Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ugaas Weerar Afka ah ku Qaaday Laba Barafasoor oo ka soo Jeeda Beelaha Hawiye

MUQDISHO – Ugaaska Beesha Daarood ee Koonfurta Soomaaliya, Ugaas Caleen, ayaa si kulul uga jawaabay hadallo muran dhaliyay oo dhawaan ka soo yeeray laba barafasoor oo caan ah kuwaas oo ka soo jeeda beelaha Hawiye, kuwaas oo shaki geliyay doorashada halgamaayaashii Soomaaliyeed ee ku lug lahaa aas-aaska Calanka Qaranka.   Barafasoor Abdiraxmaan Ibi iyo Barafasoor Yaxye Caamir, oo labaduba caan ka...

Somalia Releases Elder Clan Elder After 33 Days in Detention Over Protest Against Evictions

Mogadishu — Somali authorities have released prominent clan elder Hussein Xaadoole after holding him in detention for 33 days, following his vocal opposition to government-led evictions of civilians from public land in the capital, Mogadishu.   Xaadoole, a respected figure among traditional elders, was arrested after publicly condemning what he described as the inhumane displacement of residents without due consideration for...

Dowladda oo Sii Daysay Nabadoon Xuseen Xaadoole Kadib 33 Maalmood oo Xabsi ah

Muqdisho, Soomaaliya – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah xorriyaddiisa ugu celisay Nabadoon Xuseen Xaadoole, oo ka mid ah cuqaasha Soomaaliyeed, kadib 33 maalmood oo uu xabsiga ku jiray.   Nabadoonka ayaa lagu xiray kadib markii uu si cad uga dhiidhiyey barakicintii dowladda ka geysatay dad shacab ah oo deganaa dhulal danta guud ah, iyadoo aan loo turin xaaladooda...

Somalia envoy helps secure release of over 50 citizens jailed in DR Congo

Dar es Salaam, Tanzania – Somalia’s ambassador to Tanzania, who also represents the country in the Democratic Republic of Congo (DRC), has secured the release of more than 50 Somali nationals previously held in Congolese prisons, officials said Tuesday. Ambassador Ilyas Ali Hassan led diplomatic efforts that resulted in the release of the detainees, who had been jailed across several...

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo daayay dalka Koongo

KINSHASA - Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania, isla markaana wakiil uga ah Soomaaliya dalka Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Congo, Amb. Ilyaas Cali Xasan, ayaa ku guuleystay dadaal diblomaasiyadeed oo lagu sii daayey in ka badan 50 muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xirnaa xabsiyo kala duwan oo dalka Congo ku yaalla.   Muwaadiniintan Soomaaliyeed ayaa ku xirnaa magaalooyin dhowr ah oo ka tirsan Congo,...

Trump threatens 100-percent tariff on films not produced domestically

WASHINGTON, (Xinhua) -- U.S. President Donald Trump said on Monday he would impose a 100-percent tariff on all movies produced outside of the United States.   "Our movie making business has been stolen from the United States of America, by other Countries, just like stealing 'candy from a baby,'" Trump said in a post on Truth Social. "Therefore, in order to...

Uganda launches presidential campaigns ahead of 2026 polls

KAMPALA (Xinhua) -- Uganda on Monday officially launched presidential campaigns, with eight candidates, including incumbent President Yoweri Museveni, vying for the East African country's top office in the 2026 polls.   The campaigns will run for three months across all 146 districts before culminating in the presidential election on Jan. 2, 2026. Museveni, who has ruled for 39 years, is seeking a...

Xi calls on religions in China to adapt to Chinese context

BEIJING (Xinhua) -- Xi Jinping, general secretary of the Communist Party of China (CPC) Central Committee, on Monday emphasized the importance of ensuring that religions in China further adapt to the Chinese context.   Xi called for providing active guidance to religions so that they can adapt to socialist society while he was presiding over a group study session of the...

Akhriso Nuxurka Khudbadii Madaxweynaha ee Furitaanka Kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka

Muqdisho, Sabteembar 29, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga iyo dib u xoreynta dalka, kobcinta dhaqaalaha, Xasilloonida siyaasadda, xallinta khilaafaadka iyo xiriirka caalamiga ah.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa dul-istaagay shaqadii dhanka sharci dejinta iyo korjoogteynta howlgudashada Xukuumadda ee ay la yimaadeen Mudaneyaasha...

Somalia to begin first oil drilling, signalling new economic chapter

MOGADISHU, Sept 29, 2025 – Somalia is set to launch its first-ever oil drilling operation in the coming months, President Hassan Sheikh Mohamud announced, marking what could be a major turning point in the Horn of Africa nation’s economic trajectory.   Speaking at the opening of the 7th session of the joint parliament in Mogadishu, the president said the move represents...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...