Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidamada Xoogga Dalka iyo Kuwa Deegaanka oo Howlgal Ka Fuliyay Gobolka Hiiraan

Hiiraan — Howlgal qorsheysan oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa laga sameeyay deegaanada Moora Ari, Deedo iyo Qarfo oo hoostaga magaalada Moqokori ee gobolka Hiiraan.   Howlgalka ayaa lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo falal amni darro iyo dhibaatooyin ku hayeen shacabka ku nool deegaanadaas. Ciidamada ayaa sheegay in ay fashiliyeen qorshayaal...

Museveni oo mar kale loo dhaariyay Madaxweynaha Uganda

Kampala — Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa si rasmi ah loogu dhaariyay xilkiisa cusub Talaadadii, kadib xaflad caleema-saar oo si weyn loo agaasimay oo ka dhacday caasimadda Kampala, taasoo ay ka soo qeyb galeen madax goboleed, diblomaasiyiin iyo mas’uuliyiin sare oo ka kala yimid qaaradda Afrika.     Museveni ayaa markan xaqiijistay muddo xileedkiisii toddobaad, kadib doorasho la qabtay 15-kii Janaayo, taas...

Dowlada Federaalka Soomaaliya oo Soo Xiray Shirka Siyaasadda Qaran ee Guriyeynta Dalka

Muqdisho — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa si rasmi ah u soo xiray Shirka Wadatashiga iyo Ansixinta Siyaasadda Qaran ee Guriyeynta Soomaaliya, kaas oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho.   Shirka ayaa intii uu socday lagu falanqeeyay laguna ansixiyay qodobbada la xiriira Siyaasadda Qaran ee Guriyeynta dalka, iyadoo ay ka...

Wasiirka Cusub ee Warfaafinta oo Xilka La Wareegay

Muqdisho — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xilka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, iyo Wasiirkii hore, Mudane Daauud Aweys Jaamac.   Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa Wasiirka cusub kula dardaarmay in uu la yimaado hufnaan iyo dadaal shaqo, isagoo Alle uga baryay in uu u...

Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo kulan la qaadatay Safiirka Midowga Yurub

Muqdisho — Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa Soomaaliya, Marwo Francesca Di Mauro, iyadoo ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga iyo wadashaqeynta ka dhaxeysa Guddiga iyo Midowga Yurub.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta labada dhinac, gaar ahaan dhinacyada ilaalinta iyo horumarinta...

Shabelle TV, others hit by online campaigns in Somalia

MOGADISHU, Somalia — As dawn broke Sunday in Mogadishu, with opposition-led protests set in motion, Somalia’s major television stations came under repeated digital attacks targeting their online platforms, disrupting content, visibility and audience access.   Media groups including Shabelle TV, Universal TV and Dalsan TV were hit by mass reporting and false copyright complaints in what they describe as coordinated online...

Somali Foreign Minister Attends Africa Forward Summit in Nairobi

NAIROBI, Kenya — Somalia’s Foreign Minister Abdisaalam Abdi Ali attended the Africa Forward Summit in Nairobi on behalf of President Hassan Sheikh Mohamud, joining African and international leaders at talks focused on strengthening cooperation and reforming global governance institutions.   The summit, part of broader Africa-France partnership discussions, brought together heads of state, ministers and senior officials to discuss multilateral cooperation,...

UAE Condemns Hijacking of Tanker Off Yemen, Says Maritime Security Threatened

MOGADISHU, Somalia — The United Arab Emirates has condemned the hijacking of an oil tanker carrying Egyptian sailors after it was seized off the coast of Yemen and forced toward Somali waters, describing the incident as a direct threat to maritime security and global trade routes.   In a statement, the UAE foreign ministry said the attack endangered the safety of...

Somalia Human Rights Commission Chief Meets UK Envoy on Institutional Support

MOGADISHU, Somalia — The chairperson of Somalia’s Independent National Human Rights Commission, Dr. Maryan Qasim, held talks with the British ambassador to Somalia, Charles King, today on strengthening cooperation in human rights protection and institutional development, the commission said.   The meeting focused on priorities including accountability, protection of vulnerable groups in Somali society, freedom of expression and opinion, and international...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Ciidamada Kula Dardaarmay Adkeynta Amniga Jowhar

Jowhar – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ibrahim Maxamed Maxamuud, ayaa bannaanka magaalada Jowhar kula hadlay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.   Taliyaha ayaa ciidamada uga mahadceliyay naf-hurnimada, geesinimada iyo dadaalka ay muujiyeen, gaar ahaan doorka ay ka qaateen sugidda amniga iyo furista waddada muhiimka ah ee xiriirisa Mogadishu iyo Jowhar, taas oo shacabka ay muddo dhibaatooyin badan ku...

WARAR KALE

Shariif Sheekh Axmed oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Hoygiisa

MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay weerar uu sheegay in lagu qaaday hoygiisa magaalada Muqdisho, isagoo ka digay...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka digay xiisado siyaasadeed iyo mid amni oo sii...

MUQDISHU, Somalia- Madaxweynihii hore ee Somalia, Maxamed Cabdullaahi Maxamed, ayaa ka digay in Somalia ay gasho marxalad khatar ah oo ah xasilooni-darro siyaasadeed iyo...

Somalia Issues Official Casualty Figures After Mogadishu Clashes

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Ministry of Health and Human Services said Sunday that one person was killed and 55 others wounded during security-related incidents...