Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo AUSSOM oo dib ula wareegay Bariire

BARIIRE - Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay garab siinayaan ciidamada Midowga Afrika ee AUSSOM ayaa Jimcihii dib ula wareegay magaalada istaraatiijiga ah ee Bariire, oo ku taalla gobolka Shabeellaha Hoose, kadib toddobaadyo qorsheyn iyo hawlgallo milatari ah oo si taxaddar leh loo fuliyay.   Kooxda Al-Shabaab ayaa la wareegtay Bariire bishii Maarso ee sanadkan, kadib weerar degdeg ah oo ka...

Soomaaliya oo tacsi u dirtay Ghana kaddib shil diyaaradeed oo khasaare geystay

Muqdisho – Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ka tacsiyaysay shacab iyo dowladda Ghana kaddib markii diyaarad qumaatiga u kaca oo ay leedahay ciidamada cirka Ghana ay ku burburtay deegaanka keymaha ah ee Adansi ee gobolka Ashanti.   Qoraal rasmi ah oo ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay "tacsida ugu tiiraanyo leh" u dirayso shacabka iyo dowladda Ghana,...

Somalia offers condolences to Ghana after deadly military helicopter crash

Mogadishu, Aug 8, 2025 – Somalia on Thursday extended its "deepest condolences" to the government and people of Ghana following the deadly crash of a Ghana Air Force helicopter in the forested Adansi area of the Ashanti Region.   In an official statement, the Somali government expressed solidarity with Ghana during this time of mourning, describing the incident as a "tragic...

Somalia, Yemen seek stronger regional security cooperation

ADEN, Yemen — The head of Yemen’s Southern Transitional Council (STC), Aidarus al-Zubaidi, held talks on Thursday in Aden with Somalia’s ambassador to Yemen, Abdulkheir Mohamed Ahmed, as the two officials pledged to deepen bilateral ties amid mounting regional security threats.   The meeting, held at the Maashiq Presidential Palace, focused on enhancing diplomatic cooperation between the two Horn of Africa...

Soomaaliya iyo Yemen oo xoojinaya Iskaashiga Amniga iyo midka diblomaasiyadeed

CADEN, Yemen — Madaxweyne ku xigeenka Golaha Hogaaminta Qaranka Yemen, Caidarus Az-Zubaidi, ayaa magaalada Caden kulan rasmi ah kula yeeshay Safiirka Soomaaliya ee Yemen, Cabdulxakiin Maxamed Axmed, iyadoo si qoto dheer looga hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga amni ee gobolka. Kulanka oo ka dhacay xarunta madaxtooyada Maashiq ayaa yimid iyadoo gobolka Geeska Afrika uu wajahayo dhibaatooyin isa soo...

Somalia: Airstrike Targets Al-Shabaab Commanders in Lower Shabelle

Mogadishu – Somali intelligence forces carried out a targeted airstrike in the Lower Shabelle region in recent hours, killing several Al-Shabaab operatives, including senior commanders, the National Intelligence and Security Agency (NISA) said Thursday.   The precision strike was launched on a residential compound in the Bariire area, where NISA said senior members of the jihadist group were holding strategic meetings. “The...

Howlgallo Cirka ah oo Lagu Beegsaday Al-Shabaab oo Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose

Bariire, Soomaaliya – Wararka laga helayo gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ay halkaasi ka dhaceen howlgallo ballaaran oo dhinaca cirka ah, kuwaas oo si gaar ah looga fuliyay deegaanka Bariire oo ka tirsan gobolkaas.   Howlgalladan oo ay fuliyeen ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) ayaa lagu beegsaday guri ay deganaayeen hogaamiyaal katursan Al-Shabaab, kuwaas...

Somalia Finance Minister, UK Ambassador Visit Mogadishu Port to Review Revenue Reform Efforts

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Finance, Bihi Iman Cige, on Thursday welcomed the United Kingdom’s Ambassador to Somalia, Mr. Charles King, and a delegation from the UK’s Foreign, Commonwealth & Development Office (FCDO) to the Mogadishu Port, as part of a joint visit to assess ongoing efforts to modernize Somalia’s domestic revenue systems.   The Finance Minister was joined by...

Safiirka UK oo booqday Dekedda Muqdisho oo Wasiirka Maaliyadda kula kulmay

MUQDISHO, Soomaaliya – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa maanta ku soo dhaweeyay xarunta Dekedda Muqdisho Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya, Mr. Charles King, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka socday Xafiiska Horumarinta UK (FCDO). Wafdigan ayaa kormeer ku sameeyay horumarka laga sameeyay nidaamka casriyeynta dakhliga gudaha.   Wasiirka waxaa wehliyay Agaasimaha Guud ee Dakhliga, Maamulaha Dekedda...

Somali government Accuses Jubaland Leader of Fueling Unrest in Gedo Region

MOGADISHU, Somalia – Somalia’s Federal Ministry of Interior has said it is closely monitoring the ongoing instability in the southern Gedo region, accusing elements loyal to Jubbaland President Ahmed Madobe of fueling the unrest.   In a statement issued late Wednesday, the Ministry described the situation in Gedo as being incited by “troublemakers” acting under direct orders from President Madobe. The...

WARAR KALE

SoDMA iyo Ururka Towfiiq oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Gurmadka iyo Taageerada Bulshada Soomaaliyeed

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadda Towfiiq...

Dowladda Soomaaliya iyo UNTMIS oo Ka Wada Hadlay Geeddi-socodka Kala-guurka

MUQDISHO – Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar Cali (Balcad), ayaa maanta qaabilay wafdi ka...

Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Go’aano Cusub Oo Lagu Xoojinayo Ammaanka Baydhabo

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...