Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Farmaajo warns of political tensions amid Somalia election disputes

MOGADISHU, Somalia — Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo has warned of a deepening political crisis in Somalia, as concerns grow over electoral uncertainty and the current government’s remaining term.   In a press statement, Farmaajo said Somalia does not need a situation that could lead to political fragmentation and instability, urging the country’s leadership to uphold the constitution, national unity...

Xasan Cali Kheyre oo dhalinyarada Soomaaliyeed ugu baaqay badbaadada dalka

Muqdisho – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ugu baaqay inay u istaagaan badbaadada dalka, xilli Soomaaliya ay wajahaysa xaalad siyaasadeed oo cakiran.   Kheyre oo ka hadlay munaasabad lagu xusayay maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed iyo aas-aaskii ururkii gobannimo doonka Soomaaliyeed ee SYL, ayaa sheegay in dhalinyarada ay door weyn ku leeyihiin ilaalinta midnimada, dowladnimada, iyo mustaqbalka...

Madaxweyne Deni oo ka digay muddo kororsiga dowladda

Muqdisho – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka digay khilaafka siyaasadeed ee ka dhashay arrimaha muddo kororsiga dowladda Federaalka Soomaaliya.   Madaxweyne Deni oo ku sugan Muqdisho, isla markaana qeyb ka ah wakiillada mucaaradka ee wada hadallada la yeeshay dowladda Federaalka, ayaa sheegay in siyaasadda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud aysan ka turjumeyn danaha shacabka Soomaaliyeed. Waxa uu sidoo kale...

Dowladda Federaalka oo ku dhawaaqday muddo kororsi hal sano ah

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wajahaysa muran siyaasadeed oo xoogan kadib markii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu sheegay in muddo xileedkiisu uu ku egyahay 15-ka May 2027, taas oo ka duwan muddo xileedkii hore ee lagu waday inuu ku ekaado 15-ka May 2026.   Arrintan ayaa loo fasirtay muddo kororsi hal sano ah, xilli dalka uu ka jiro khilaaf siyaasadeed...

Sheekh Shariif oo ka digay in loo adeegsado gaadiidka gaashaaman ee dowlada

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo adeegsiga gaadiidka gaashaaman ee ciidamada dowladda, xilli ay jireen dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed iyo bannaanbaxyo ay mucaaradku qorsheynayeen inay ka dhigaan magaalada Muqdisho.   Sheekh Shariif ayaa sheegay in aan lagu cabsi gelin karin gaadiidka dagaalka iyo dabaabadka ciidamada, isaga oo xusay in siyaasiyiinta mucaaradka...

Madaxweyne Farmaajo oo ka digay xaalad siyaasadeed oo halis ah

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka digay xaalad siyaasadeed oo cakiran oo uu sheegay in dalka wajahayo, xilli ay isa soo tarayaan walaacyada la xiriira arrimaha doorashooyinka iyo muddo xileedka dowladda hadda jirta.   War-saxaafadeed uu soo saaray Madaxweyne Farmaajo ayuu ku sheegay in Soomaaliya aysan u baahnayn xaalad horseedi karta kala qeybsanaan siyaasadeed...

Howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Muqdisho – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Buq-aqable ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo lagu dhaawacay saddex horjooge oo sare kana tirsan Al-Shabaab, laguna burburiyay xarumo iyo gaadiid ay kooxda u adeegsan jirtay abaabulka maleeshiyaadka.   Ciidamada NISA oo muddo la socday dhaq-dhaqaaqa horjoogeyaashan ayaa weerar ku qaaday goob ay...

Shirkii Dowladda iyo Mucaaradka oo fashil ku soo dhammaaday

Muqdisho — Shirkii maalmahan uga socday Muqdisho Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa la sheegay inuu fashil ku soo dhammaaday, kadib markii dhinacyadu ay isku fahmi waayeen arrimaha la xiriira hannaanka doorashooyinka dalka.   Sida ay sheegayaan xogaha laga helayo kulanka, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku adkeystay in dowladdiisu ay qabaneyso doorasho qof iyo cod ah, halka mucaaradku ay si cad...

Howlgal ka dhacay duleedka Baydhabo oo lagu dilay Ku dhawaad 50 xubnood ooka tirsanaa Al-Shabaab

Baydhabo — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay xalay howlgal qorsheysan ka fuliyeen duleedka magaalada Baydhabo, kaddib weerar gaadmo ah oo sida la sheegay ay kooxo hubeysan kusoo qaadeen ciidamo ku howlanaa sugidda amniga.   War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu dilay ku dhawaad 50 xubnood oo isugu jiray dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab iyo...

Saraakiishii ku geeriyootay dagaalkii ka dhacay duleedka Baydhabo oo aas qaran loogu sameeyay magaaladaasi

Baydhabo — Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa ka qeyb galay aas qaran oo loo sameeyay saraakiishii ku shahiiday dagaalkii shalay ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo.   Saraakiisha la aasay ayaa kala ahaa taliyeyaasha Guutooyinka 8-aad iyo 9-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo ku geeriyooday dagaaladii ka dhacay deegaankaasi. Munaasabadda aas-qaran ayaa waxaa...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...