Madaxweynaha oo Ku Dhawaaqay xili ay billaabanayso Qodista Ceelkii Ugu Horreeyay ee Shidaalka
Muqdisho – Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa u muuqata inay cagta saarayso wejigii ugu muhiimsanaa ee koboca dhaqaale, kaddib markii Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, uu ku dhawaaqay in bilaha soo socda si rasmi ah loo bilaabi doono qodista ceelkii ugu horreeyay ee shidaal ah oo dalka laga hirgeliyo.
Tallaabadan ayaa ka dhigan mid istiraatiiji ah, iyadoo dowladdu ay sheegtay in...
Wasiirka Warfaafinta Puntland oo si adag uga jawaabay hadal kasoo yeeray Wasiirka Beeraha Soomaaliya
Garoowe – Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Aydiid Dirir, ayaa si kulul uga falceliyey hadal dhawaan kasoo yeeray Wasiirka Beeraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), kaas oo sheegay in doorasho qof iyo cod ah ay ka dhici karto magaalada Muqdisho, isagoo ku doodday in magaalooyinka Puntland-na ay doorashooyinku si joogto ah uga dhacaan.
Wasiir Maxamuud Aydiid ayaa hadalkaas...
Clashes in Beledweyne kill one soldier, wounds five civilians
Beledweyne, Somalia – A firefight between members of Somalia’s government forces in the central town of Beledweyne left one soldier dead and at least five civilians wounded, residents and witnesses said.
The clash reportedly began when two soldiers from the National Guard attempted to rob a female khat vendor at the busy Darawiish Market, prompting an armed response from nearby...
Madaxweynaha oo furaya kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka iyadoo khilaaf jiro
Muqdisho – Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta furmaya, iyadoo uu horyaallo ajandayaal culus oo la xiriira xaaladda siyaasadeed ee dalka, amniga, iyo shuruuc muhiim u ah dhismaha dowladnimada.
Kalfadhigan ayaa ku soo beegmaya xilli uu dalka ka jiro buuq siyaasadeed oo u dhexeeya dowladda iyo mucaaradka, arrintaas oo sababtay in dhowr jeer dib loo dhigo furitaankiisa. Waxaa...
Somali finance minister holds key investment talks with Saudi development fund chief
Riyadh — Somalia’s Minister of Finance, Bihi Imaan Igeh, held a high-level meeting with Sultan bin Abdulrahman Al-Marshad, CEO of the Saudi Fund for Development (SFD), as part of efforts to strengthen economic cooperation between the two nations.
During the meeting, the Somali delegation presented a range of investment opportunities available in Somalia, emphasizing the country's potential for economic growth...
Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatey Maamulka Sanduuqa Horumarinta ee Sucuudiga
RIYADH - Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhim ah la qaataay Sultan bin Abdulrahman Al-Marshad oo ah Madaxa ugu sarreeya ee Maamulka Sanduuqa Horumarinta ee Sucuudiga.
Kulankan ayaa intii uu socday Dawladda Soomaaliya soo bandhigtay fursadaha maalgashi ee ka jira Soomaaliya, kulamada oo sii socon doona ayaana la qorsheeyay in loo bedelo heer farsamo...
Somalia’s Federal Parliament Opens 7th Session Amid Political Tension
Mogadishu — Somalia’s Federal Parliament officially opened its 7th session on Monday, facing a heavy agenda that includes pressing political, security, and legislative issues crucial to state-building.
The session’s start was repeatedly delayed amid ongoing political turmoil between the government and opposition, heightening concerns that today’s proceedings could be marred by vocal dissent and disruption from opposition lawmakers frustrated with...
Puntland forces backed by international allies step up offensive against ISIS
Calmiskaad, Puntland – Puntland’s Daraawiishta forces, backed by Somali allies, have launched intensive operations over the past hours in the mountainous region of Bari, targeting ISIS militants who have long been operating covertly in the area.
The operations were meticulously planned, leading Puntland troops to seize key ISIS bases in the mountain terrain after heavy clashes. These strongholds are now...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta oo gudoomiyay Shirka ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO - Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS Mudane Maxamed Aadan ayaa guddoomiyay kulan horudhac u ahaa Aas-aasida Ururka Qiimaynta Soomaaliya (SOMES)- Somalia Evaluation Society).
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray muhiimadda ururkan u leeyahay sare u qaadista hufnaanta qorshaynta qaranka, qiimaynta barnaamijyada dowladdu fuliso iyo hubinta in siyaasadaha iyo mashaariicda horumarineed ee mustaqbalka lagu saleeyo xog iyo...
Maamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlay shacab lagu laayay Shabeellaha Hoose
BAYDHABO - Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliyaa oo ka hadlay dadkii dhawaan loo dilay loona dhaawacay aanada qabiil ayaa sheegay in talaabo uu ay ka qaadi doono dadkii ka dambeeyay falkaas guracan ee ka gobolka Shabeellaha Hoose gaar ahaa deegaan hoostaga dagmada Wanlawayn.
13 ruux ayaa lagu dilay maalin kor halka 5 ruuxna lagu dhaawacy kuwaas dhamaantooda loo beegsaday aano qabiil...











