Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Dowladda oo billowday qorshe lagu furayo waddooyinka xiran ee caasimadda

Muqdisho, Sabti, 04 Oktoobar 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daah-furay qorshaha dib loogu furayo waddooyinka xiran ee caasimadda, oo gaaraya 52 waddo, kuwaas oo 15-kii sano ee la soo dhaafay u xirnaa sababo amni.   Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay qorshaha furitaanka waddooyinka caasimadda in uu ku yimid isbeddel iyo horumar muuqda oo...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Ganacsatada Mareykanka u Sheegay in Dalka uu Furan Yahay Ganacsi iyo Maalgashi

MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ku dhawaaqay in Soomaaliya ay diyaar u tahay maalgashi iyo ganacsi cusub, isagoo si rasmi ah ugu sheegay ganacsatada Mareykanka in dalka uu "furan yahay ganacsi," intii uu socday Madasha Maalgashiga Soomaaliya–Mareykanka oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.   “Soomaaliya ma ahan dal lagu qeexo dhibaatooyinkii tagay, balse waa dal...

Abiy Axmed: “Itoobiya Waxay Ku Gaari Doontaa Badda Dadaal iyo Qorshe Qaran oo noo Degsan”

ADDIS ABABA — Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa si adag u sheegay in dalkiisa uu u baahan yahay in uu helo marin badeed, isaga oo ku tilmaamay in arrintaasi aysan ku imaan doonin hab baryo iyo codsi, balse ay u baahan tahay dadaal, qorshe cad iyo in la raaco sharciga.   Itoobiya ayaa ku howlan sidii ay u heli lahayd...

Somalia bans unauthorized armed vehicles in Mogadishu amid rising political tension

MOGADISHU, Oct 4, 2025 – Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud has issued a directive banning the operation of unauthorized armed vehicles within Mogadishu, instructing security forces to ensure that only official government convoys are permitted to travel with armed escorts.   The move aims to bolster security and prevent tensions in the capital amid growing political unrest. Addressing worshippers during Friday prayers...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Mamnuucay Adeegsiga Gaadiidka Hubeysan ee Aan La Ogoleyn Muqdisho

MUQDISHO — Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xayiraad saaray isticmaalka gaadiidka hubeysan ee aan ogolaansho rasmi ah lahayn gudaha magaalada Muqdisho.   Wuxuu amray hay’adaha ammaanka in ay xadidaan dhaqdhaqaaqa gaadiidka noocaas ah oo kaliya loogu oggolyahay kolonyooyinka rasmiga ah ee dowladda, si loo ilaaliyo xasiloonida caasimadda. Madaxweynaha ayaa sheegay in tallaabadan ay muhiim tahay si looga hortago in...

Ugandan forces assist Somali army in seizing key district from Al-Shabaab

AWDHEEGLE, Somalia – Somali National Army (SNA) forces, backed by Ugandan troops as part of the African Union Mission in Somalia (AUSSOM), have recently taken control of Awdheegle district in Lower Shabelle region, the defense minstry said on Saturday.   The capture of Awdheegle follows a similar operation in Bariire district in this year, which was secured after several days of...

Ciidamada dowladda iyo kuwa AUSSOM oo la wareegay degmada Awdheegle

MUQDISHO - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo gacan ka helaya howlgalka AUSSOM si gaar ah qeybta Ciidamada Uganda ayaa goordhaw la wareegay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose.   Degmada Bariire ayay sidoo kale dhawaan Ciidamada la wareegeen, kadib dagaal maalmo socday oo Al-Shabaab la galeen, kaasoo askar uga dhimatay Ciidamada dalka Uganda.

At least three civilians wounded in shooting on vehicle in central Somalia

GALKAYO, Somalia - At least three civilians were wounded when unknown gunmen opened fire on a civilian vehicle in central Somalia’s Mudug region, local sources said on Saturday.   The attack occurred in the Jeecboor area, west of the regional capital Galkayo, where a vehicle carrying passengers came under fire from unidentified armed men, witnesses said. "Three people were injured after the...

Gaar Lagu Rasaaseeyay Galbeedka Gobolka Mudug, Dad Shacab ah oo Dhaawac Soo Gaaray

MUQDISHO - Galbeedka gobolka Mudug ayaa waxaa laga soo sheegayaa fal amni darro ah oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaanka Jeecboor, halkaas oo gaari ay saarnaayeen dad shacab ah lagu rasaaseeyay.   Wararka hordhaca ah ee laga helayo goobta ayaa sheegaya in ugu yaraan saddex qof oo saarnaa gaarigaasi ay dhaawacyo kala duwan soo gaareen, kadib markii maleeshiyaad aan heebtooda...

Somalia health ministry concludes 2025 coordination meeting in Mogadishu

MOGADISHU, Oct 3, 2025 – Somalia’s Ministry of Health has concluded a two-day national health coordination meeting in Mogadishu, aimed at aligning plans and priorities for the country’s health sector in 2025.   The meeting, attended by federal and state health officials, UN agencies, and international and local health partners, focused on harmonizing efforts to strengthen the delivery of essential health...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...