Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali opposition mobilises for planned Mogadishu protest

MOGADISHU, Somalia — Somali opposition leaders stepped up preparations on Thursday for a planned mass protest in Mogadishu, amid rising political tensions over governance and the country's electoral process.   Former president Sharif Sheikh Ahmed and former prime minister Hassan Ali Khaire were among opposition figures involved in organising the demonstration, according to opposition sources. Political meetings and mobilisation efforts were under...

Somali Deputy Prime Minister Attends Italy’s National Day Celebration in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somali Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Tuesday attended a ceremony marking Italy's National Day in Mogadishu, highlighting the longstanding ties between the two countries.   Speaking at the event, Jama congratulated the Italian people and government on the occasion, describing Somalia and Italy as partners linked by a historic relationship and enduring friendship. The deputy prime minister...

Somali Disaster Agency, UN Officials Review Humanitarian Situation

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency and United Nations officials held a monthly coordination meeting on Tuesday to assess the country's humanitarian situation and strengthen aid efforts for vulnerable communities affected by recurring crises.   The meeting was co-chaired by the head of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), Mahmoud Moallim Abdulle, and the deputy special representative of the UN secretary-general...

Malawi Oo Ku Biirtay Dalalka Muwaadiniintooda Ka Daadgureynaya Koonfur Afrika Xilli Ay Sii Kordhayaan Cabashooyinka Ajnabi-Naceybka

Lilongwe – Dowladda Malawi ayaa ku dhawaaqday inay dhowaan billaabi doonto qorshe dib loogu soo celinayo muwaadiniinteeda doonaya inay ka baxaan Koonfur Afrika, iyadoo ay sii kordhayaan cabashooyinka la xiriira weerarro iyo hanjabaado lagu bartilmaameedsanayo muhaajiriinta Afrikaanka ah ee ku nool dalkaas.   Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Malawi ayaa lagu sheegay in qorshaha dib u celinta uu ku...

Mucaaradka Oo Wada Abaabullo Hordhac U Ah Dibadbax La Filayo Inuu Ka Dhaco Muqdisho

Muqdisho –  Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay saakay ku waabariisaytay iyada oo xubno ka tirsan mucaaradka Soomaaliya ay bilaabeen dhaqdhaqaaqyo iyo abaabullo la xiriira dibadbax ballaaran oo la qorsheynayo inuu ka dhaco caasimadda maalinta Khamiista.   Mas’uuliyiinta mucaaradka ee ku lug leh abaabulladan waxaa ka mid ah madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, iyo ra’iisul wasaarihii hore, Xasan Cali Kheyre. Sida...

Tiro Muwaadiniin u dhashay dalka Mozambique oo Lagu Dilay Koonfur Afrika

JOHANNESBURG  — Xukuumadda Mozambique iyo booliiska dalka Koonfur Afrika ayaa isku khilaafay tirada muwaadiniinta u dhalatay Mozambique ee lagu dilay weerarro salka ku haya ajnabi naceyb oo dhowaan ka dhacay gobolka Western Cape ee dalka Koonfur Afrika.   Xafiiska warbaahinta ee dowladda Mozambique ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in toddobo ka mid ah muwaadiniinteeda ay ku dhinteen rabshado ka...

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay Oo Maanta Dooranaya Dalka Beddeli Doona Soomaaliya

New York – Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa maanta, inta lagu jiro kalfadhigiisa 80-aad, u codeynaya doorashada shan xubnood oo cusub oo aan joogto ahayn oo ku biiri doona Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo ay dhammaaneyso muddadii xilheynta laba sano ahayd ee dalalka hadda ku fadhiya kuraastaas, kuwaas oo ay Soomaaliya ka mid tahay.   Sida uu dhigayo nidaamka...

SoDMA iyo Qaramada Midoobay Oo Ka Wada Hadlay Xaaladaha Bani’aadannimo Ee Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ahna Isku-duwaha Arrimaha Bani’aadannimada, George Conway, ayaa guddoomiyay kulanka billaha ah ee lagu falanqeeyo xaaladaha bani’aadannimo ee dalka.   Kulanka oo ay ka qeyb galeen madaxda OCHA iyo SoDMA, ayaa diiradda...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya Oo Ka Qayb Galay Xuska Maalinta Qaranimada Talyaaniga Ee Muqdisho

Muqdisho, Soomaaliya –  Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda lagu xusay Maalinta Qaranimada Talyaaniga oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.   Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa munaasabadda uga hambalyeeyay shacabka iyo dowladda Talyaaniga maalintan muhiimka ah, isaga oo xusay xiriirka taariikhiga ah iyo saaxiibtinimada soo jireenka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Talyaaniga. Ra’iisul...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgallo Amni ka Fuliyey Deegaanno ka Tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe

Shabeellaha Dhexe, Soomaaliya – Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu xaqiijinayo amniga iyo xasilloonida ka fuliyey deegaanno dhowr ah oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalladan ayaa lagu baarayey fariisimaha iyo goobaha ay ku dhuumaaleystaan haraadiga kooxda Al-Shabaab, iyadoo ciidamadu ay sameeyeen roondooyin amni iyo baaritaanno lagu xaqiijinayo badqabka shacabka iyo xasiloonida deegaannada. Howlgalka waxaa...

WARAR KALE

Former Somali President Meets Turkish Intelligence Official Amid Election Dispute

MOGADISHU, Somalia — Former Somali president Sharif Sheikh Ahmed held talks at his residence with Turkish deputy intelligence chief Ahmet Cemalettin Çelik, amid efforts...

Somalia Says Security Operation Ends After Clashes, Accuses Opposition-Linked Armed Groups

MOGADISHU — Somalia's federal government said on Friday it had concluded a 48-hour security operation targeting armed groups it accused of attempting to create...

Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay Inay Soo Afjartay Dhaqdhaqaaqyadii Hubeysnaa ee Muqdisho

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay soo gabagabeysay hawlgal amni oo socday 48-kii saac ee la soo dhaafay, kaas oo lagu beegsaday...