Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia Showcases Urban Development Plans at Global Cities Forum in Baku

BAKU — Somalia’s Ministry of Public Works, Reconstruction and Housing is taking part in the 13th World Urban Forum in Azerbaijan’s capital Baku, where governments and international organizations are discussing urban development, housing and climate resilience.   The global forum, organized by the UN-Habitat, has brought together governments, development banks and international partners focused on sustainable cities, housing and public services. Somalia’s...

Western Diplomats Renew Efforts to Break Somalia Election Deadlock

MOGADISHU — Western diplomats have stepped up mediation efforts in Somalia’s capital in an attempt to resolve a deepening political impasse over the country’s electoral process, amid growing international pressure for rival leaders to resume dialogue.   European Union Ambassador to Somalia Francesca Di Mauro held what officials described as a key meeting with Somali President Hassan Sheikh Mohamud as part...

International Calls Grow for Dialogue as Somalia Faces Political Uncertainty

MOGADISHU — Somalia has entered a new political phase as tensions deepen over elections and the mandate of the federal government, prompting renewed calls from international partners for dialogue and compromise among Somali leaders.   The international community has intensified appeals for political stakeholders to return to negotiations in an effort to avert a fresh crisis, following disagreements over the country’s...

Walaac Caalami ah oo laga muujiyay Xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya

MUQDISHO - Soomaaliya ayaa gashay marxalad siyaasadeed oo cusub kadib markii ay sii xoogaysteen khilaafaadka la xiriira doorashooyinka iyo muddo-xileedka dowladda federaalka.   Beesha caalamka ayaa bilowday baaqyo ku aaddan in dhinacyada siyaasadda ay dib ugu laabtaan wada-hadal iyo tanaasul si looga hortago xiisad horleh. Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Francesca Di Mauro ayaa la kulantay Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud...

Ciidanka Qaranka Liibiya oo soo bandhigay dhoolatus militari oo ballaaran

DERNA, LIIBIYA – Ciidanka Qaranka Liibiya (LNA), oo uu hoggaamiyo Marshal Khalifa Haftar, ayaa sameeyay dhoolatus militari oo aad u ballaaran oo ka dhacay bariga dalkaas, gaar ahaan agagaarka magaalada Derna.   Dhoolatuskan oo ay saraakiishu ku tilmaameen kii ugu weynaa ee ay weligeed qabato, ayaa soconaya muddo laba toddobaad ah, waxaana la qorsheynayaa inuu dhammaado 19-ka May, iyadoo lagu xusayo...

17 Tahriibayaal Soomaali ay ka mid yihin oo Ku Geeriyooday Xeebaha Galbeedka Masar

Matrouth, Masar – Ugu yaraan 17 tahriibayaal ah ayaa ku geeriyooday kadib markii doon ay saarnaayeen ay ku soo caariyay xeebaha galbeedka dalka Masar, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta dalkaas iyo warbaahinta maxalliga ah.   Xeer ilaalinta gobolka Matrouh ayaa bilowday baaritaanno rasmi ah oo lagu ogaanayo sababta dhimashada dadkaasi, halka ay doonidu ka timid, iyo xaaladda ay ku sugnaayeen intii safarka...

Beesha Caalamka oo markale Bilowday Dedaallo Ay Isugu Keenayso DFS Iyo Mucaaridka

MUQDISHO  – Dedaallo ballaaran oo ay hormuud ka yihiin diblomaasiyiinta reer galbeedka ayaa dib uga billowday caasimadda dalka ee Muqdisho, kuwaas oo loogu jiro xallinta ismari-waaga siyaasadeed ee la xiriira arrimaha doorashooyinka Soomaaliya.   Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro, ay kulan muhiim ah la yeelatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Kulankan ayaa qayb ka ah qorshe...

Cudurka Ebola Oo Mar Kale Ka Dillaacay Bariga DR Congo

Congo - Ugu yaraan 80 qof ayaa la rumeysan yahay inay u dhinteen cudurka Ebola ee ka dillaacay bariga dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo, iyadoo mas’uuliyiinta caafimaadka ay kordhiyeen dadaallada lagu xakameynayo faafitaanka cudurka halista ah.   Wasaaradda caafimaadka Congo ayaa sheegtay in cudurka laga diiwaangeliyay gobolka Ituri, halkaas oo ay shaqaalaha caafimaadku ka wadaan baaritaanno degdeg ah, dabagal lagu sameynayo dadka...

Soomaaliya oo ka qeyb galaysa Madasha Caalamiga ah ee Magaalooyinka Adduunka

BAKU – Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Soomaaliya ayaa ka qeyb galaysa Madasha Caalamiga ah ee Magaalooyinka Adduunka ee 13-aad, oo ka socota magaalada Baku ee caasimadda dalka Azerbaijan.   Madashan caalamiga ah oo ay soo qabanqaabisay Barnaamijka Qaramada Midoobay ee Deegaameynta Aadanaha (UN-Habitat) ayaa waxaa ka qeyb galaya dowlado, hay’ado caalami ah, bangiyo horumarineed iyo bah-wadaagyo kala duwan oo...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeer ku tagay Xerada Kumaandooska Danab ee Dhuusamareeb

DHUUSAMAREEB – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer shaqo ku tagay xerada ciidamada Kumaandooska sida gaarka ah u tababaran ee Danab, oo ku taalla magaalada Dhuusamareeb.   Taliyaha ayaa la kulmay cutubyo ka tirsan ururka 163-aad ee guutada 16-aad Kumaandooska Danab, isagoo ku dhiirrigeliyay ciidamada inay sii xoojiyaan waajibaadka qaran ee ay u hayaan shacabka Soomaaliyeed,...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...