Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Mas’uuliyiin sare oo katirsan dowladda Mareykanka
New York - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay magaalada New York mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Mareykanka, kuwaas oo uu ka mid yahay Madaxa Arrimaha Siyaasadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Marwo Allison Hooker, La-taliyaha Arrimaha Afrika ee Madaxweyne Donald Trump, Mudane Massad Boulos, iyo Ku-xigeenka Kaaliyaha Arrimaha Afrika, Mudane...
Somalia: Al-Shabaab Launches Deadly Pre-Dawn Attack on Army Base
BURHAKABA, Somalia — Al-Shabaab militants launched a deadly pre-dawn attack on a South West State military base near the town of Buurhakabo in Somalia's Baay region on Wednesday, security sources and local residents said.
The assault began with a series of explosions, believed to be suicide car bombs, followed by heavy gunfire that lasted for more than two hours, according to...
Al-Shabaab oo Weerar Qaraxyo Ku Billowday ku Qaadey Xerada Ciidamada Buurhakabo
Buurhakabo – Waaberigii hore ee saakay ayay kooxda Al-Shabaab weerar culus oo ku bilowday qaraxyo ku qaadeen xero ciidan oo ay leeyihiin ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed, taasoo ku taalla duleedka degmada Buurhakabo ee gobolka Baay.
Wararka ay heshay Idaacadda Shabelle ayaa sheegaya in dagaalka oo socday in ka badan labo saacadood uu sababay khasaare xooggan oo isugu jira dhimasho iyo...
China produces 55 mln university graduates over 5 years
BEIJING, Sept. 23 (Xinhua) -- China's higher education system has produced over 55 million graduates during the 14th Five-Year Plan period (2021-2025), a senior Chinese official said on Tuesday, highlighting the sector's role in supporting economic and social development.
During this period, vocational education accounted for over 70 percent of the skilled workers newly added to the country's modern industries,...
Mali, Burkina Faso, Niger withdraw from ICC’s Rome Statute
BAMAKO (Xinhua) -- The governments of Mali, Burkina Faso and Niger on Monday announced their immediate withdrawal from the Rome Statute of the International Criminal Court (ICC).
In a joint statement issued in Bamako, the three countries said they had ratified the Rome Statute between 2000 and 2004 and had since cooperated with the ICC under the treaty as well...
Somalia Repatriates 173 Citizens Released from Libyan Prisons
MOGADISHU, Somalia — The Federal Government of Somalia successfully repatriated 173 citizens who had recently been released from detention centers in Libya, officials said.
A plane carrying 151 returnees, mostly young people, landed at Aden Adde International Airport in Mogadishu, where they were warmly received by senior government officials.
An additional 22 returnees were flown separately to Hargeisa, the capital of...
Dowladda Soomaaliya oo dalka Dib Ugu Soo Celisay 173 Qof oo ku jiray Xabsiyada Libya
MUQDISHO — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si guul leh dib ugu soo celisay 173 muwaadin Soomaaliyeed oo ku xirnaa xabsiyo ku yaalla dalka Libya, kuwaas oo dhawaan laga sii daayay xarumahaasi.
Hawlgalkan dib u soo celinta ayaa qeyb ka ahaa dadaallada dowladda iyo hay’adaha caalamiga ah ee ku howlan ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan dibadda.
Diyaarad sidday 151...
Maxkamad xukuntay Ganacsade Nuuradiin Ibraahim oo jabiyay Canshuurta gadidda
MUQDISHO - Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay in Maxkamadda gobolka Banaadir ay Ganaax lacageed ku xukuntay Ganacsade Nuuradiin Ibraahim Mubaarak oo jabiyay Canshuurta gadidda, waxaana markale digniin adag loo diray ganacsatada isku daya in ay baalmaraan xeerarka Canshuur bixinta.
Ex-leader Blames President Hassan Sheikh’s Policies for Resurgence of Al-Shabaab
MOGADISHU, Somalia — The opposition coalition calling itself the National Salvation Council held a key meeting in Mogadishu last night to discuss the country’s deteriorating political and security situation.
Former Somali President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, speaking at the meeting, sharply criticised the government’s handling of the ongoing fight against the militant group Al-Shabaab.
Sheikh Sharif said that armed groups who...
Sheekh Shariif oo Madaxweyne Xasan Sheekh ku Eedeeyay inuu fursad siiyay Al-Shabaab
MUQDISHO — Habeenimadii xalay, Golaha Isku Magacaabay Samatabixinta Qaran ee mucaaradka ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay Muqdisho, waxaana looga dooday xaaladda siyaasadeed iyo amniga dalka.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, oo ka hadlay kulanka ayaa si weyn uga hadlay xaaladda amniga iyo dagaallada ay dowladda la gashay kooxda Al-Shabaab.
Sheekh Shariif ayaa tilmaamay in kooxaha hubeysan ee...










