tirsan Koonfurta Soomaaliya
MUQDISHO – Ciidanka Xoogga Dalka, oo ay garab siinayaan saaxiibada caalamiga ah, ayaa kordhiyay howlgalka milatari ee ka socda koonfurta Soomaaliya, iyagoo guulo ka gaaray howlgallo militari oo ka dhacay Shabeellaha Hoose iyo gobollo kale.
Ciidamada ayaa si buuxda ula wareegay deegaannada Awdheegle, Raqayle, Shaangarre iyo Malabo, kuwaas oo muddooyinkii dambe hoos tagi jiray gacanta kooxaha hubeysan.
Dowladda ayaa sheegtay in...
Somali troops overpower al-Shabab fighters to end complex attack on NISA prison
MOGADISHU – Somali security forces on Saturday ended a deadly siege by al-Shabaab militants on a high-security intelligence prison in the capital, Mogadishu, killing all seven attackers, the government said.
The assault targeted Godka Jilaow, an underground detention facility near the heavily guarded Villa Somalia presidential compound. It began with a suicide car bomb at the gate, followed by gunmen...
UN Cutting Down Food Assistance to Somalia Due to Funding Shortage
The U.N. food agency announced on Friday that it is cutting food assistance for hundreds of thousands of people in Somalia, where millions are facing the devastating effects of climate change and acute levels of hunger.
The World Food Program said the number of people receiving emergency food assistance in the country will decrease from 1.1 million in August to...
French PM Lecornu unveils first gov’t appointments
PARIS, Oct. 5 (Xinhua) -- French Prime Minister Sebastien Lecornu on Sunday announced the first part of his cabinet lineup, nearly a month after his appointment.
Among the key appointments, Bruno Le Maire, who served as economy minister from 2017 to 2024, was named defense minister, while Roland Lescure was named the economy minister, tasked with delivering a tight budget...










