Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia: Senior security official among several killed in foiled Al-Shabaab attack – spokesman

Buurhakaba, Somalia – Security forces from Somalia's South West State, backed by federal troops, foiled a planned attack by the Al-Qaeda-linked Al-Shabaab on the town of Buurhakaba in the Bay region early Wednesday, officials said.   Heavy fighting and explosions erupted on the outskirts of Buurhakaba as security forces intercepted the militants before they could launch the assault, according to Mustaf...

Taliye ku-xigeenkii Daraawiishta Buurhakaba oo dagaal lagu dilay

Buurhakaba, 24 Sebtember 2025 – Ciidamada ammaanka ee Koonfur Galbeed iyo kuwa dowladda federaalka ayaa saakay ka hortagay weerar ay kooxda Al-Shabaab qorsheynaysay in ay ku qaado degmada Buurhakaba ee gobolka Baay.   Afhayeenka Wasaaradda Amniga ee maamulka Koonfur Galbeed, Mustaf Garabey, oo la hadlay warbaahinta Shabelle, ayaa sheegay in dagaal culus iyo qaraxyo ay ka dhaceen duleedka degmada Buurhakaba, halkaas...

Three senior Al-Shabaab leaders killed in NISA-led operation in central Somalia

Moqokori, Somalia – Somali National Intelligence and Security Agency (NISA) forces, supported by international partners, carried out a successful operation in the town of Moqokori in central Somalia’s Hiiraan region, killing three senior members of the Al-Shabaab militant group.   Among those killed was Abdi Hiiray, a top Al-Shabaab commander believed to be behind several deadly attacks targeting civilians and government...

Moqokori: Howlgal lagu dilay Saddex Hogaamiye oo Ka Tirsanaa Al-Shabaab

Moqokori, Gobolka Hiiraan – Ciidamada Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorshaysan oo si guul leh loo fuliyay ka sameeyay degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, halkaas oo lagu dilay saddex hogaamiye oo ka tirsanaa Al-Shabaab.   Mid ka mid ah hogaamiyeyaasha la dilay ayaa ahaa Cabdi Xiiray, oo ka mid ahaa hogaamiyeyaasha sare ee Khawaarijta,...

Two Somali Soldiers Tried Over Unauthorized Surgery That Led to Pregnant Woman’s Death

Mogadishu, September 24, 2025 – Two Somali government soldiers appeared before a military court in Mogadishu on Wednesday, accused of illegally authorizing surgery on a pregnant woman who later died from complications.   According to prosecutors, the soldiers signed consent forms for an emergency operation without being related to the patient or having legal authority to act on her behalf. The...

Labo Askari oo Maxkamad La Soo Taagay Geerida Haweeney Xaamilo Ah Oo Qaliinkeeda saxiixeen

Muqdisho – Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta horkeentay laba askari oo ka tirsan ciidanka dowladda, kuwaas oo lagu eedeeyay in ay si sharci-darro ah u saxiixeen oggolaansho qalliin caafimaad oo lagu sameeyay gabar xaamilo ahayd — taasoo ugu dambeyn geeriyootay.   Wararka la helayo ayaa sheegaya in labada askari aysan wax xiriir qoys ah la lahayn gabadha la...

Somali President Rules Out Term Extension, Vows to Proceed with One-Person, One-Vote Elections

New York – Somali President Hassan Sheikh Mohamud has ruled out any extension of his presidential term and reaffirmed his administration’s commitment to implementing one-person, one-vote elections, despite growing political opposition.   In an official statement coinciding with his visit to the United States for the 80th United Nations General Assembly, Mohamud defended his government’s approach to constitutional reforms and insisted...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo beeniyay inuu sameyn doono Muddo Kororsi

New York – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shaaciyay in aysan jirin wax muddo kororsi ah oo uu damacsan yahay, isagoo si adag u difaacay hanaanka dib-u-eegista dastuurka iyo qorshaha dalka loogu gudbinayo doorasho hal qof iyo hal cod ah. Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay si buuxda uga go’an tahay hirgelinta doorasho qof iyo cod ah, taas...

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo ka tacsiyeeyay Geeridii Janaraal Axmed Cabdi Cali (Qalyare)

Garoowe – Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Ilyas Osman Lugatoor, ayaa si qoto dheer uga tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee Taliyihii Guutada Labaad ee Ciidamada Difaaca Puntland, Janaraal Axmed Cabdi Cali (Qalyare), oo ku shahiiday qarax miino oo kooxda argagixisada ah ee Daacish ay ku aaseen wadada Dhasaan ee buuraleyda Calmiskaad.   Madaxweyne ku-xigeenku wuxuu sheegay in Puntland ay maanta wayday halyeey qaran...

Somalia’s President Meets Top U.S. Officials in New York to Bolster Bilateral Ties

New York – Somali President Hassan Sheikh Mohamud held a high-level meeting in New York on Tuesday with senior U.S. officials to discuss strengthening ties between Somalia and the United States, with a focus on regional stability and counterterrorism cooperation.   The Somali leader met with Allison Hooker, Director of Political Affairs at the U.S. State Department, Massad Boulos, Advisor on...

WARAR KALE

Milateriga Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe oo Beeniyay Isku Day Afgambi oo Ka Dhan ah Dowladda

BANGUI – Milateriga Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe ayaa si rasmi ah u beeniyay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay inuu jiro qorshe lagu afgambinayo...

Ciidamada Kenya ee AUSSOM oo Xoojiyey Dhaqdhaqaaqyada Ay Ka Wadaan Jubaland

KISMAAYO – Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ee ka tirsan Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa lagu guddoonsiiyay billado sharaf ay...

Taliyaha AUSSOM iyo Madaxa UNMAS oo Ka Wada Hadlay La-dagaallanka Khatarta Walxaha Qarxa ee...

MUQDISHO – Taliyaha Ciidamada Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), Sarreeye Guud Sam Kavuma, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay...