Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Kulanka Isku-duwidda Caafimaadka 2025 oo Muqdisho lagu soo xiray [Daawo]

Muqdisho – Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay Kulanka Isku-duwidda Howlaha Caafimaadka Soomaaliya ee 2025, kaas oo socday muddo labo maalmood ah.   Kulankan ayaa lagu falanqeeyay qorshayaasha caafimaad ee sanadka 2025, iyadoo la isku waafaqay muhiimadda ay leedahay in si wadajir ah loo qorsheeyo loona mideeyo dadaallada hay’adaha dowladda, kuwa caalamiga ah iyo bahda caafimaadka...

Hay’adda Cuntada Adduunka oo sheegtay in ay dhimayso kaalmooyinka cuntada Soomaaliya

NAIROBI, Kenya — Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) ayaa Jimcihii ku dhawaaqday in ay si weyn u dhimayso kaalmooyinkii cunnada ee ay siin jirtay boqollaal kun oo qof oo Soomaaliyeed, xilli malaayiin qof oo dalka ku nool ay wajahayaan saameynta daran ee isbeddelka cimilada iyo gaajo ba’an.   WFP ayaa sheegtay in tirada dadka heli doona kaalmo degdeg ah oo...

U.N. food agency to suspend food aid for 750,000 people in Somalia next month

NAIROBI, Kenya — The U.N. food agency announced on Friday that it is cutting food assistance for hundreds of thousands of people in Somalia, where millions are facing devastating effects of climate change and acute levels of hunger.   The World Food Program said the number of people receiving emergency food assistance in the country will decrease from 1.1 million in...

Mareykanka oo qaaday howlgallo ka dhan ah Soomaalida ku nool gobolka Minnesota

WASHINGTON - Hay'adda Socdaalka Mareykanka ayaa billowday howlgallo ay ku baaraysa Soomaalida ku nool gobolka Minnasota, kuwaasoo looga shakiyay khiyaano dhanka socdaalka ah.      

Somalia’s Fisheries Minister, World Bank Somalia Chief Discuss Strengthening Cooperation

MOGADISHU, Somalia – Somalia’s Minister of Fisheries and Blue Economy, Ahmed Hassan Aden, held a key meeting with the World Bank’s Country Manager for Somalia, Hideki Matsunaga, to discuss ways to enhance cooperation between the Ministry and the international financial institution.   The talks focused on progress made under the Badmaal Project, particularly in the areas of fisheries infrastructure development, legal...

Wasiirka Kalluumeysiga oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya, Mr. Hideki Matsunaga, iyagoo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga ka dhexeeya labada dhinac.   Kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray horumarka laga sameeyay Mashruuca Badmaal, oo ah mashruuc lagu horumarinayo...

UK and Somalia Host Human Rights Event at UN Human Rights Council, with Media Freedom in Spotlight

The United Kingdom (UK) and Somalia yesterday co-hosted an official side event at the ongoing 60th session of the UN Human Rights Council in Geneva under the theme “Somalia’s Human Rights Transition: From Country-Specific Mandate to Strengthened National Institutions and International Human Rights Mechanism.”   The event featured addresses by the Somali Minister of Family and Human Development, Khadija Mohamed Al-Makhzoumi and...

Maxaa kasoo baxay Shirka Kenya ku yeesheen Mucaaradka iyo Hogaamiyaasha Jubaland iyo Puntland?

NAIROBI - Madaxweynayaasha Dowladdaha Xubnaha ka ah JFS ee Jubaland, Madaxweyne Mudane Axmed Maxamed Islaam, iyo Puntland, Madaxweyne Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Magaalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya wada-hadallo miro-dhal ah kula yeeshay Madasha Samatabixinta Soomaaliya, oo ay matalayeen Ra’iisul Wasaare hore Mudane Xasan Cali Khayre, Ra’iisul Wasaare hore Mudane Saacid Shirdoon iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur.    

Soomaaliya oo Geneva kusoo bandhgtay Guulaha laga gaarey Xuquuqul Insaanka

GENEVA - Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS, iyadoo kaashaneysa Safaarada Soomaaliya ee fadhigeedu yahay Magaaladda Geneva ee Dalka Switzerland ayaa waxay kulan doceed gaar ah ku qabatay Xarunta Qaramada Midoobeey ee magaalada Geneva, kaasoo diiradda lagu saaray hormarka Soomaaliya ay ka sameeysay arrimaha Xuquuqul Insaanka.   Kulankan ay soo qaban qaabisay Soomaaliya waxaa kasoo qeybgalay dowladdo kala duwan, waxaana...

Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Waqooyi Bari

Muqdisho, Soomaaliya: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa qaabilay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda ee Dowlad Goboleedka Waqooyo-Bari Mudane Aadan Cabdullaahi Aw-Xasan oo ay wehliyaan Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Wakiiladda Dowlad Goboleedka Waqooyi-Bari Amran Axmed Xasan iyo sidoo kale Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiiladda ee dowlad goboleedkaasi.   Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda ee Dowlad...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...