Former MP accuses Somali president of fueling Gedo conflict
MOGADISHU, Aug 12, 2025 – Former Somali lawmaker Cabdi Bare Yuusuf Jabriil has sharply criticized President Hassan Sheikh Mohamud over the escalating conflict in the southern Gedo region, accusing him of handling the political dispute with Jubbaland authorities unlawfully and exacerbating tensions.
In an interview with Shabelle Media, Jabriil said the president’s approach has deepened divisions and prolonged violence between...
Xildhibaan hore oo Madaxweynaha Soomaaliya ku eedeeyay hurinta colaadda Gedo
Muqdisho, 12 Agoosto, 2025 – Xildhibaan hore Cabdi Bare Yuusuf Jabriil ayaa wareysi uu siiyay Warbaahinta Shabelle kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee gobolka Gedo, isagoo si kulul u dhaliilay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, islamarkaana ku eedeeyay in si sharci-darro ah uu u wajahayo khilaafka siyaasadeed ee ka dhexeeya Dowladda Federaalka iyo maamulka Jubbaland.
Xildhibaanku waxa uu sheegay in Madaxweynaha...
Somalia deputy PM says insecurity hindering youth development
MOGADISHU, Aug 12, 2025 – Somalia’s Deputy Prime Minister, Salah Ahmed Jama, on Tuesday said insecurity remains a major obstacle to the progress and empowerment of the country’s youth.
Speaking at an event in Mogadishu to mark International Youth Day, Jama described Somali youth as being at the forefront of the fight against extremism and vital to the country's future.
“Insecurity...
RW ku-xigeenka: Amni darradu waa dabarka ku xiran horumarka da’yarta Soomaaliyeed
Muqdisho – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta ka qeyb galay xuska Maalinta Dhallinyarada Adduunka oo sanad kasta laga xuso caalamka, isagoo si qoto dheer uga hadlay doorka muhiimka ah ee dhallinyarada Soomaaliyeed ku leeyihiin dowlad-dhiska iyo amniga dalka.
Saalax oo khudbad ka jeediyay munaasabadda, ayaa carrabka ku adkeeyay in dhallinyaradu yihiin laf-dhabarta halganka lagu...
Ciidanka Xoogga Dalka oo Dilay Hogaamiyihii Maaliyadda ee Al-Shabaab
MUQDISHO – Wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya ayaa xaqiijisay in howlgal gaar ah oo Axaddii ka dhacay gobolka Bakool lagu dilay hogaamiyihii maaliyadda ee kooxda Al-Shabaab, Cabdullaahi Abukar Cali.
War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in Cabdullaahi Abukar Cali lagu dilay duleedka magaalada Xudur, isagoo mas’uul ka ahaa uruurinta lacagaha baadda ah ee laga qaado shacabka iyo isku-dubaridka qorista carruurta...
Somalia confirms killing of al-Shabab finance chief
MOGADISHU - Somalia's Ministry of Defense has confirmed the killing of a senior al-Shabab leader in charge of finance during a targeted operation carried out on Sunday in the country's southwestern region.
The ministry said Abdullahi Abukar Ali, al-Shabab's head of finance, who was responsible for managing funds extorted from civilians and coordinating the recruitment of child soldiers, was killed...
Somali interior minister meets leading traditional elder in LasAnod after regional state-building
LASANOD, Somalia, Aug 12, 2025 – Somalia’s Minister of Interior, Federal Affairs and Reconciliation, Ali Hoosh, paid a courtesy visit to Garaad Jama, a prominent traditional leader from the newly-established Northeastern state, officials said Tuesday.
The meeting, held at the elder's residence in LasAnod city, focused on exchanging views and strengthening cooperation in the ongoing efforts to establish a federal...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo Hoygiisa ku Booqday Garaad Jaamac
LAASCAANOOD – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Cali Yuusuf Cali-Xoosh, ayaa booqasho sharafeed ku tagay hoyga Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac, oo ka mid ah isimada waaweyn ee dhaqanka Waqooyi Bari Soomaaliya.
Kulanka labada dhinac dhexmaray ayaa ahaa mid salaan, is-xogwaraysi iyo kala warqaadasho ku saleysan, iyadoo diiradda la saaray arrimaha la xiriira...
Somali Government Offers Amnesty to Jubbaland Forces After Deadly Clashes in Balad-Hawo city
Balad-Hawo, Somalia, Aug 12, 2025 – Somalia’s federal government on Tuesday announced a formal amnesty offer to Jubbaland forces positioned outside the town of Balad-Hawo in Gedo region, following deadly clashes that erupted there a day earlier.
The announcement was made by Balad-Hawo District Commissioner Shire Abdullahi, who extended condolences to the families of soldiers killed in the fighting and...
DFS oo Cafis u Fidisay Askar ka tirsan Jubbaland oo ku Sugan Banaanka Degmada Balad-Xaawo
Balad-Xaawo, Gedo – Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay cafis loo fidinayo ciidamo ka tirsan Jubbaland oo ku sugan bannaanka degmada Balad-Xaawo, kadib dagaal culus oo shalay ka dhacay gudaha degmadaasi.
Guddoomiyaha degmada Balad-Xaawo, Mudane Shire Cabdullaahi Keynaan, oo saxaafadda kula hadlay magaalada, ayaa marka hore tacsi u diray dhammaan ehelada askartii labada dhinac ku...








